Doqonimo waa soomaali.dhiigiina daadsha.qabiil isku dilia carab adoon un noqda
@Xams3Abdilahi2 ай бұрын
God bless on timacade he was my favourite poet . He was an icon for us
@Joseph-m6f2 ай бұрын
Asc where are you.dadka aduunyada ug doqonson waa soomaalida
@Raagevideos2 ай бұрын
Maryahaan ay nimanku ay qabaan xagee laga heli karaa ??
@abdullahiyusuf45432 ай бұрын
ZAILA WAXAY EDAY OO BAAB IYAY KUWII CAQLIGA XUMAA EE INTOY DUMIYEEN GURYIHII WADADA GALBEED UGA BAXDA ZAILA KU AASAY. WAXAY AHAYEEN BILAA CAQLI, HADII MAGALADIIBA LA DIMIYO WADADU MAXAY TARAYSAA? KHASAARE DHEH:
@sharmaakerealest3 ай бұрын
Hooyaalayeey hobalayeey hooye, hooyaalayeey hooyaalayeey hoooye Mudaba gabayga waa tii aan ka tegey mahadshadiisiiye mankii ararta iyo faaladii waa iska meel dhigaye ma muquunin maansooyinkii aan maakibayn jiraye ma makeekiyee gabay markaan aad u kala miiro mayalkiisa goortaan qabtee aan maydalka u fuulo ama u muuqdo weligiiba wuu ii macaan yahaye aan macneeyo caawana tixday muhatay laabtaydu Muranihii gumaysiga markaynu isku maan dhaafnay magliyada markii la isla galay labada meeloodba Muqdishiyo iyo Hargeysaba markay murugtay ee ay reentay maatida markii ay guranayeen labadii maaloosi Maandeeq (another name for Somaliland) markii ay foolatayee madasha loo joogay mataanaha dharaartay dhashayee loo mashxaradaayey kalameer intaan labada calan miridh (minute) is weydaarshay Rabbi mahadnaqiisii markaan anigu miisaayey (Kaana siib kana saar iyo Casiisow waa mahadaa) Muskii baarlamaanada markii aan meel isugu geyney Madaxweynayaal iyo markii minister loo doortay maskaxdii wacnayd iyo dadkii meel u wada jeeday nimankii melmelay waa kuwii maalay kelidoode Haday maalintii na hor kacaan midho ma weyneene ma naxaanadii baan arliga meerisna u toline marnaba yaydinaan dhicin kuwii male ku soo goostay Miyigeena nimankii mindida meel walba u dhiibay kuwii muusanoow iyo tolaay nagula meeraystay nimankii mashaqaday dhigeen reerba dhan u moosay suntay nagu mudeen wiilashii la is martiyi waayey Muraadkoodu nimankuu ahaa moodharka (Motor) iyo daarta mudaahanada beenta ah kuwii nagu maqaar saaray Mas waabeydii lama dhuunyado iyo midho dhunkaaleede manfac aan la cunin baa jira oo mawdka kuu sida e Maraykan iyo waa kay baxshaan madaxda NATO ee Nimankii mabda'a reer galbeed nagu madiideeyey (nagu sixrey) nimankii mugooduba ahaa maalin la casuumo hadii maamulkii hore dhintay oo maasuq lagu beeray maantaba malkaa inagu qumane yaan la gees marine marka aanad hamoon noloshu waa mooyi dabadeede Madhaxmaleba aadmigu wuxuu kuu mitamiyaaye macaluul wax kaagama taraan maal laguu guro e midigtaadu waxay xoogsatay baa maydha gaajada e marke aanad lahayn looma lulo maanka weligaaye magaabada hashaadaa ka roon maydhanaan kale e Umadiba mar uun
@sharmaakerealest3 ай бұрын
❤❤❤Mas waabeydii lama dhuunyado iyo midho dhunkaaleede manfac aan la cunin baa jira oo mawdka kuu sida e Maraykan iyo waa kay baxshaan madaxda NATO ee❤❤❤❤
@sahraj38854 ай бұрын
Allah ha kuu naxariisto Abdullahi Suldan Jannatul Firdousa Allah ku geeyo ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@AbdilahiYare6 ай бұрын
Allah ha naxaristo
@TRYME3016 ай бұрын
Kuwi musanaw iyo toolay nagu laa meraystay
@abdullahiyusuf45437 ай бұрын
WALAAHI WAA RUN TII. ABDULLAHI DIIRIYE, WUXU AHAA GEESI MA LAABMAAN AH. ILLAHAY ISAGA IYO INTII KALE DHIMATAYBA ILLAHAY HA U NAXARIISTO.
