Scam Apps Kuex , Addidas, KFC.....
3:21
4 сағат бұрын
Xirfad Cusub | 1 daqiiqo $60
8:00
16 сағат бұрын
Xirfad Cusub | Copywriting In 2024
4:56
Xaqiiqda 2139 Exchange
6:36
Ай бұрын
Пікірлер
@Abdirahman18880
@Abdirahman18880 9 секунд бұрын
Withdrawal maleyahay mise waa Deposit kaliya ustaad
@Abdirahman18880
@Abdirahman18880 2 минут бұрын
Charges ka ayaa qaali ah
@yusufbacle7893
@yusufbacle7893 4 минут бұрын
Sxb taas wan aragnaye withdraw la iska Raba
@dahiryare8697
@dahiryare8697 5 минут бұрын
Waa fursad aad uweyn runtii
@abdirahmandahir6402
@abdirahmandahir6402 7 минут бұрын
WOOOOW ! WAAD KU MAHADSAN TAHAY GELLOW , WAXAAD NOO TIJAABIBISAA IN AAD HADANE BINANCE TO WAAF SIDA LACAGTA AAD FAAIDO AAD DIB UGU CESHAN LAHEYD MASTERCARDKAAGA WAAFI
@hamzemohamedosman2077
@hamzemohamedosman2077 10 минут бұрын
Sxp waxad tahay dhiirigaliye raba dhakinyarada in ay wax fahman oo la tartaman dhigooda calamka, Sxp bal primier bank ku eeg asana
@daawadmedia
@daawadmedia 12 минут бұрын
Ustaad diyaar baan ahay wixii Cod ah ubaahan tahay. Waana kula doo wadaagi karaa Codadkaan duubay ama aan usaneeyay Xarumaha Ganacsiga.
@awilauthor5769
@awilauthor5769 17 минут бұрын
Sxb Courseka Qaali weeye $ 60 Discount 20% noo samee Ustaad
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 25 минут бұрын
Geele bashiir Wax tahay qof aad iyo aad ugu muhiima dhalinyarda somaaliyed waaxad ugu jirtaa Door ama kaalin aad iyo aada Waxan hubaa boqolaal iyo ku Mann fhalinyara ah aad badashey hab fikirkooda isla mrkaana aad utilmaanty meelo iyo xirfado ay nadtooda iyo noloshoodaba ku hormarin karaan Ad bad ugu mahadnsty Qof daacada oo aqoontisa si togon Uga faaidynaya dadkiisa tahay And wish you bright future pro ❤😊
@mohamedabdulle8233
@mohamedabdulle8233 28 минут бұрын
Ustd lkn problemka jiro fee ga waaye sbbto ah srifle mrkaa u dirto 150 wuxu ku sinyaa 147 dollar. Micnheda 2% ayuu kaa goosanyaa. Aniga horan u arky wxana arky inuu srfilaha ka ficn yhy hdy shirkduhu wx kabdlan ma ogi
@tmptmp1639
@tmptmp1639 30 минут бұрын
Sweatcoin kasoo hadal ustaad
@abdirahmanabdilahijama9938
@abdirahmanabdilahijama9938 35 минут бұрын
Ma kula bixi karaa ustaad
@fardowsohassan408
@fardowsohassan408 35 минут бұрын
Thanks ustaad❤
@muuqaalis5924
@muuqaalis5924 37 минут бұрын
Fee waa qaali ee premiere bank soo samee
@Ugaaskareerka
@Ugaaskareerka 41 минут бұрын
Sxbkyna waad mahdsanatahy maclumaadkaaga lkin waxaad naga ilawday withdrawal inuu aqbalaayo iyo in kale tan kale IBS & PBank sidaas oo kle way u shaqeyaan lkin withdrawal ma leh
@mohamedninile4962
@mohamedninile4962 43 минут бұрын
Aadan kaaga mahadcelinayaa inaad dalabkeygii facebook aankagasoo qoray aad ii tixgalisay, withdraw ayana soofiiri insha allah.
@tubeec
@tubeec 48 минут бұрын
Waafi mastercardku khidmad ma goosanysaa kolka aad u dirayso binance?
@mohamedabdullahi1707
@mohamedabdullahi1707 56 минут бұрын
sxb horay ayeey u jirtay in lacag ladhigto exch lkn dhibatadu wexeey kajirtaa labixid lacag taasna xal lomahelin somaliyo dhan
@hassanbiriyemohamed2399
@hassanbiriyemohamed2399 Сағат бұрын
Ustate Mar hadan ku iibsan karo sidookle wan kula bixi karaa soomaaha lacagta(withdraw)
@MohamedAhmedsmmd
@MohamedAhmedsmmd Сағат бұрын
Ustaad markii aad lacag kala baxayso maleeyahy
@alidahirosman8077
@alidahirosman8077 Сағат бұрын
Thanks lkn in lagula bixikaro soo tijaabi ustad
@DunidaCusub
@DunidaCusub Сағат бұрын
Ma shaqeynayo maxa qaldan
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 Сағат бұрын
Wow mnzha allah zxp wlhu shirkada waafi waa nala shaqaysay
@KAAFIYE399
@KAAFIYE399 Сағат бұрын
Ustaad Trust wallet sida waafi loogu xiro noo Soo duub
@abdinurali5671
@abdinurali5671 Сағат бұрын
Stable coins hadddii aan maalgashano lacag ma laga samayn karaa oo kor ma u kacayaan sxboyaal?
