Sh Cabdullaahi Wisil
4:55
Жыл бұрын
hees Hobyo  Haybadeedii
10:11
Жыл бұрын
Caasha kiin gobi
9:43
Жыл бұрын
Nabi amaan Caasha Kiin
5:51
Жыл бұрын
Hobalada Waabari & Saado Cali
6:21
Hobyo Haynadeedii
9:27
Жыл бұрын
KHAYRQABE
6:26
Жыл бұрын
Kulan waxgaradka  Hobyo
16:22
Жыл бұрын
baadiyaha Xeebta Hobyo
2:39
Жыл бұрын
Beerta Cali Dahir ee Gaalkacyo
34:51
Shariif wadaad cade Hobyo
4:45
Жыл бұрын
Gurmadka ciidamada  aaga Wisil
17:25
Dhaanto ,Codka Cabdi Dhaanto
6:47
2 жыл бұрын
Waabari Galmudug. Madaxwaynaheenoow
4:20
Saadaq iyo Falastiin
17:04
2 жыл бұрын
Codkii Raanboow
4:34
2 жыл бұрын
00023
6:18
2 жыл бұрын
codkii Saadaq
6:53
2 жыл бұрын
Falastiin Fantastic
8:10
2 жыл бұрын
Anisa Aragsan
6:38
2 жыл бұрын
FALASTIIN FANTASTIC
9:09
2 жыл бұрын
Qalqaloocan Mudug/Galmudug
3:16
2 жыл бұрын
Пікірлер
@nawalrermagaal
@nawalrermagaal 6 күн бұрын
😭😭😭😭
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 күн бұрын
Qoraalka Heesta (LYRICS) Haddaan dhegaha aan furaysto Dhulkayga in le'eg fadhiisto Jacaylka faraha aan ka qaado Ma fiin baa igu ciyaysa ? Taloow galow maygu foodhyi Maxaa faallada adduunka Fikirku hurdo iga kaxeeyay Faduushan maxaa i galiyay ? Faraska aan leedo fuulay Fankiisa maxaa i saaray Haddaan aniguba fayoobeyn Fallaage maxaan u raacay Maxaa filawaa i galiyay Maxaa filawaa i galiyay Ma fiirsade ula rafiiqay Haddii aan fallaadha caashaqa Ka foorariyoo xaggayga Fiidmeere kalgacaylka daayo Habeenkiyo falegsigiisa Labada furguxdu ay dhex taalo Gartooda midna feedha saarin Faryarro bidix aan ka leexdo Facfacay miyaa lagu cadaabi Tolow'se faal miyuu i sheegi Fankiisa maxaa i saaray Haddaan aniguba fayoobeyn Fallaage maxaan u raacay?!. Codka: AUN Sahra axmed jaamac Laxanka: AUN Axmed gacayte Kabanka: AUN c/naasir macalin caydiid Erayada: Baashe Ibraahim waraabe cadde.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 күн бұрын
Qoraalka Heesta (LYRICS) Haddaan dhegaha aan furaysto Dhulkayga in le'eg fadhiisto Jacaylka faraha aan ka qaado Ma fiin baa igu ciyaysa ? Taloow galow maygu foodhyi Maxaa faallada adduunka Fikirku hurdo iga kaxeeyay Faduushan maxaa i galiyay ? Faraska aan leedo fuulay Fankiisa maxaa i saaray Haddaan aniguba fayoobeyn Fallaage maxaan u raacay Maxaa filawaa i galiyay Maxaa filawaa i galiyay Ma fiirsade ula rafiiqay Haddii aan fallaadha caashaqa Ka foorariyoo xaggayga Fiidmeere kalgacaylka daayo Habeenkiyo falegsigiisa Labada furguxdu ay dhex taalo Gartooda midna feedha saarin Faryarro bidix aan ka leexdo Facfacay miyaa lagu cadaabi Tolow'se faal miyuu i sheegi Fankiisa maxaa i saaray Haddaan aniguba fayoobeyn Fallaage maxaan u raacay?!. Codka: AUN Sahra axmed jaamac Laxanka: AUN Axmed gacayte Kabanka: AUN c/naasir macalin caydiid Erayada: Baashe Ibraahim waraabe cadde.
