Cismaan Gabyaaye: Geeraar, 1965kii.
5:26
16 сағат бұрын
Abwaan Xasan Max’d Qawdhan
1:42
Maxammuud Saleebaan Weled
5:55
Жыл бұрын
Gabay | Mujaahid Abwaan Sibidho
1:27
Cabdi Gahayr | Indha-badane
1:36
2 жыл бұрын
Siciid Gacamey | Dardaaran
11:42
2 жыл бұрын
Пікірлер
@farxaansalaan8258
@farxaansalaan8258 20 сағат бұрын
❤danood wax isku dilay haryoonis iyo ogadeen
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 2 күн бұрын
Wiilka chalka leh gabeygiisa istambuul no do gali plz
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 2 күн бұрын
Ismaaciil axmed bare waa hooyadey awoogeeg hooyo aamina cismaan ismaaciil axmed bare cigaal waceys cismaan samater biciide ilaahey ha u naxariisto wuxuu geesi qiimo badan aftahana rer sanaag inta taqaan ka cabsadaan
@Mohangoat11
@Mohangoat11 5 күн бұрын
Walaal halkaan kaala soo xidhiidhaa suaal baan ku waydiin lahaa🙏
@nurinaadem1436
@nurinaadem1436 5 күн бұрын
AHN - Abwaan . Ali Hassan Aden ( Ali Banfas )
@naadiyamohamed7874
@naadiyamohamed7874 6 күн бұрын
Uhun xuseen xasan rooble
@khiyaaligakatag1769
@khiyaaligakatag1769 6 күн бұрын
Alle hawnaxariisto abwaan Abdi iidan Farah Marla aragbuu ahaa mucjiso aftahanimo ku mutaystay
@TaliyeQaybdiid
@TaliyeQaybdiid 6 күн бұрын
Suldan nur,ina cabdale xasan o qobfardod joga garan la na meel ay wax ka bilbaan aya xaji sudi u imanaya isaga laha fikiradan darawish iyo in fadhisin laga dhigto sool o ciidanka anfantariga u ahyd deegaan Ibrahim buqul waxa u ahaa aban dulihi darawishti jiidali midhidhish sanaag ,1916 ayu ku dulaaya warsangeli isago wata ciidan udurxmiin,sacad yoonisa wa jabinaya warsengeliga lasqoray ayanu qabsanaya,ina cali shira waka u cararaya cadan iyo ingriis si ay uga gaadhan darawish,dagalki u danbeyay darawish marka diyaradaha laso kiciyo aya u ina cabdale xasan cararaya raga dagalamay e ciidanka isku uruuriyay xaji sudi&ibrahim buqul iyagan la dagalamay colki xaji waraabe Dhulbahante maato ayu ahaa la gumaysto sida hada koonfur qabilada qaar ay arsenal u haysato!
@KayseaxmedFaaraxguuleed
@KayseaxmedFaaraxguuleed 7 күн бұрын
Gabayga intisa danbe miyanu dhunkal axmedyare lahayn
@SalaanC
@SalaanC 7 күн бұрын
@kayseaxmedfaaraxguuleed, Maya, dhunkaal Axmed Yare gabaygaa ma tirin. kzbin.info/www/bejne/qmjWkol8rZxketkfeature=shared
@abdisalaanmahamed9525
@abdisalaanmahamed9525 7 күн бұрын
Illahayow u naxariisto Awoowgay Osman Abdilahi Hassan Gabyaaye
@AbdimajiidMohamed-vv1vo
@AbdimajiidMohamed-vv1vo 7 күн бұрын
Alle ha u naxariisto awoowgay Cismaanoow Gabyaaye!
