Пікірлер
@Gory-ali
@Gory-ali Күн бұрын
Maasha allaah
@Cabdifataxaxmed-c1i
@Cabdifataxaxmed-c1i 2 күн бұрын
Aniga wax kadhisay dhibato ayaanu kasornay ❤❤❤❤❤❤❤
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 Күн бұрын
Aad iyo Aad
@mmsports90
@mmsports90 2 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@mmsports90
@mmsports90 2 күн бұрын
Beautiful ❤
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 2 күн бұрын
Thank you! 😊
@JohnsonMaria-p6w
@JohnsonMaria-p6w 3 күн бұрын
Heathcote Dale
@hamzemohamed3581
@hamzemohamed3581 3 күн бұрын
Bro waku mahadsan tahay muqaalka quruxda badan ed nala wadaagtay,lkn garowe iyo jigjiga iskuma dhawo laamiyada garowe way ledahay laamiyo qurxan balse jigjiga iskuma dhawa xaga laamiyada ee dhiraysan ee melihi dadku mareyeen leh xamar xataa way ka laami qurxan tahay jigjiga
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 3 күн бұрын
Aad iyo Aad
@MohamedAhmed-r6v9v
@MohamedAhmed-r6v9v 4 күн бұрын
Suqadara somaliba leh
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 4 күн бұрын
Aad iyo Aad Garaad Caynkaa Weeye Sidaa Looga Hadhimaayo
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 5 күн бұрын
Gobolka sool wuxuu leeyahay ilaa dhowr iyo toban dooxo
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 5 күн бұрын
@@munayousuf-ct4hl Aad iyo Aad Iyo Dhul daciiseed Aad Ubadan
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 5 күн бұрын
Kalabayr baad ku bilowdeen
@AlisaladAhmed
@AlisaladAhmed 8 күн бұрын
Laascaanood oo calanka Somalia ka taaganyahay 🇸🇴🇸🇴💖. Walhi waa guul . Nabad iyo barwaaqo ree sool . Gobol taariikh leh weeye sool . Waaa dhulkii sayidku fadhin jiray ee guumaystaha kula diriray. Dagmada ugu taariikhda wayn Somalia ayaa ku taal sool Taleex 🇸🇴🇸🇴💯💖
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 8 күн бұрын
Aad iyo Aad MashaAllah 🫡
@aminamohamed7486
@aminamohamed7486 16 күн бұрын
Masha Allaah Allaah Hu siyaadiyo nabadgelyada iyo horumar
@c.qaadirmxmud9678
@c.qaadirmxmud9678 24 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️😟🇸🇴🇸🇴
@shafiali583
@shafiali583 25 күн бұрын
Waraka lasacanod isoiyaa
@shafiali583
@shafiali583 25 күн бұрын
❤🎉
@shafiali583
@shafiali583 25 күн бұрын
My city'inii here awcali ❤💯🇸🇴💬
@abuujacfarnuur4832
@abuujacfarnuur4832 28 күн бұрын
marqaan weyne waa magaalo dhulbahnte
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 28 күн бұрын
Aad iyo Aad Marqaad Wayne ❤️
@AlisaladAhmed
@AlisaladAhmed Ай бұрын
Beerista dhirta ha lagu dadaalo , bilicda magaaladu waa dhirta ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 29 күн бұрын
Aad iyo Aad ❤️
@mmsports90
@mmsports90 Ай бұрын
Beautiful ❤
@nuradinmohamed5662
@nuradinmohamed5662 Ай бұрын
Ilaahay ha unaxariiso aabe siyaad bare
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 Ай бұрын
Ameen yarabi
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Puntland first ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AdamYare-cw6lo
@AdamYare-cw6lo Ай бұрын
Wa dhiig, waa dhaxal, waa sooyaal. Dhulkatagii hooyo.
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 Ай бұрын
ALOW NIMCADA IYO NABADA U SIYAADI REER PUNTLAND, SMALIYANA ALOW NABADEE,MARKACADEEYNA KA DHIG MAGAALO MADAX WAA BEELO NABADEED,XAMAR WAA KA DAALNEY 40SANO BAA KABIHI QARANKA LAGU XADEY. AAMIIN❤❤💙💙
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 Ай бұрын
Madaxda Xun weeye Xamar Waa Caasimadii Dalka Allah Baan Kabarinay Madax Wanagsan…Ameen Yarabi Allah Nabada iyo Hormarka Puntland Ha inoo Siyaadaho 🇸🇴❤️
@WAMBALAZITV
@WAMBALAZITV Ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉 Ma Shaa Allah Tabaraka Allah Kismaayo ❤❤❤🎉🎉🎉
@mmsports90
@mmsports90 Ай бұрын
Amazing Guul iyo Gobanimo ❤
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Ай бұрын
Ciise riyoole cidna lama dagi karto dadka way isugu tagaan
@ElmoQudus
@ElmoQudus Ай бұрын
Hotel martisoor agagarkisa magaceed
@zaytum
@zaytum Ай бұрын
Manshaalaah ❤❤❤❤❤❤
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 Ай бұрын
Mashaa allaah ninkan sida degan uu wax usoo duubay baan wanagsan,dadka qaar hees iyo buuq ayey ku furaan misna camera sidegan uma. Duuban thnks laakiin meelo kalle sida airpiyo magada inta u dhexeysa soo duub pls.
