Anigu kolay ma cafin edaday abahy la dhalatay mudo sanad ku dhaw abhy iyo hoyaday isku dhacsanayen ba la ii geyay tay i marsisay qumayada cagaha masafka leh 😭😭
@BaHaLoSS6 күн бұрын
Yuusuf xaybaro fanaan buuxa Heestan way fadhidaa kaape Wakhti kale oo wacan😊
@zeyna_hikam46588 күн бұрын
4 sana jiray malinki edo la ikanay ila 19 inta ka gursanaye guri eda kunola edo abe qaba iyo mid ladhalatay waa isku mid 😢😢
@Abdirahim-y3t12 күн бұрын
Ilaaaxoow qoofaan hooyatheey mcn eheeen hai paathiin 😢😢😢😢
@KifaaxGaraad-n4m17 күн бұрын
Maxamed aamiin❤🎉
@KifaaxGaraad-n4m17 күн бұрын
I. Miss you my dear ❤🎉
@XaawoXashi-b8q21 күн бұрын
1a
@CabdilaahimaxamedIstuukoАй бұрын
Macaawisleey guul soomaaliya.oo nool guul waarta inshaa allah
@nastexocabdimohamed1691Ай бұрын
Ishey kugu gubta afkey kal dirita 😢
@DahirDayax-x8zАй бұрын
Allaha ku naxaristo abwane
@ShafieAbdikarim2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@mowliidgaday98842 ай бұрын
Allah hakunaxaristo
@JacfarMiliqo2 ай бұрын
Waqal sida mayay roob Oo saban barwaaqaa Saxansaxo udgoon badan Qayrkiisa sayriyeen Biyuhuna sulsulayaan Rahu seexan waayo Sowtkiisu saranyahay Dhirtuuu ubaxa saaqoo Cagaarkuna kusii daray 2x Subax xaalku saanyahay Adigoo sulsulayoo Suuradaad u dhalatiyo Ku sifeysan qurux dumar Inaan sihaam ku daawado Saatir haygu kaa simo Sabankoo barwaaqaa Cadceeda siliga haysoo Sayrisay falaaraha Kuna saaqday geedahaa Sowtka maqashiyo Wayraxa saca iyo Geeli so dhawaadoo Seerada laso galay Ubadkuna ku sugayaan.
@XaliimoCabdi-y8i2 ай бұрын
Aniga eedaday marbaa la iigeeyey say iidhaqalaysay wlhi ma ilaawin lkin aabe markiiba wuu furay sory
@landanuur85043 ай бұрын
Care edeg hagaadhee cirkageela lagulisp maku caana maashaa❤❤❤❤❤
@hodamohamed683 ай бұрын
Soo dhwoow farax
@hannanwashington79353 ай бұрын
Nabee so dhaweyn kal iyo laabaa ka dhacday mahaan aniga lee ka maqnaa umalenaa
@BarkadLayli10-ui9ie3 ай бұрын
🥹🥺
@hkgyguhuviChbjn3 ай бұрын
Jackson Brenda Jones Robert Hernandez Linda
@ayanlehsaid26553 ай бұрын
❤❤❤
@HamdiHusseinAbukar3 ай бұрын
❤❤❤
@SulekhaKhadar3 ай бұрын
Alle how naxariisto 😢🤲🤲🤲
@nourihassan17753 ай бұрын
Wlhi labaduba wa'an Soo arkey balse kaaf iyo kala dheere weye. Midna agteeda boqor ba'an ka ahaa midna Ilaah unbaa ogaa. Balse Alhamdulilah taasi waa nolosho qeyb ka midha.
@Axmad503 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad iiga iibsantahay sxb Nuur ❤
@KhadraYusuf-yt2el3 ай бұрын
Inkasto Aan ciil qabo ama An caraysnahay majeclayn inaan calaacale calosha ayaa xamili wayday ciilki an sanado ku xanibaayeey inaan curiyo ereyo manta ayeey ila gudon tahay Ciil aan labta ku hayeey calooshi olaalaysay sanado badan ciid kasta ha maqashe cara aduun oodhan ha gadhe qofba sidu rabo haga falodo dhaliilo si kasto lay saro aniga layga dhigo qof dulaysan danta ayaa tiri hadal oo caloosha boogta ka saar oo calooshi qalnayd ciilku kala jaray Qalbigi dalooshamay haku cafimadade hadan dib naha furo wixii sanado an ciidida cunay oo an ilmada hoos u shubay oo an daah ku daadaba watan an caburki ka qaday cudur iyo ciil Watan talabadi noqotay sidii dhalan socod bartay caku xuma kuwa ehel modo markay kugu noqdan warabe oo geesaha kaga ciyaan caloosha idaloosha oo ciil la naban allow ciilka iga saar aamin