@CabdiAxmad-zq5yr
@CabdiAxmad-zq5yr 10 күн бұрын
Somalia waana udhumanaa nafteyduna waan uhuraa insha alaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴x d s guul iyo gobonimo ayaan leyahy❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fankafanka8369
@fankafanka8369 12 күн бұрын
Guleey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊🏻💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 12 күн бұрын
Erayadii Abwaan Tukaale
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 19 күн бұрын
You guys know where he is exploded and lee was smiling up lee zwzwz leee was crazy busy guzy
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 19 күн бұрын
My husband got both nights and valentines internet up
@fadumoali7402
@fadumoali7402 21 күн бұрын
Allah ha u naxariisto Sahra Axmed🥹
@Maslax2
@Maslax2 22 күн бұрын
Dhul ninkiisi baa iska leh Somalia 🇸🇴 somali baa leh
@MuxumedGureey
@MuxumedGureey 23 күн бұрын
Maasha ALLAAH❤❤❤
@duqacodey5052
@duqacodey5052 23 күн бұрын
2024 Still listening, Blood🩸 isn't water. Sacadnimo 👑❤️
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 24 күн бұрын
Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur alla yarxam 😢
@saidaadanmohamed6597
@saidaadanmohamed6597 24 күн бұрын
Heesaha Wadaniga markaan maqlo waxan is dhahaa Soomaalidu hadeey wax kasta fahmi waayeen miraha heesahaan ma fahmi waayeen ALLOOW Midnimo is jacayl iyo is faham noogu deeq
@mohamedabdulle9501
@mohamedabdulle9501 24 күн бұрын
Heestan markay soo baxaday waxan xasusta ano galkacyo 2010 oo ay muqayadaha ree hilowle oo dhan ay ka shidana jirtay 😂
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 25 күн бұрын
#Queenqaawantrust. American sister and mothers i have been working hard I’m not sure what I’m saying ✌🏽☄️✨⚡️⚡️🌝🌝🌝🌝🌝🌝🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷↘️🌏🌙💫🌻🪐💥🌝🌝🌝⚡️⬇️↘️🥶🇬🇸🇿🇦🇸🇸🇸🇸🇰🇷🌏🌍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴⛱️🕶️🌞☀️😎😎⛱️😎🕶️😎🕶️😎⛱️⛱️😎😎🇰🇷🥶🌏↘️💥badan wan ficanahy abwe Seetahay xldada smith of yourstilemybrain. Hhhh #TakecareAbwemxn
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 23 күн бұрын
Inlove somali girls and boys and amazing ladies and free stop fashions and run away like inthe zimmer kannst du lac is maqleynaa good
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 23 күн бұрын
Surat faatixo and mesha kale faatima and Somalia fardowso
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 23 күн бұрын
Meine handy is goin ton die doni bee and najmo nashaad najami miss las vegas sheeko kale o dheer
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 23 күн бұрын
I’m not intolerant introvert anymore lets have a free long speech
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 23 күн бұрын
Like the way i need charge and internet internet access and valentines valentines card day love you Romance Italy 🇮🇹 roma Italy
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 26 күн бұрын
Like BtZJin 😂😂😂😂😂😂
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 27 күн бұрын
I’m fat and immm so much sweet love you toi i love you kookies andbb I know you have been working hard and I love you too ❤️‍🔥❤️‍🩹❣️💘💞💟💖
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 28 күн бұрын
Hello kitty hallo minhoo hello jungkook hellojinogbths
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 28 күн бұрын
Internet connection lovebirds dizziness
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 28 күн бұрын
So fasax wan isla mmbbbood boodi karnaa he’s hoodie andbbb she’s beautiful iloveyou
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 28 күн бұрын
Wan ceebeynin hana ceebeynin illaahey kuna möm ceebexnin wiilkeyga waa nin Rag ah aniganuna 59cent baab ahax sorry 🙈 sore möm