@xamsesadiiq26397 ай бұрын
Yaa salaam
@jhashim7397 ай бұрын
Allah unaxariisto Abdullahi Suldan 'True Somali Legend"❤
@Am-pk3zh7 ай бұрын
AUN AMIIN WAA FANAANIINTI FANKA SOO GACAN QABTAY❤❤❤
@abdikarimfeytin3128 ай бұрын
Alle ha u naxaristo caawa ayuu Hargeisa ku dhintay carte yare oo ah ninka heeskan qaadaya Imika Hore waxaa u qaaday maxamed Saleeban tubeec
@manaalstyles95478 ай бұрын
aamiin
@abdimagan34828 ай бұрын
Amiin
@abdifatahhashi4942Күн бұрын
Aamin
@daruusmedia96558 ай бұрын
Abwan timacade waxa la ii diri jiray gabaydisa markan dhigan jiray secondaryga Allaha u naxariisto abwan timacde waxu aha abwanda fara ku tirska oo qarnku ku fani jiray markii gubabin noqoto
@cabdalecabdi89649 ай бұрын
Alle haw naxaristo
@mustafemohamed2489 ай бұрын
Idaajaa munafaq qabyalad qadhmuun daarood run ka shega tariikhda ragga reraha kale waa wax aan dhacay waa reer ku abtirsada been-abuuurka iskuma kalsoona
Masha Allah adeer Alle hakaa abaal mariyo dadaalka aad ku bixiso tabinta hufan. Wax Baden Baan ka bartay
@halimali8389 Жыл бұрын
Waa ayaandaro in soomali u aragto Somaliland xornimadadeeda in ay tahay arrin Soomali ku hungoobayso iyada oo ay run ahaantii arrinka amaba xalka ugu dhow hornmarinta ummada soomaaliyeed oo dhan iyaga oo helaya qoys ama se guri ay qaxootiga iyo qalalaasaha kaga badbaadaan markaan Soomali oo dhan laga soo dhiso si isku duubnaan ah. Balse hadaba inkaarta u xun waxa ay tahay in shacabkii 😮reer Somaliland ee looga baahnaa in ay ilaaliyaan taariikhda Soomaaliyeed oo ay ku dadaalaan barbshadea iyo kaydinta taariikhda Soomaaliyeed ee Waqooyi iyo aasaaskii dowladnimo ee Soomaali
@SafaAhmed-p3g Жыл бұрын
Axyaa heez ayey ogolayd
@alifarah5262 Жыл бұрын
Ma lihi waxba ma aaney jirin laakiin qadiyadii Somaliland waxaad ka dhigteen mid qoyseed oo ilaa hadana idin ah waana tan keentay maanta in la idinka adkaado Soomaalina ikalena idin aragto qoys kaligii wax doonaya qoysaska kalena aaney dooneyn
Magaabada hashaada karroon may dhanaan kala Halkaas ii jilciya
@XasanTarabi Жыл бұрын
😢🎉😂❤❤❤❤❤❤❤
@nuuremohamud4311 Жыл бұрын
Allah Yahdiik ama saan u heesa ama Iska aamusa Legend carte yare. Waayo waayo 🥺.
@rasaaqahmed Жыл бұрын
13 August 2023 DD 7:42 pm 💔
@noorawdoll3128 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@carolinecoffey5404 Жыл бұрын
My grandfather was one of the men he stayed in England
@yahyabirt2135 Жыл бұрын
Dear @carolinecoffey5404 I would love to interview you about your grandfather. We are researching the history of the Somali group who went to Bradford in 1904.