BEEN IYO BOOTO AAN SOCONEYNIN AYAA NOO SHEEGA MW.XASAN MAALIN WALBO AAWAY DAGALKA QEYBTA 2AAD SHABAB LABA SANO BEEN IYO BOOTO AYAD HAYSA KELIYA.
@barsaqanbarwaaqo411021 сағат бұрын
XAYAWAANIMADII ABGAAL IYO XAWAADLE INEY TANI KA DHALANEYSO
@muktara.998922 сағат бұрын
Puntlande Shacabka marabto mooryaane villada ee madaxda Puntlande ha ku dhawaaqeene konfadaraale am Gooni istaage Xamare Haysasooxaliso waagaa håla arko
Khaladka Idikaaleh Waayo Villa soomaaya maa katashataane maa ku dhawaadaane in Puntlande Gooni istaage waaye villada galaalaadaane Daacish ayadaa kadarane
@Aminzo10122 сағат бұрын
❤Asc❤Waa sxb idinku xiran kuna xiriirsan warka xalasha ah aad noosoo xuuramisen baanu xamdi idinkaga cilin xalad kasta xili walbaa❤
@cismaanguure92723 сағат бұрын
Maamulka pland madaxdeeda iyaga ayaa diiday dowladnimada dowladda dhexe waayo waxay diidayaan in ay qarameeyaan canshuurta dekedda bosaso iyo garoomada diyaaradaha si dowladnimada soomaaliya dhaqaalaheeda mid hal maamul ah u yeelato sidaa darteed Dani wuxuu doortay in uu dane shisheeye uu u shaqeeyo shacabkana qaarkood uu ka dhaadhiciyo qabyaalad taaana uma sii socondoonto haddana shacabka oo waqti abaaro ku jira in uu macaawinada dowladda dhexe ka joojiyo ,