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 28 күн бұрын
Wiilkeyga dartiis waxbadan nafteyda waann ubixin karaa Abdimalik waana nin arag lej ooo rag ah Hoos axuu m kaso bacax
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 28 күн бұрын
Abdimalik abdimaslik muuse coldoon hanoolaado Somalia 🇸🇴 hanoolaado ööööbslbbbbbb hioyo Abdimalik hanoolaado hooyo khadiiji hakierobb. Hakierobb
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 28 күн бұрын
Undid did girlsnd find aoökjbbbb ihn. Og Unter ⬇️ forget about showee in your valentines valentines card day
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 Ай бұрын
Italy 🇮🇹 Italian language was attached and Attactivebtoo. Notbadbutnizgine. LikeMm marwan care yourself and enjoy yourself too much sweet dreams baby love love you love miss love
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 Ай бұрын
Im scömmmm scarfed dunkel IMDb forget internet access the phone ich nicjh. Magnetic alone and you are not ready for your valentines gift certificate to get it back home today so you have to get a new year to pass it on your own job or not important orbbbb ourselves ourselves oursohn to take him in armless batliin inn i believe you are doing good 👍
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 Ай бұрын
ATM commmm tiff why not
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 Ай бұрын
Abdimalik mmmmmm Abdulkadir
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 Ай бұрын
Abdimalik mmmmmm Abdulkadir
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 Ай бұрын
Abdimalik mmmmmm Abdimalik abdulkadirjini. Abdimalik mmmmosecoldoone. Abdihakiim like kamera ligmcebbb hakimy reee lmoeoek
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 Ай бұрын
Movie Denmark 🇩🇰 Rasmussen and the temömeein
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 Ай бұрын
Wlhi waa neefsan waaye wan ficanahy Alx fiican bro Adine sido kle ku heystaa and happy mother’s birthday wishes to come back home today
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 Ай бұрын
Okay fine let’s try it again soon as we can pick whatever up and then we’ll go get the kids from school then I’ll come over and today my parents will be there for you if it’s possible unjust want tinder my dad and habaryarteey badan izönbbbbb to go to get my house I need a new one and I’m going out with you guys bye bye to see my brother and I’m happy now he loves me too much and I love him too special love to myself with him too much love to him too thanks 😂🎉🎉😢😂😮😂😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😂❤❤ ❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤
@CIISEMUHUDIINDHEGEEY
@CIISEMUHUDIINDHEGEEY Ай бұрын
joo ji
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 Ай бұрын
Heestan waxan kuso xasusta abo aya scholka igu yiimi markasan racay kadib maqaaxi lagu qayilo cuntana ibisa ayu igeyay ana qado ayu idalbay isna wuu iska qayilayay kadib aya radyowgii meherada heestani kaso gashay markasu abo la qaday heesti midhuhu markay marayen durusta oo lodareeray dacal marta jahilnimo ayay sida ku daydayda ee ma dadba ayu igu yidhi abo kolba waad sida istidhaho wali ma ilawiin hadalkii ila manta malinta waxay ahyd 2006 mantana 2024 ila manta heestasi xasusta ayay igu celisaaa
@maxamedshacraawi
@maxamedshacraawi 22 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 17 күн бұрын
Wallhy sxp hadlka man fahmayn malinta lakin manta oo an waynady hadalkii gocosho ayu igu aburay macna inu si wayn wax igu shegay ayan dareemay abo kolba waa sida adigu istidhaho waa hadal wayn abo waa qali ​@@maxamedshacraawi