@Jalam-l5x
@Jalam-l5x 9 күн бұрын
Waar waan ku salaamay duqa . Hadaan kugu yidhaahdo ,,, sidaan suugaan aan heley is lahaa u gudbi oo ku daalay waad qosli lahayd .. its usually the other way around... E-mailkaagii hoyga dee ma aqaan shaqayn maayo... waxan ku soo diray gabayo fara badan oo l= kaftan ah oo ragana riyaa amaanataan ragna idaa ... oo waxa ka mid ah Caadleef iyo Darwiish Axmed Kolon....hadalka meeshan ku badin maayee...waxan helay gabayo aan raadinaayay 12 sanadood .. oo nin Jarmal ah ka duubay niman Isaaq ah oo isugu jira gabayaa iyo rag gabayada haya uun.... waxa weeye ilaa 36 cod ..... waxaanay yihiin codka cod somali abid oo la hayo.. ka ugu d'ada weyn.... 125 years...waxa ugu nagac weyn oo isagu gabayadiisa tirinaya Sheywaal Cabd [[ reer samatar ]]i... oo 1899-1903 ka mid ahaa abaanduulayaasha Darawiish . wuxu daraawiishta ka baxay markay is qabteen suldaan Nuur... ka dibna waxay gumaadayaan 2 xaas oo u qabay iyo carurtiisii.. isna wuxu kaga aarsanayaa 27 nin oo gacantiisa ku dilay oo Ba Geri Ogaadedn ahaa....3 geeraar ayuu tirinayaa ...mid sheegayo wuxu uga baxay daraawiish... midna wuxu ku racaay colka xabashida oo u leeyey Raas Mekenus aynu is aamino nimanka godob ba loo dahaxaysee ..1 kii gabay ee ugu muhiimsanaa oon aag ugu hayn weynaa.. wuxu ahaa geeraar u ku amaanay Sheywaal Cabdi faraskii..Dhoodi Meer .... clipkaas wuxu gubtay bay yidhaahdeen dakaalkii aduunka ee 1aad..gabayo badan oo darawiish ku sheeg ah iyo qaar ayaga loo tirinayo...ba waa ku jiraan.. oo....qaarkood waxba laga fahmayn....qaarkoodna aad la yaabaysid taariikhaa lumay oo dalka gabigiisyba wuxu ahaa wada gabayaa..sheeko nin la odhan jiray Kirix Nuur Iyo Xirsi Amaan baa ku jirta... oo cajiib ah sidu caan u noqday ninkaas kirix .. oo geelii reer amaan qaaday...geesi caan ah oo xirsi amaan aakhirkii warab la helay...maalintu dhintay 35 tulud ayaa lagu qalay aaskiisii oo nin kaste oo isaaq suldaan u ahaa aaska Kirix waa yimi...waxa isna ku jira nin la ohdn jiray Nuur Cami oo dagaal habar yoonis iyo habar awal isku sigteen ... ku kala dareeriyey marku gabay tiriyey...Garaad Cabdalle Garad Boon gabadh siiyay... waxa ku jira gabay u Jaamac Ammume ku amaanay faraskiisii kaalinta weyn ka qaatay .. marku ka aarsaday ninkii warsame dhakaar.... waxa ugu yaabka badan een la yaabay waxa weeye.... 125 sanadood gabayadaas ugu d'ada weyn cod somali... in aan..... qofna ku samayn... research , catalogue..translations.... walaa mulin walaa gaalo...cidi ma taaban 125 years... oo waxan filayaa in aan aniguba noqn karo qofkii ugu horeeyey ee soomaliya....ee qoray gabayada .... waxa kaloon helay cod laga duubay... sheekh maxamed nuur kii ina shixiri waraaqada la geeyey Xamar... waxa laga duubay codad badan... inta i soo gaadhay waa ilaa 7 ..u ka mid yahay ..gabay duco ah oo heer sare ..ood ku garan kartid inu ahaa gabayaa...aakhirkii sheekadii Haad Qadiye ee murtideedii iyo taariikhdeedi xadeen ee laga qurxiyay bakhaylkii Aadan Galaydh.. ilaahay mahadii waa ku guulaystay inaan gebi ahaanba.. sheekadii asalka ahayd ka helo in cadanaysa in sheekada Qabaalka ay tahay 90% Haad Qadiye..aan ahayn weedha 1- geelaygu hal lagu daroo u baahanyee uma baahna hal laga saaro...waa xikmad bakhayl kaste... yaqaan.. oo xoolio bakhayl in wax ku kordhaan mooyee ma ogala wax laga dhimo... iyo 2- markii u dhimanayey wuxu yiihi.oo ahayd Adoon I qatal..= lexo jeclo i dishay..inta kale ssheekada.. gebi ahaanba waa Jaamac Ammumed Iyo Warsame Dhakaar.....ilaa labada faras ... iyo faraska wisiisiya oo ahaa faraska Jaamac Ammume.. oo sheekadii inta faradaa nasiib wanaag . caaqil Gaboobe Guuleed Jaamc Xirsi Amaan... 2 bilood ka hor noo duubay.... ilaahay haw naxariisto... wuxu dhintay 2 weeks ago anoo is laha... warayso.........anyway thats enough fariintan markaad akhridid baan masaxayaa.. just say... you read it
@MustafeAbdirisaq-dk3uw
@MustafeAbdirisaq-dk3uw 10 күн бұрын
Alle ha u naxariisto salaan iyo muse galaalba 😮😊
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 14 күн бұрын
