BUUNIS 🥰
5:23
Ай бұрын
DAN IYO XARAGAA ISWEEYDI
8:15
Ай бұрын
September 15, 2024
7:20
4 ай бұрын
September 6, 2024
12:49
4 ай бұрын
Seeynab cige Maxamed
4:19
5 ай бұрын
July 27, 2024
15:03
5 ай бұрын
Marku damac ku qaada
6:24
6 ай бұрын
July 6, 2024
5:45
6 ай бұрын
ZAHRA AHMED JAAMAC
6:53
6 ай бұрын
Khadro daahir cige AUN
5:36
6 ай бұрын
June 23, 2024
10:54
7 ай бұрын
June 23, 2024
8:18
7 ай бұрын
Carte AUN
2:02
7 ай бұрын
June 21, 2024
6:34
7 ай бұрын
June 9, 2024
2:12
7 ай бұрын
Khadro daahir cige
8:34
7 ай бұрын
Mohamed mooge liibaan iyo magool
10:26
April 1, 2024
8:30
9 ай бұрын
heesta Saciido codkii samatar
17:38
Пікірлер
@Dhuuntow_ibrahim
@Dhuuntow_ibrahim 16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dhuuntow_ibrahim
@Dhuuntow_ibrahim 22 күн бұрын
❤❤
@muktarali2311
@muktarali2311 26 күн бұрын
Sxb markaan saalax Qaasim baa tumaayo kabanka ❤
@muktarali2311
@muktarali2311 27 күн бұрын
Kuma ninkaan xasan la sawiran? Tolow
@muktarali2311
@muktarali2311 27 күн бұрын
Kabankana iska saalax Qaasim
@muktarali2311
@muktarali2311 27 күн бұрын
Kabankii aweys goobe cajiib
@muktarali2311
@muktarali2311 27 күн бұрын
Kabanka macaan saalax Qaasim weeye
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 2 ай бұрын
hees iga dheh miraha cajiib iyo codka maandeeq iyo sooraan
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LIVE
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
SHARE
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LIKE
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 2 ай бұрын
LEGETA
@XamsekaltuunJama
@XamsekaltuunJama 2 ай бұрын
Wxan ahay askari ka tirsan ciidanka COMANDOS ka Jamuuriyada barakaysan E somaliland heestan wxn ku dhagaynaya furimaha horre e wadankayga 28/10/ 2024 ma jirto wxn ka jeclahay inay dadkaygu nabad ku seexdaan calankayga towxiidka alle ku Qoran yahayna kOr u ahaado aniga wx baahi ah o I gaar ahi ma jirto wlhie hadafkayga iyo mowqifkaygu waa difaaca dalkayga maanta dalkaygu codow aad u badan buu yeeshayy Wanna dadkii an isku diinta iyo afkaba ahayn wxay la dagaalamayana waa calankayga towxiidka ALLE ku Xusan yahay ALLE ayaa garab no ah cid aan ka hibaysanaynaa ma jirto wxan ahay naftii hurre🙏💯
@Caaqil-yare1
@Caaqil-yare1 Ай бұрын
Wll hadal taariikhda galay ayaad nagula hadashay guul aan duugoobayn ban kuu rajeynayaa adiga iyo ciidankayga sharafta lehba garabkiinaan nahay hiil iyo hooba wan idinla garab taaganahay zhp kor ahow waligaa libaax qaran
@xildhibaannuurafarah3754
@xildhibaannuurafarah3754 29 күн бұрын
Gulayso cidankayga qaramka Somalilaan guul insha Allaah markasta gushu waa garabkina Rabi haydiin xafido
@RadioQaraami
@RadioQaraami 3 ай бұрын
ERAYADA HEESTA LYRICS Liibaanay shaciiladaan labin Caws leh joogoo ladaa aan biyo u qaadin la i dhax laalay jenigoo waa labo libdheyaa La hiinadaadii gabadhyaheey waa sidaan adigoo kalee anigoo lix so qaday oo jacylka la liitaa lagdan ila halesheee ~~ Lulumaha Biyaha gala Lagal tiran dhexjoogaa Lumbashada Ma daayee…..2X Adna Labac ku faantaye Libin waxaad ka gaadhaba Laba Laabtay Socodkee…..2X Aniguna Lur iyo Ciil Lahashada kalgacalkaan…2X Luga qaadi waayoo Liic-liicayaa Weli…1X Laqan Jaceyl la ima siin Adna laguuma diidine….2X Lugtaad Adkeysaaye Armaad liidataayoo Anna Libin haleelaa…2X BOGGA LABAAD Lismayoo lafahey jooga Lowyahaan cuskanayaa Layga madhi Lug iyo Jiidh….2X Way laba codlaysaaye Libin Waxaan u qaataa Carrab Laalan Mid Laakiin Leh…2X Maladoo Lur iyo Ciil Lahashada galkacalkaan….2X Luga qaadi waayoon Liic-liicayaa weli….2X Ladan Jaceyl la ima siin Adna laguuma diidine….2X Lurkaad igu arkysaaye Armaad liidataayoon Anna Libin haleelaa….2X Labiyo toban jirkaagii Adoon weli laxaad gelin Lib baynoo dhaxaysee Ma markaad lug qaadee Talaabada Labbaysaad Soo Laaban waydood Igu Laaday waayaha?..×2 Erayadii Abwaan Kaariye AHUN Laxankii Hassan Aadan Samatar Luuqdii Xasan Aadan Samatar.