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 Ай бұрын
Igu halee wllo
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 Ай бұрын
Beautiful designs. Best city in horn in Africa. . Amal new city that's my proposal ❤
@Jamam06Mehdi
@Jamam06Mehdi Ай бұрын
Asc walaalahay DDS❤ JIGJIGA❤ Mabrouk somali waa isku mid meel kasta ay joogto From Hargaysa somaliland
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 Ай бұрын
Thanks walaal
@absiddique2767
@absiddique2767 Ай бұрын
Hello brother, Watching from Bangladesh. Need to know, Where is the bus stand at Addis Ababa? Is bus available everyday to go jijiga?
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 Ай бұрын
Yeah every time is available and They have Offices in Jigjiga and addis ababa they call Golden Bus 🚌
@absiddique2767
@absiddique2767 Ай бұрын
Available everyday of week? Day and night coach? I need specific location of bus stand, like bole or near airport like this. Thanks in advance ❤️
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 Ай бұрын
@absiddique2767 yeah Bole Mickeal Near Golis Hotel
@KhadarHaashi-o5k
@KhadarHaashi-o5k Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Nooooo maxaabiis noooo dhawac
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Ай бұрын
Guul and gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz Ай бұрын
ka quraaco Laascano ka qadee Garoowe yeey dhibeeysaa? LOVE
@LadanMohamed-z3s
@LadanMohamed-z3s Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@baalgoraychanel9116
@baalgoraychanel9116 Ай бұрын
Maye Guryihii iyo Magaaladii ay Somaliland Dumisay eed Sheegayseen Beentii ayaa idinku Cadaatay, Halkan Waxaan Ku aragnaa Wadooyinkii Somaliland Dhistay, Garoonkii Dooga ahaa ee Somaliland Dhistay, Dhakhtarkii Somaliland Dhistay, Sariibadii Qudaarta ee Somaliland Dhistay, Laydhii Solarka ee Somaliland Samaysay iyo Guryihii iyo Magaaladii oo Sideedii ah Gurina aanu ka Dumin, Markaa Wixii aad Sheegayseenba Sowmuu Been Cad ahayn, Dadkiina Wali Habeen Walba Waa La Dilaa Somalilandna Ma Joogto Markaa Wixiinuba Been ayay ahaayeen illaahayna Wuu idin Arkayaa Xaasidku Ma Liibaano
@abdullahidaad2062
@abdullahidaad2062 Ай бұрын
❤️ 25kii Agoosto waxay ahayd maalin mucjisa ah dagaalkii maalintaas dhacayna wuxuu noqday dagaal aan horay meelna uga dhicin Aduunka !!! sababtoo ah waqtigoo yar iyo dhimashada iyo maxaabiista iyo sharaakiisha iyo hubka iyo gaadiidka iyo kala cararka iyo inta dhurwaa cunay Aduunka meelay ka dhacday lama hayo. Soomaaliwayn meelay joogteyba aad bay ugu faraxday wixii ku dhacay wuxuushtii SNM ee kibirka ku xasuuqasey Shacabka soomaaliyeey d'a yar iyo d'a wayn Dumar iyo Caruur ilaa Masaajid ilaa Hospital
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 Ай бұрын
Aad iyo Aad Maalin Lagu Kala Baxay
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Ай бұрын
Guul iyo gobaonimo
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Ай бұрын
Mansha allaah reer abtiyaal waqti walbo guul aan idin rajeynaa insha allaah from afgoye ❤❤
@bby6
@bby6 Ай бұрын
Wow mashallah guuleysta khaatumo state of Somalia marwalba inshallah
@abdicash8787
@abdicash8787 Ай бұрын
War tani ma akhiray ka sok heestaaa
@FarassVlogger90
@FarassVlogger90 Ай бұрын
@@abdicash8787 Allah ha unaxariisto
@agh7185
@agh7185 Ай бұрын
Garowe waax ma ka jiiro. Meelo baadan aa ka fican. Geeseleey, eyl, hafun, murcanyo, iskushuban.
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q Ай бұрын
Guuleysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CMG0607
@CMG0607 Ай бұрын
💕
@AliMara-h5q
@AliMara-h5q Ай бұрын
Hhh maxaa garowe iyo jigjiga isku keenay maad waalatay isku baaxad iyo isku hormar ba ma ahee magaalo iyo tuulay isku yihiine
@AliMara-h5q
@AliMara-h5q Ай бұрын
Hhh maxaa garowe iyo jigjiga isku keenay maad waalatay isku baaxad iyo isku hormar ba ma ahee magaalo iyo tuulay isku yihiine
@CabdixakiimMuuse-s9y
@CabdixakiimMuuse-s9y Ай бұрын
Guul iyogobanimo