Xiis Barre ayaa xagaa Fadhiya Allah yirxamo waa Suldaankii Reer Loogaha, Reer Xaamudka , Yuusufka Ito Hadhiye isaguna Reer Xaamudbuu ahaa oo nin aftahana adeerkii baa gabayaa wayn ahaa oo laga hayaa “ sabta waxa midgaha loo yidhi caliyow waa saban abaareede, way ina la sinaayeen markay samadu toosnayde” baydka sadexaadna ma hayo ee wuxuu u dhacayay” Iska jira sidaa hunguri wug ku sababaaye” waxa uu ku qoonsaday walaalkii marti aanu sifiican u marti galin oo uu u gacan dhaafay cunadii
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 17 күн бұрын
Ale hawnariisto abwaan xsn tarabi❤❤
@Cute1-p1j
@Cute1-p1j 20 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Yacquub21
@Yacquub21 20 күн бұрын
Xaaji cali majerten xaraf uusan ka gabyin ma jiro A__Y alle ha u naxariisto labada abwaan
@Mohangoat11
@Mohangoat11 23 күн бұрын
Cabdi Ciise dhamal 🔥
@Qaasaali123
@Qaasaali123 26 күн бұрын
ilaahay haw naxariisto
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 28 күн бұрын
Waa beentee iidoor waligood runta kama hadlaan
@IsmailSaid-dw6uq
@IsmailSaid-dw6uq 28 күн бұрын
Yuu isaaq ka ahaa ina weled baas
@welimooto
@welimooto Ай бұрын
Arba afyare
@maxamedadan-v7n
@maxamedadan-v7n Ай бұрын
Loodh
@MaxamedGreen
@MaxamedGreen Ай бұрын
Garxaj reeer adag
@Maxadhacay
@Maxadhacay Ай бұрын
Wa Abwan canab cliiahi harbashe wa niin ciidagale ah oo Reriidle ah
@OmarMohamed-n6d
@OmarMohamed-n6d Ай бұрын
saaxiib sow siyaad ma amrin inay u jawaabin
@AxmedXaashi-zy2md
@AxmedXaashi-zy2md Ай бұрын
Alle naxariistii janno alle haku siiyo adero
@abdoulwahababdillahiissa7716
@abdoulwahababdillahiissa7716 Ай бұрын
Cidagalow ❤
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 Ай бұрын
Alahaa haw naxariisto cabdii iidan farax❤❤❤❤❤ dhoodan
@CawaalegeediCiirshe
@CawaalegeediCiirshe Ай бұрын
Taariikhda habar jeclo leedahay gaar ahaan muuse kibray muse abokor iyo hj bari, waa taariikh isaaqoo dhami ku faano kolkay daarood ubaanayaan.
@NajiibadanmawliidFood
@NajiibadanmawliidFood Ай бұрын
Dhirbaaxo jin wa nin sacad muuse ugadh abokora mha habar jeclo
@IsmailSaid-dw6uq
@IsmailSaid-dw6uq Ай бұрын
Maalkiii awoow geen dhaqay baa weli dhamayseen weeye
@IsmailSaid-dw6uq
@IsmailSaid-dw6uq Ай бұрын
Dhib ma arag e gurigaa sidii layla hurudeen weeye
@SalaanC
@SalaanC Ай бұрын
@@IsmailSaid-dw6uq Layla? Suugaanta miyaanad shuruucdeeda wax ka aqoon sxb.
@IsmailSaid-dw6uq
@IsmailSaid-dw6uq Ай бұрын
Kana dhaqaaq walaal salax oow dhar xun baan maray e
@lixle24
@lixle24 Ай бұрын
Waliba waxa ay qariyan wxa ka mida in uu taliyanigu raran jirey kuwi bosaso kunola
@cmplayboiff512
@cmplayboiff512 Ай бұрын
Hashaasi may ahyn hal fool ah ee waa hasha keentay in geela ay dhacan colki nuur xashi wxyna ahyd hal caano badan caano badan 30 reer wajaale wahna maaha gabaygu ee waa 30 reer subeer ah hashaan subax uliishaamay
@SalaanC
@SalaanC Ай бұрын
@@cmplayboiff512 Reer Wajaale waa jilib Alla Doori ah oo Ugaadeen ka sii ah. Kuwaasuu u liishaamay.
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 ай бұрын
✔️✔️✔️
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 ай бұрын
daaroodkii heatka wada gaadhay beenta kulahaa😂
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
KU DAR CALUULA!!!
@sahra4091
@sahra4091 2 ай бұрын
Galjecel gull.
@CabdiraxmaanHaybe
@CabdiraxmaanHaybe 2 ай бұрын
Allaa ha naxaiisto abwaan
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aargooni
@aargooni 2 ай бұрын
sawirku waa abwaan axmed cabdi muxumed ee kii abwaan bashiir ismacil mire maaha lkn waad kumahadsantahy sidaad sugaanta usoo gudbiso
@yoyogi52
@yoyogi52 2 ай бұрын
Weli maynaan xorowin
@3Goats94
@3Goats94 2 ай бұрын
waxa ku libin adkaaday huwantii reer isaaq
@MumtaasNour
@MumtaasNour 2 ай бұрын
Alla hawnaxariisto
@cawaadifcabdi
@cawaadifcabdi 2 ай бұрын
𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐛𝐚𝐧𝐟𝐚𝐬 𝐛𝐚 𝐮𝐬𝐡𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐢𝐟𝐚𝐫 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐦𝐢𝐝 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐧
@Sharmaakegaraad
@Sharmaakegaraad 2 ай бұрын
Habar jeclo yuu ka ahaa in walad baas
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 2 ай бұрын
*Daaroodka qaar ayaa Midgaha lagu masalaa*