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Dowlada Sooomali ayaa maanta meshuu fananku ka hesaayo fa dhida qofna waxba uma qabato iyadiina horay uma socoto dariskeda hormarkeey gareen uma jeedan qabiil iyo musuq waxa loo joogin ayay ku mashquulsantahay kaaga dare wixii yarkaa oo la soo baryay ayeey sii musuqysaa himilo iyo hormar malahan ilahow dowlad caadila ayaan kaa barinaynaa 🤲
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 Ай бұрын
Wallhy sxp waxa kaga daran dhalinyardii somaliyed qabil baa dabarjary malinwalpa dhalinyaro aya bila sabab ku dhimata reer hebel iska celi aya la odhanya manta malin aynu ka lidano waliged maynan so marin waxasna siyaasi iyo oday kofiyad bacla ah aya ka danbeya cidkale oo ka danbaysa majirto bal ufirso kalmada usticmalo siyasigu waa yaa reer hebelay tasna waa waxa halka ina dhigay hormarna socoda iskabada hadalkisa magaafe qurbaha qabiil intas aya ina dhamysay itopiana waaka dalkagii hungureynaya maxu uu hungureyn wayay markii hore manta inad jilicsanty bu arkay
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r Ай бұрын
Nin Wax Badan oG Nlw Bro.🤴❤️
@user-cf5qs9sh1s
@user-cf5qs9sh1s Ай бұрын
Dad Ka dhibowga soma ray xasuus majirtaa😅😅
@hasandaahir309
@hasandaahir309 2 ай бұрын
Heesta abawaan ka sameeyay somalida ayuu ka hadlayay waxa loogu taag la yahay walaalo ayaad tihiin ee is daaya oo hishiiya
@usamearwax2999
@usamearwax2999 2 ай бұрын
Runtiii waan ilmeyy sababtuna waxe tahy mesha ee dadki ni hore nala raben iyo mesha manta joogno waa 2 kla.dher MAXMUD TUKALE CUSMAN A.U.N😢😢😢
@Sadsaciid
@Sadsaciid 2 ай бұрын
Wale nagaha waxa qab saday ilen doqoney dab kama kacde damin key meer merisa😢 kaso hadla hests away hablahi 😂
@saidegaal5929
@saidegaal5929 2 ай бұрын
Allah wayn
@xaragoxaaji1782
@xaragoxaaji1782 2 ай бұрын
Ajal MADHATAY lama OOLIN karo iisheega ? Plzzz
@iiso
@iiso 12 күн бұрын
Qof dhintay lama soo celin karo wte
@AbdisalaanHersi
@AbdisalaanHersi 2 ай бұрын
Heestan. Xasuus. Gaar igu lee dahay. Anoo. 13 jir. Ayaa maqli jiray. Waxaa dhageysan jiray. Abtigay. Dhageysan jiray ❤❤😢
@user-tg7od9dq7s
@user-tg7od9dq7s 2 ай бұрын
Ilaaheyoow soomaaliya nabadyeel
@abdifitahhayla6538
@abdifitahhayla6538 2 ай бұрын
2024 5 3
@rahmawaxgaradmohamed5393
@rahmawaxgaradmohamed5393 3 ай бұрын
Heestani xasuusgaaray iguleedahay Yaraantaydii 12 jir ano ah oo waxbarasho kaso rawaxay ayaa cabaar dariiqa la istaagay hablihii aanu waxbarashada kasowada baxnay kadib waxa wadada nagu soomaray walaalkay oo igawayn ilamuu hadlin lkn inudhuhuu iiga hanjabay ana degdegba uga dhaqaaqay goobtii kadib guriga marka isugu imaanay wllkay isagu wuu iska ilaabay wixiidhacay maanta balse anigu maan ilaabin oo waxan islahaa uu ku suaali doonaa hadaba. Maalinki xigay galabnimadeedi isaga oo qolkiisa dhar ku kaawiyadaynaaya am / feeraynaaya hadba saa utaqaan ayaan usoogalay oo heestani udaarantahay waan iska agfadhiistay cabaar erayada heesta ayaan dhuuxay kadibna waa isaga agkacay oo aadban uga murugooday waxaan aaminay inu aniga iidaaray waliba waxaanan ilaabin marku dhahaayo. Madiirsado walaalkeed intay dunida joogto maalmo dhan ayaan murugaysnaa 😢 wlhi. Up to know umasheegin isaga
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 Ай бұрын
Hadalkaga wan daremay qof aqli iyo damir leh ayad thy walalkana inad wacnat0 wax uka jeclyayhy ma jirto jiro jog walal
@omariomari8642
@omariomari8642 3 ай бұрын
Wali waa dhageysanayaa 2024 Tolnimo 😄
@mohamedabdulle9501
@mohamedabdulle9501 24 күн бұрын
Ani xitaa heestan ree jalaf adunka ugu neceba 😂
@shukriyoqanciye3793
@shukriyoqanciye3793 3 ай бұрын
Alla wayn ninkii aamina awood leh❤❤❤❤❤❤ waa heesta mar waliba aan iskajaclahay Erayadii Maxamud Tukaale
@user-vi1cf6iu9f
@user-vi1cf6iu9f 3 ай бұрын
2015🎉