Nin aad an ogu bahnen omar inshar aad ayaan u jeclahay mawducyadan
@Zaahidfx2 күн бұрын
Mr cumar mrka aa maresy mesha walidla ama aabaha wn kaga argti dunwhy sbbto ah somalida wxa jiro dhexdeda walid aad ulito muqayil ah carurtana si wmgsn u korin ma jirth sbb ay caruurta ujclan kraan mrla laga reebo in ay tahay waajib diini ah in la ixtramo mooyee Somalida 40% wx ka bdn ayaa aanayal heesto hdana abe la an cml unool
@BarkhadAbdiwali2 күн бұрын
Aabahay anoo labo sano jira dhintay markaan dhashayna imuusan arag Anna ma arag hooyana anoo labo sano jira iigu danbaysay xataa tuulada markaa imaado hooyo ima oranjirin lkn nasiib daro anoo 13 jiro Bay dhimatay iyadoo haysata 6 kle oo caruur ah ani ilaa dhibka waa fahmila ahay mise aabe iyo hooyo isku dhacay madi to mado adeer maya eedo maya ilaahow adaan talo kusaartay😢😢😢
@malala92 күн бұрын
M.a dad badan ayaa maanta baraarujisay m.a alllah yaa barik Naftıina jeclaada sidey dadka nii jeclaadaan walaalayaal ❤
@AishaAhmed-p9p2 күн бұрын
Alxmdulilaah video yowgaan 21/12/2024 daawady 18 sano jir ah waligy flim ma daawan wax dhaqan xumo ah ma daawan afkeyga lagama eed sheegan wax kaste wxaa ula dhaqmaa ma arkin ma maqlin ma ogi mxaa igaly mxey faaido ii leeyihin wax aaanan ka fiiirsan na waligy ma aanan sameyn dadkoo idil hdy sàas ahaan lahaayen qof xun ma jiri lheyn alxmdulilaah alxmdulilaah alxmdulilaah ❤❤