I listen to this at least once a year as a reminder for myself first.
@darqo93 ай бұрын
😅
@ApdaleApdilahi3 ай бұрын
Qalbiga sida looga niyeysto na fahansii ?
@abdillahish.elmimuhumed46693 ай бұрын
Hawdku, marka loo eego dhulka somaalidu dagto wuxuu ka maraa ( Bari, waqooyi, qalbeed iyo koonfurba) sidaa darteed sheekha waxa u haboon inuu koonfur ku badalo hawd mar hadiiba casharku dhaafsan yahay hargeisa oo uu aduunyada oo dhan laga dhagaysan karaayo.
@BrittaAmore-p5q3 ай бұрын
Witting Ridge
@cmd37053 ай бұрын
Runtii maxadaradan mid la mid ah weligee ma daawan, msh allah inta aad dhageysnrysid deganan io xasilooni ayaa dareemeysa. Sheikh mustafe rbi ha xifdiyo cimrigisna ilhy hbarakeyo.
@nuurdawlad48203 ай бұрын
Maansha allaah
@nuurdawlad48203 ай бұрын
Maansha allaah
@MuunaMaxamed-je6iy3 ай бұрын
Jasaa kumullaahu khayr ❤❤❤❤❤
@sumayaf90253 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@hamzeSoudi3 ай бұрын
Stiil 2024😂
@abdirazakmedbarreh71674 ай бұрын
Qui regarder en 2024 😅
@orahwng-l8v4 ай бұрын
Dowlad wa dad iska hurda aan awod cidan lahen ama qarsh ku bixin cidan si ficn u taba baran o hub qali ah hesan ama mushark wa la masuq masuq 😂😂😂😢😮
@MohamedAbdillahi-n9w4 ай бұрын
❤❤❤❤
@dulmicilow98754 ай бұрын
Xage lagahela bookgan
@wllsalman25134 ай бұрын
Who stiil watching 2024 😂
@AbdullahiMohamud-or1fr4 ай бұрын
Xadiithkaas يا عباد الله أعينوني waa xadiith daciif ah, Alxaafith ibnu xajar wuxuu cadeey inuu daciif yahay oo sanadkiisa inqidaac baa ku jira. Mida kale, adoomada Alle ee xadiithkaas daciifka ahi ku sugan, wuxuu ku dabaqmayaa malaaikta iyo jinka. Ee wax daliil ah uguma sugna dad awliya ah oo dhintay.
@The-BoY-x5r4 ай бұрын
Qofkan tolow imika muxuu dareemayaa, Alla maxaa brainwash lagu sameeyey😢
Wagi hore wax leskaga tiri jiray gacanta saxaradi la aadaa biyaha badan hada oo xisab laheen
@charkoshanghai5 ай бұрын
2024 July 18 😢
@AmalAil-m5q5 ай бұрын
جزتك الله ألف خير الجزاء
@Yackob_bey5 ай бұрын
10 sanno ka dib ayan daawanaya anoo tamaninaya inay walidkay iyo macalimiintii wax iso barayba inay intas fahmi lahayen isla wakhtiga lecture la jeedinayo alle unba I ogaa ciqaabta aan ku jirey alhmdulillah weye hadan kaso koray
@FeisalMohamed-nr6zj6 ай бұрын
السلفية لا تشرك بالله
@Iphraahmet6 ай бұрын
Jazakallah
@Najmuumahamed6 ай бұрын
Nin dhalin yaro ah oo rer bani israilka ah aya. Waxa jiray nin adeer u aha oo Mal qaben aha Tajiri cumu aha wilki wuxu eg egay harerihisa wuxu ogaday inu isagu dhaxlayo wusugi wayey marka oo wuxu sameyey inu dilo janasadisina wu qado qar ay wax ka dhaxeyen bu agdhigay habenki subaxdina afkay furten oo wu barortay markasu dhahay rerkas ba dilay oo wax Naga dhaxeyen sa waxay dhahen maxaba isugu Maranenaya muse nogeya oo nabigi ilahay ahe isaga lo wax yodaye way u imaden ilahyna wu ucadeyey wuna so saray say ayagana ugu cibro qatan Ilahay wuxu Idin amraya Ina gowracdan nef lo ah say dhahen Managu dhel dhelay su dhahay ilahay ba ka magan galay jahilnimadas say dhahen ilahay no waydi waydi hano cadeyo nefku su yahay wuxu dhahay ilahay wuxu Idin dhahay wa neef lo ah oo duq ahen bikrana ahen una dhaxaysa 2 da hadana waxay dhahen ilahay hano cadeyo midabkeda wuxu Yiri ilahay wuxu dhahay wa nef cawl ah yacni wa Safi qof kasto egana wa Farxaya midabkedu dadkay hadana waxay dhahen ilahay no waydi maxay tahay lodo ma dhulkay qoda way nayskaga Kaya Ekate wuxu dhahay ilahay wuxu idin dhahay wa nef lo ah oo an ahen mid dhulka qoda mana aha mid wax lagu warabiyo ee wa mid nabad gashay oo an la leylin calamadna ma leh wa Safi say dhahen hada xaqa latimi wa in la gowracono wayna gow racen lkn sidi logu faray si and udhawen bay usameyen wayna ka war waregin in badan sa wuxu ku dhahay naf ba dishen oo waliba isku rix rixden mid so saraya waye Dilki a qarinaysen nefka jex kaso Jara oo midke ku dhufta wu so nolanaya wuna no shegaya kuwa dhintana ilahay Sasu use nolen awodihisana wu idin tusaya wa intasa caqli yelatane