Digri axmadiya ku raaxeyso
32:17
4 ай бұрын
Digri axmadiya Siriyo Rasuuliya
30:08
Digri axmadiya 31-12-2023
48:25
6 ай бұрын
Digri axmdiya Qatar ah 2023
1:07:48
7 ай бұрын
Digri axmadiya jalaaliyo
14:20
Жыл бұрын
Digri axmadiya sariyo
46:06
Жыл бұрын
Digri axmadiya fadhiga 4aad
37:19
Жыл бұрын
Digri axmadiya Daafeed
25:52
Жыл бұрын
Digri salaam axmadiya
17:38
Жыл бұрын
Digri axmadiya Shariif suna
10:03
Жыл бұрын
Subac dugsileey qatar ah
4:53
Жыл бұрын
Пікірлер
@habil6545
@habil6545 7 сағат бұрын
لا يزول هو باقي لا يزول
@habil6545
@habil6545 7 сағат бұрын
لا يزول هو باقي لا يزول
@user-hg4ic9rd8t
@user-hg4ic9rd8t 10 сағат бұрын
Jasaka allah allow kuunaxriisto
@liibanhasan5714
@liibanhasan5714 12 сағат бұрын
Allh ha uu naxriisto 😢
@abdirahmancajiib0
@abdirahmancajiib0 Күн бұрын
Allaha u naxariisto sheekha. Waxaan so xasuustay haweenka in ay raga gacanta ku salaami jireen ayago marada iska xijinayo oo macnaheedu yahay waysada markaa ma jabayso. Lakin hada ma arkin dumar culimada ahlusuna gacanta ku salamaayo ayago maro iska xijanaayo. Arinta masaafada waliga asagoo joogo oo aan waxba laga waydiin gabadhiisa xujo ma noqon karto in lamasaafaysto. Hadii uu diido gabdha bixinteeda masaafo uma baahno asago jooga la mehrin kara hadii qaali sharci ah uu xukumo sidaas.
@ismailabdikadir5593
@ismailabdikadir5593 Күн бұрын
Allaha u naxariisto Sh. Cusman Xiddig, waxna wuu haleeli karaa, waxna wuu qaldi karaa. Masaafada waa arrin uu khilaaf ka taagan yhy, dhallinyaroow xalaasha cad ee uusan muranka ka taagneyn ku dhista guryihiinna. Anigu Shaafici baan ahay, lkn Wallaahi guurkeyga kuma dhiseen masaafo, qof aan jeclahayna masaafo kulama taliyeen.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 20 сағат бұрын
Masaafo: ayadoo albaabka kasoo geli kara maxaa daaqada kuu geeyey,
@ciisecabdi3015
@ciisecabdi3015 Күн бұрын
Alla yaraxma❤❤ Sheikhul islaam
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m Күн бұрын
Bismilah unAxariisto sheekha😊❤
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 2 күн бұрын
كيف يصح نكاح المسافة والولي شرط من شروط النكاح وقد سرقت البنت من أبيها؟! يوجد في كل كتاب فقه من كتب الشافعية أن الولي شرط وأولياء المرأة هم عصبتها.
@xusniyareofficial7822
@xusniyareofficial7822 2 күн бұрын
Tan masaafada wayba iska cadahaay taaas ma banaana
@xusniyareofficial7822
@xusniyareofficial7822 2 күн бұрын
Masaafada iyo tan waysida wali kuma qancin jawaabta
@yusufamiin76
@yusufamiin76 2 күн бұрын
Sideedaba waxaa ceeb iyo akhlaaq daro ah in ereyo xun loo isticmaalo culimada iyo sheekha waa looga soo falcelin karaa si asluubaysan balse caay iyo been buu sheegay in waxyaabahaas danbi uun baa kaaga siyaadaayo
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 2 күн бұрын
Masalada masaafada been ayuu ka shegay xataa xadiiska rasulka scw scw scw muu soo qaadan kaasoo ah ( nikaax ma jiro weli la,aan ) inanta lala baxsadey oo aabaheed bixin meher qaban maayo suufiyada inkaar bey qaban umada allah ha idinka qabto markasta uu jawaabayo nabiga scw scw scw wuxuu ka horeysiinayaa shhafici subxanallah sidaas miyuu dad sheekh ugu ahaa allah ayaa xisaabin
@abdullahiabdidhugad197
@abdullahiabdidhugad197 2 күн бұрын
Diinta baro dhaq dhaq looma baahnee.
