Waxa lanta iyo wayaha adun waligi naf luhu kuma warayo mesha an jogo wa libiya😢 qof walba o dhibataysan ilhy faraj khayar qaba ha u furo sanadku wa 2024 bishi jun🙏
@booso14310 сағат бұрын
2025 ban dawanaya 😂😂
@QuudhsiDiid12 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@footballrespect695019 сағат бұрын
2025 1 😂 waxaan hees waa dhaftay
@MudanYuusuf-r8i19 сағат бұрын
YAa ila dhagaYzaNaYyA 10/1 20 25😂😮
@dhimbilayaanle34822 сағат бұрын
2024
@ADENMIGUILAMIRКүн бұрын
HEES XASUUS IGU LEH fatouma osman okieh arreiteh ayaan kuxasuusta allaha nabad iigu soo celiyee❤❤❤
@hassannur3051Күн бұрын
❤❤😊
@QueensaamQueensaamКүн бұрын
9/1/2025 waxa rijeyna inaa noloshaan cariiriga ka baxo I.a nolol ceeb ah aya ku nolohay xitaa inaa is dilo aa rabo ❤malinta ka baxo ayaa fariin kale so qori doona😭😭😭
@FoosBilanКүн бұрын
9.1.2025 neyrobi islii OMG 😲 xasusu wllhi
@SaacidAbdi-f7d2 күн бұрын
@qadroahmeddaahir
@Jaamacmaxamuud-j9x2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@dajiyaabdiqadir-u8v2 күн бұрын
labo qofkasto is jecel ilahyow calaf iskgugu dar oo ay helan
3 /1/2025 time 2:28 habeenimo soo gadhayso lay yidhi weynow allow aniyo wacan awlaad noo dhashiyo nolol raaxa leh
@yaxyegees48868 күн бұрын
3/JAN/2025 hpeen jimca 5:00 saladi supax sanad cusup malintiisi 3aad🎉 heestan aad ban u jeclahay waxan dhagaYstta markan murugu dareemo 😢 ama aan culaYss dareemo "wax la'aanta iyo waayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayo"😢 Qoraalkan waxan mesha ugu qoray inan arko sanado badan ka dib si aan u arko horumarka nolosha ka gaadhay iyo hamigii aan laha qof walpa wuxu leyahay rajo iyo hami nololeed alle ha urumeeyo qof kasta🤲 I.a hadii alle idmo sanado badan ka dib ban arki doona hadii alle nafta I daayo anigo caafimad qaba oo hamigan laha gaaray🤲🥺 Waxan ahay wiil agoon ah o dhalin yaro ah wxa ii nool hooyaday mcn o garab aabo la aan ah igu so korisay wxy geed gaaban iyo geed dheerba u kortta si ay tacabkii ay igu bixisay aan uga midho dhaliyo I.a wana u rumeynaya riyada ay wiilkeeda ka lahayd wakhti badan I.a 🥺🤲👆 Idinkana dhalin yaro qof kastta o qoraalkayga arka waxan u rajayna nolol qurux badan qof kasto dhibato haysatana alle faraj khayr qaba alle ha ugu badalo I.a🤲 Aynu isku so wada ducayno dhamanteen dhalinyaro🤲👆🥺
@LiibaanSuudi-k1r8 күн бұрын
Cadirisaqrambuw
@mushtaqabdiqani55128 күн бұрын
Heestan malin dhawed bas aan jamacada u sarnaaa baa laga daray ,kolay wiil aad u fakirayo noo shiday wax walba ilahy khyr haka dhigo😢
2/1/2025 khamiis sanad cusub maalintisii 2aad🎉 Heestan aad ban ujeclhy waxan dhagesta mrka murug dareeemo😢ama aan culeys dareemo "wax la'aanta io waayaha aduun waligii nafluhu kuma waarayo"😭 Qoralkan waxan mezha ugu qoray inan arko sanado badan kadib si aan u arko hormarka aan gaaray iyo hamigii aan lahaa qof walba wuxu leeyahy rajo iyo hami nololed alle ha u rumeeyo qofkasta🤲 i.a haduu alle idmo 10sano kadib ban arki doona hadii aan nolol ku gaaro alle ha i gaarsiyo anigo caafimad qaba oo hamigaan lahaa gaaray😭🤲 Aad Ban idin SaLaamaya DhaLinyro✌️❤