@RadioQaraami
@RadioQaraami 3 ай бұрын
Erayadii Abwaan AHN Mohamed Ali Kaariye
@hasanalgatra734
@hasanalgatra734 3 ай бұрын
رحمهم الله رحمه واسعه
@Abdirahman__Abdi
@Abdirahman__Abdi 3 ай бұрын
Hestan iyado ay shidan tahy ban shil galay ano probox wata wlhi markan maqlo bartii an shilka kugalay iyo maalinkii ba ii sawirma
@hashimmohamed8659
@hashimmohamed8659 3 ай бұрын
Maasha Allah Maasha Allah Ilaahow u Naxriisto
@RadioQaraami
@RadioQaraami 4 ай бұрын
Hees xusid mudan AHUN
@CaatoCismaan-px6ns
@CaatoCismaan-px6ns 4 ай бұрын
ma markaad lug qaade talaabada labaysaa soo laaban weydoo igu laaday waayaha ax❤ caku xusuustayda anigay igu dhacday taas
@CaatoCismaan-px6ns
@CaatoCismaan-px6ns 4 ай бұрын
waa hees aniga iga hadlaysa caku xaal aadun
@Dhuuntow_ibrahim
@Dhuuntow_ibrahim 4 ай бұрын
Iska samir walaal
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto ahmed naji iyo faduma qaasim .
@elmi67ification
@elmi67ification 4 ай бұрын
Heestan oo dhan yaa soo heli kara.
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 5 ай бұрын
WAAA ERAYADII AHN ABWAAAN NIDAAMIYE
@idle4621
@idle4621 5 ай бұрын
Scw scw scw
@alisaid2008
@alisaid2008 5 ай бұрын
Mirihii iyo laxankii m.n.shareeco codkii magool kooxda waabari
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 5 ай бұрын
Ereyada cabdi qeys codka legend xasan aadan samatar
@SakariyeAxmed-b1w
@SakariyeAxmed-b1w 5 ай бұрын
Heeso ayuu ku darsaday shareeco lkn fikrada waxa laha abwaan hadraawi
@SakariyeAxmed-b1w
@SakariyeAxmed-b1w 5 ай бұрын
Waar hadraawi aya leh lkn shareeco waxbuu ku darsaday
@anabalinur5623
@anabalinur5623 6 ай бұрын
Waah waah tanas jees lagaa yiraahdo
@AbubackerMuhammad
@AbubackerMuhammad 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbubackerMuhammad
@AbubackerMuhammad 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@AbubackerMuhammad
@AbubackerMuhammad 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@AbubackerMuhammad
@AbubackerMuhammad 6 ай бұрын
Mashallh
@mahadmaxamed730
@mahadmaxamed730 6 ай бұрын
Kuluc iyo magaal ayaa hor qaaday kuluc wali hees qof kle leeyahay ma qaadin, legend weyn oo boqorkii masrixiyada ah ayuu ahaa alle ha u naxariisto dhamaantood
@xasanyareyare-b3j
@xasanyareyare-b3j 6 ай бұрын
😪😪😪😪😪😪😭🤲🤲🤲🤙
@miskiabdi-jt8qk
@miskiabdi-jt8qk 6 ай бұрын
2:01
@miskiabdi-jt8qk
@miskiabdi-jt8qk 6 ай бұрын
0:59
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 6 ай бұрын
Illaahoow u wada naxariiso Fanaaniinti Soomaaliyeed iyo Dhamaan Waalidiinteeni Soomaaliyeed Aamiin yaa Allaah
@Dhuuntow_ibrahim
@Dhuuntow_ibrahim 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@RaxmocaliFoodey
@RaxmocaliFoodey 7 ай бұрын
hhhhhhhhhhhhh
@Dhuuntow_ibrahim
@Dhuuntow_ibrahim 7 ай бұрын
❤❤❤
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 7 ай бұрын
Caruurta hadda tiraahda waan heesaynaa ashqaraaradaan codka miraha laxanka suciska halaasiga isugu jaan go'an maysan arag horta?! Anigu yaabaye❤❤❤ codkii maxmed jaangow iyo boqoradii codka sahro Ahmed jaamac
@Dhuuntow_ibrahim
@Dhuuntow_ibrahim 7 ай бұрын
aad iyo aad sxb
@XasanXayle-po9ed
@XasanXayle-po9ed 7 ай бұрын
Maragyadii.calankii.iyo.towxiidkiiba.kalmadii.muslinka.kulminaysay.inaad.yeelateen uhaystaan Kubilaadunuuba oo.marlayku wada xaqiijiyay uuyahay balmaxaankudiidnaa calankeena.cawaale.maxaa.magaca.ale.losooraciyay
@abdulkadirjalaqo9765
@abdulkadirjalaqo9765 8 ай бұрын
Ashqaraar waynaa. 🎉🎉
@DrMohamedXiish
@DrMohamedXiish 8 ай бұрын
Waywayway haddana nacamleyn
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 8 ай бұрын
Our Legend, Cabdalle hanuuniye 🇸🇴💯💞. Wadani weeye runti, Denmark ayaan ku bartay asaga iyo dhawr fanaan oo kale 🎉
@SuberAbdiali
@SuberAbdiali 8 ай бұрын
J
@Dhuuntow_ibrahim
@Dhuuntow_ibrahim 10 ай бұрын
@Dhuuntow_ibrahim
@Dhuuntow_ibrahim 10 ай бұрын
1:42 1:43 1:43 1:43 1:43 1:43 1:44