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 2 күн бұрын
@@abdullahiabdidhugad197 jahilnimada waa waxa lagugu qufuley nabi muxamed scw scw scw marna muu soo qaadin kaas ayaa sheekh kuu bal ii sheeg jaahilow nabi muxamed scw scw scw iyo shaafici keebaa inla raaco ah shafici ayuu ku tasbiixsanayaa hadalkii nabi muxamed scw scw scw ee waxyiga ahaana waa is diidsanayaa hakugu taagnaado suufiyow
@CabdiSamad-xe6jz
@CabdiSamad-xe6jz 3 күн бұрын
Alah ha unaxaristo
@abdirashidmohamed1358
@abdirashidmohamed1358 3 күн бұрын
Dadka leeh xaaskadi weysadi wey kaa jebesi oo ay daliil kadhiqinayan Xaaska Nabiqa SCW, Haloo Gudbiyo
@SafiiyoMuqatara
@SafiiyoMuqatara 3 күн бұрын
Allaha unaxaristo shiiqena
@SafiyoMaxamed-ix8wn
@SafiyoMaxamed-ix8wn 3 күн бұрын
Alahahakuunaxriisto
@hodandahir8111
@hodandahir8111 3 күн бұрын
Ilahay ha u naxaristo
@shamsokhaliif3840
@shamsokhaliif3840 3 күн бұрын
Allow kuu naxariisa
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 3 күн бұрын
Saan muu sheekh ween dad ugu ahaa wlh waa yaab😂
@Khadija-dc8cn
@Khadija-dc8cn Күн бұрын
Ma yaabtay ?😂
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 күн бұрын
Sidee ayuu ku ansaxayaa nikaax bilaa weli ahi ileyn arkaanta nikaaxa waxaa ka mida inuu weli joogo?
@user-mz4zn4st1k
@user-mz4zn4st1k 2 күн бұрын
Wax lala yaabo waaye. Gabadhiisa hadii la masaafaysan lahaa sidaas uma hadli lahayn.
@abdullahiabdidhugad197
@abdullahiabdidhugad197 2 күн бұрын
Weliga Ayadaa Sameynsa karta Adeer Diinta hala Barto
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 күн бұрын
@abdullahiabdidhugad197 😅 what a joke iyada miyaa weli isku noqonaysa sidaa ayaad leedahay diinta hala barto waliba 😂
@user-mb2vq2fn5f
@user-mb2vq2fn5f 4 күн бұрын
Daliil ma jiro, Rasuul kaa yidhi ma leh , Ilaahay baa yidhi ma leh , Madhabteena ayaa sidaasi ma diin baa, إتبعوا ما أنزل إليكم من ربكم ولا تتبعوا من دونه أولياء.....
@abdifatahbarre849
@abdifatahbarre849 3 күн бұрын
Runtii qofka inuu kagaabsada waxii uusan aqoon ulahdyn ayaa wacan. Sida kacad qoraalkaaga micnaha Mathaahibta afarta maadan fahmin. Waayo quraankii iyo sunadii nabiga dhinac ayaa kadhigtay, mathaahibtiina dhinac ayaad kadhigtay, sida iyada ooy colaad kadhaxeyso. Aniga waxaan kula socodsiin inuusan jirin math hab kitaabka iyo Sunada nabiga wax kabaxsan keenaya. Dhamaantood axkaamta kutaal waxaa laga soo wada saaray kitaabka iyo Sunada. Sidaad lasocota canuga yar haduu dhasha cad ama waslad hilib laguma bilaabo ee caano ayaa lagu habaa, kadibna wax dabacsan ilaa marka danbe hilib cun uu gaaro. Mathaahibta waa sidaa, waxaa loo fududeeyay dadka barashada diinta, Marb heer ayu ardayga mari isaga oo kitaab qaadanaya ilaa marka udanbeysa uu utaga kutubta math habka oo xukun kasta ama mas,ala kasta marka uu sheega daba dhigaya aayada iyo xadiith ka laga keenay. Baadhitaan samee oo bal isku day inaad baadho ama weydiiso arinka inuu sidaa yahay ayaad soo ogaan inshaa Allaah. Anigu sheekhaan aqoon Uma lilhi laakiin waxaan kuu hubaa dhamaan arimaha uu ka jawaabay iney aayada iyo Axaadiith kuwada qotomaan. Marka laga reebo xukunka uu ka yidhi masaafada. Iyada qaabka loo weydiiyay iyo jawaabta uu bixiyay isma lahaan, siduu ufududeeynayan maahan. Mahadsanid
@MuxudiinXasan-rt5my
@MuxudiinXasan-rt5my 4 күн бұрын
❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂
@user-zz9nq4vd4h
@user-zz9nq4vd4h 4 күн бұрын
Allaha ha unaxaristo
@user-cs5po4sp8p
@user-cs5po4sp8p 4 күн бұрын
Allaha unaxariisto
@RIBADMEDIACHANEL.
