Waa Kuma Asxaabigii Dhulku Liqay?
8:35
Пікірлер
@HassanFaarah-e2h
@HassanFaarah-e2h 12 күн бұрын
Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta timawaynta caaqil iyo suldaan siyaasadaynta kheyre iyo wixii la mida jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo
@Khalif-x2p
@Khalif-x2p Ай бұрын
😊😊
@Crisak-ln4fh
@Crisak-ln4fh Ай бұрын
Daldhan buuguba qarafyaro durlagaliya.waxaladhaha taraq ama kabriid
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 2 ай бұрын
Allaah yarxamu raaximiin saado cali warsame maxay sharaf lahayd❤
@MawliidMadido
@MawliidMadido 2 ай бұрын
Allah ha kuu naxariisto🤲🏼😭
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
Cajiib
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 2 ай бұрын
Tiro siman=2,000 sagaaltuur =2,000-9=1991 sodonkeen =1991-30=1961 sideed hoo =1961+8=1969 =1969 xiligii kacaanku qabsaday wadanka
@ibrahimhassan1657
@ibrahimhassan1657 2 ай бұрын
saaxiib qaladaad badan ayaa ku jira naasadaad khariyaysid ee dib usax
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 2 ай бұрын
Gabayada mohamed cumar dage. Soo dhamaystir walalle way badnaayeen ee guba jiray
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 2 ай бұрын
Ha a sheeganina waxaa idin dhalay balo iyo shaydaane
@AdnaShakir
@AdnaShakir 2 ай бұрын
Ninka sanku xidhan yahay muxuu ahaaa sanqoole😂😂😂
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 2 ай бұрын
manshalhaa abwaan maxamed.aadan dacaar
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 2 ай бұрын
cali suugule abwaan qaliya
@CabdiqaadirShiikhcabdirixiin
@CabdiqaadirShiikhcabdirixiin 3 ай бұрын
cabdiqaadir
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 3 ай бұрын
Labada kooxood midkee guulaystay maansadii deelay labadaa kooxood oo kala ahaa koox iidoora iyo koox Faqasha Waxa guulaystay iidoor oo xaq udirir ah guul iidoor
@CABDIxakiin-hj1eq
@CABDIxakiin-hj1eq 4 ай бұрын
wax badan baa ka maqan maansadan
@wiilkasanadkamuxumed8729
@wiilkasanadkamuxumed8729 4 ай бұрын
Asc
@adangeydh7387
@adangeydh7387 4 ай бұрын
Iska hubiya buu yidhi
@dekomar2536
@dekomar2536 4 ай бұрын
Hayiin iyo dayiin muxuu kawadaa
@dekomar2536
@dekomar2536 4 ай бұрын
Heelkan kamaan soo nayow dheh
@gutaleafcadde2277
@gutaleafcadde2277 4 ай бұрын
oo siigadii nabay dheh maaha dhabay
@maxamedcasayr291
@maxamedcasayr291 5 ай бұрын
Alle ha unaxariisto abwaan cilmi carab cabdi .
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 5 ай бұрын
Gabaygii qaaliga Mohamed cumar dage Murtad soo gali
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 5 ай бұрын
Masha Allah wad mahad san tahay Soo badi
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 5 ай бұрын
Masha Allah
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 5 ай бұрын
Khalad kuma jiro sida aad u qortay masha Allah
@IidCabdilaahi-u9s
@IidCabdilaahi-u9s 5 ай бұрын
Alle hAku naxariisto adeero😭😭😭
@Sharmaakegaraad
@Sharmaakegaraad 5 ай бұрын
Bal dhul bahante habaryoonis muu dhiil ka kala gooyo
@iftiinkhan762
@iftiinkhan762 5 ай бұрын
Sxb fikirkas maxuma balse mesha cod kuma haysid
@SalaadCade-gy2ge
@SalaadCade-gy2ge 6 ай бұрын
234
@NastexaQuruxqalanjoNastexa
@NastexaQuruxqalanjoNastexa 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@jamaabdullahi4736
@jamaabdullahi4736 6 ай бұрын
Beenaale aadsn tarabi waa reer burco laakiin markaa safar ayuun buu ku joogay waana runtiiye isaaq waa loogu yimi daarii iyo hantidiiiba waana la ogaa wixii ka dhacay weliina faqash way daba socotaa isaaq laakiin way ku jabayaan mar kale
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 7 ай бұрын
Ma hees baa misa waa jiifto
@mohamed-ankule
@mohamed-ankule 7 ай бұрын
Maxamuud Axmad Cali Bidhiidh wuxuu ahaa Ogaadeen, Makaahiil, Abraahiin. Allaah haw naxariisto
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru 8 ай бұрын
Allah ha u naxariisto awoowe Abwaan/saxafi Maxamed-carab falahfalah
@abdiazizroble2678
@abdiazizroble2678 8 ай бұрын
Wayka khaldantahay wuxuu kaso jeeda gabiley gar ah beesha madigaan
@iidyarekayseraageyare2692
@iidyarekayseraageyare2692 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@kulmiyeparty2164
@kulmiyeparty2164 8 ай бұрын
Waa didaashay lkin waad Cod xun tahy
@kulmiyeparty2164
@kulmiyeparty2164 8 ай бұрын
Habaryoonis laandheerenimo from surre😊
@kaderabdilahihabib1352
@kaderabdilahihabib1352 9 ай бұрын
Ina cumar. Dage waxaa ujawaabay. Yawle
@Abdirashid-w8o
@Abdirashid-w8o 6 ай бұрын
Oo muxuu yiri
@Dsalam114
@Dsalam114 9 ай бұрын
Guulayso waad noo faa iidaysay
@zakariamohamed207
@zakariamohamed207 9 ай бұрын
My grandfather 👴 ❤️ Allah ya raxma
@zakariamohamed207
@zakariamohamed207 9 ай бұрын
M.a
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 9 ай бұрын
Dhaxal iyo dhigaal ayaad samaysay mahadsanid😊
@nurabdi6399
@nurabdi6399 9 ай бұрын
Mashallah abwan sangub illah s wa haku naxristo
@GufaysMaxamuud
@GufaysMaxamuud 10 ай бұрын
Ismaaciil cigaal bullaale libaaxyadii qarnigaas buu ka mid ahaa Manalooga darag sow ninkii duulijirey ma ihi Mise doorkanaa xaag ka dhacay duuda habar yoonis
@hangoolhangool7551
@hangoolhangool7551 10 ай бұрын
Allh ku naxariisto maxa qof gobo taga 😢😢😢
@lipansheik1337
@lipansheik1337 10 ай бұрын
Inaad saarto bay ahayd codka uuduubay abwaan jaamac kadiye isaga codkiisa waxbadan oo ku jira kaaga kuma jiran waxba ka dhiman gabayada
@hanadsayid7081
@hanadsayid7081 10 ай бұрын
4 aaway
@ahmedyou83
@ahmedyou83 11 ай бұрын
Qaraf waxa aan u kaseenaa Taraqa