@thefannycats204
@thefannycats204 Сағат бұрын
Dhawr week Ka hor baan Ku gatay
@alyashkur9328
@alyashkur9328 Сағат бұрын
Withdraw ga na same miyaa mise ..
@user-by3pu7ub9t
@user-by3pu7ub9t Сағат бұрын
Now it is clear 👌 as crystal 🔮 😅
@ApdikarimXasan-yf4rl
@ApdikarimXasan-yf4rl Сағат бұрын
Ustadow Ani waafi mastercard iima soo baxayo mxa qaldan😢
@maslahaaladilib4144
@maslahaaladilib4144 Сағат бұрын
ustaadow marka xigta lasoo hadal sida wax looga iibsan karo alibana adigoo isticmalayo wafi mustadcard
@mohamedkaladi3725
@mohamedkaladi3725 Сағат бұрын
Ustaad sida loogu xiro binance mastar card-ka cashar ka soo samey
@naturalkindness
@naturalkindness Сағат бұрын
Trust wallet ma kaga iibsan karaa walaal
@hassanmohamed-lc2yn
@hassanmohamed-lc2yn Сағат бұрын
Binancega haday lacag iiga jirto makuka soo bixi karaa?
@Eng.Saladomar
@Eng.Saladomar Сағат бұрын
what about stock market
@cabdicaziizahmed8780
@cabdicaziizahmed8780 Сағат бұрын
mahad sanid sir , barnaamijkii ugu fiicnaa ayay qabteen waafi , aad iyo aad ayay ugu mahad sanyihiin...........
@maxamuudxuuto4442
@maxamuudxuuto4442 Сағат бұрын
Dahabshiil maana loo isticmaalin karin ?
@anwaaronlinemarket4546
@anwaaronlinemarket4546 Сағат бұрын
Any mastercard wuu qaadanayaaa. 😮😮😮
@mohamouddurmad8660
@mohamouddurmad8660 Сағат бұрын
Mxe tahy $3 wax aan dhameen $1.5 aa leega goosta wxooda waa xad dhaaf
@hamsezarhaye9706
@hamsezarhaye9706 Сағат бұрын
3 dollar ee fee ga ah ma 150 ka laga jaray mise lacgti kugu jirtay marki hore ustad
@MohamedGahayr
@MohamedGahayr 2 сағат бұрын
Withdrawal to waafi MasterCard 1:21
@naqiil3143
@naqiil3143 2 сағат бұрын
Coinbase maku shaqeynaa
@Relexplace
@Relexplace 2 сағат бұрын
Mnshs alllah jskal khayr usdaad abdirhamn geelle
@abassyoussouf
@abassyoussouf 2 сағат бұрын
Walal dalka jabuti waafi update maley ee maxa xal aah 😊
@moggaas7851
@moggaas7851 2 сағат бұрын
Mahadsanid macalin geele lkn 150 ka dollar waaan fahnay 143.74 sidee kanoqotay
@younisabdull5161
@younisabdull5161 2 сағат бұрын
Fee ga ama qidmada ayaa qaali ah ustaad
@abdinassermohamed4254
@abdinassermohamed4254 2 сағат бұрын
Ustaad waad mahadsanthy
@jeeymaanbilow2587
@jeeymaanbilow2587 2 сағат бұрын
ilaaa xale baan raadinaaye qof aamin ah oo usdt aan ka iibsado wlhi waxaad maleysa inaad qalbigeyga ogeed 😮😢 ustaad mahadsanid marwalbo garabkeena tahay
@NuurcabdiwaliNuurcabdi143
@NuurcabdiwaliNuurcabdi143 2 сағат бұрын
achieveyourgoals4.blogspot.com/2024/07/The%20Key%20to%20Success%20Staying%20Accountable%20to%20Your%20Goals.html
@Maaxduran7009
@Maaxduran7009 2 сағат бұрын
Sxp waxan kuwaydiyay wafi Mastercardka SHEIN ban donayay inan dharkaga gato ma ogala inan bilbil ubixito xog igasii ??????????????????????
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 сағат бұрын
Lkn Su'aashu waxay tahay Lacag Crypto ah ma lagula bixi karaa? 🤔 Waxaan Filaa Jwbtu waa maya! Balse waa tilaabo wanagsan ❤