@RIBADMEDIACHANEL. 4 күн бұрын
ilahayow unaxariiso sheekha
@kaahomaxmuudumuraxma9009
@kaahomaxmuudumuraxma9009 4 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢 ilahey haunaxariisto
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 4 күн бұрын
Ilaahoow u anaxariiso sheekheena murabigeena caalimkeena sheekh cusmaan xidig iloow janatul firdowza ka waraabi anaga gadaashiisa hana fitneeyn waalidkena iyo mashaa iikhdeena macaliminteena ilaahoow u naxatiiso yaarabi🤲🤲🤲
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 4 күн бұрын
اللهم ارحم والدي شيخنا عصمان 🤲🤲🤲هذاه علامات اهل الجنه ❤❤
@xuuseencabdulaahi8643
@xuuseencabdulaahi8643 5 күн бұрын
Allah unaxariisto maanta waxa naga baxay caalimki weyna sheikh cismaan xidig
@mohammeddirie9800
@mohammeddirie9800 5 күн бұрын
Allha u naxaristo
@caliyareafgooye
@caliyareafgooye 5 күн бұрын
ilaaheey hau naxriisto kitaabkiisa gacanta midigta ah alle haka siiyo aamiin aamiin aamiin
@AadanKusow
@AadanKusow 5 күн бұрын
Allah ha unaxristo😢
@ahmedtaatiko4938
@ahmedtaatiko4938 5 күн бұрын
Masha allah
@NuurtoXasanIsaaq-v1p
@NuurtoXasanIsaaq-v1p 7 күн бұрын
Maxa scw namaste 😢
@NuurtoXasanIsaaq-v1p
@NuurtoXasanIsaaq-v1p 7 күн бұрын
Scw namaste I lost my family and friends 💔 namaste
@NuurtoXasanIsaaq-v1p
@NuurtoXasanIsaaq-v1p 7 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw 😢❤😊😊😊😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Scw
@IdilJuuqlaawe
@IdilJuuqlaawe 8 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@nadigunong
@nadigunong 8 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/iXjZhmRoacmGnNE Tahlil Makhsus - Sayyid Muhammad Bin 'Alawi Al-Maliki Al-Hasani . ..
@nadigunong
@nadigunong 8 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/iXjZhmRoacmGnNE Tahlil Makhsus - Sayyid Muhammad Bin 'Alawi Al-Maliki Al-Hasani . ..
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 11 күн бұрын
Wlhi waad Jadboon wax Kle Maashallah allaha Noow dhowro culumadeena
@istarmacalin6628
@istarmacalin6628 12 күн бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalim Salalaahu caleeyhi wasalim Salalaahu caleeyhi wasalim Salalaahu caleeyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaciidshukowMuxumud
@SaciidshukowMuxumud 16 күн бұрын
M.a
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 16 күн бұрын
Waa beenaale
@user-vf6iq7qc7r
@user-vf6iq7qc7r 25 күн бұрын
Ggtggzzd
@HamzaSaid-wd4sw
@HamzaSaid-wd4sw 28 күн бұрын
Masha Allah
@CabdullaahiNuur-cl6in
@CabdullaahiNuur-cl6in 29 күн бұрын
m.a
@MaxamudmaxamedManur
@MaxamudmaxamedManur Ай бұрын
M. S
@MaxamudmaxamedManur
@MaxamudmaxamedManur Ай бұрын
M. S
@MohamedEk-se8oy
@MohamedEk-se8oy Ай бұрын
Masha Allah