Пікірлер
@AbaabaJameeca
@AbaabaJameeca 2 сағат бұрын
😊😊😊😊😊😊😊
@FatumaAliabdi
@FatumaAliabdi 5 сағат бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm 14 сағат бұрын
Ninkii gaal kuyirahdo hadii adan eheen isagiibaa galnimadii qadanayo si otomatic ah xag ale kaqadanayo maxan uleyahay aniga
@bashirnoor8636
@bashirnoor8636 23 сағат бұрын
Kkkkkk Sheikh Umal Alle hakuxafido
@mdiinshmuse5369
@mdiinshmuse5369 23 сағат бұрын
Kaliya Waydii Cumar injir malahaa wuu xanaaqi doonaa Hadii aad Xadiiskaa ka heshaan ereyga (injir) marna kuma jirto ereygaas waana been beenta ayaa sharax iyo qurxin ubaahahan عليك ماتستحق من الله..injirta waxaa ladhahaa (قملة) kuma matniga xadiiska mid ogow beenta sharax Ama qurxin ereyga uu Nabiga Ku Ceebeynayaa waa (تفلي) Baadhis ma nabar.
@HabibaYussufali
@HabibaYussufali Күн бұрын
Allah akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@luuljiib977
@luuljiib977 Күн бұрын
waxaa jirto injirta inay ku timaado nadaafad daro iyo wasaq laakin rasuulka khayru khalkhulaahi wuxuu ahaa kan ugu nadaafada badan dadka marka wax suuragal maaha inuy rasuulka injir yeesho
@adanibrahim6169
@adanibrahim6169 Күн бұрын
انه علي جهل عنده نيه حسن ومع ذلك انه مسلم لاكنه مغموس بالجهل
@adanibrahim6169
@adanibrahim6169 Күн бұрын
انا لله وانا اليه راجعون
@Sahragabow
@Sahragabow Күн бұрын
maashaa allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo,☝️
@MahadadenAbdi-gw1ud
@MahadadenAbdi-gw1ud Күн бұрын
m.a🎉
@FatumaMohamed-l9e
@FatumaMohamed-l9e Күн бұрын
Subxaanallaah kan allaah umada haka qabto
@KharradiinbarbaruusAfandi
@KharradiinbarbaruusAfandi 2 күн бұрын
Dhiigaagu dhulka ku ma dhaceeen maxaaad usheegaysay
@KharradiinbarbaruusAfandi
@KharradiinbarbaruusAfandi 2 күн бұрын
Umal xageee soomaaali ugu khayrbadan yahay
@KharradiinbarbaruusAfandi
@KharradiinbarbaruusAfandi 2 күн бұрын
Runbuu sheeegay ninkaaaa
@Nuseybah-w6v
@Nuseybah-w6v 2 күн бұрын
Sheekheena Allaah hanoo xifdiyo ceeb malaha sheekha ee jaahiliinta ayaa qaladka leh ❤
@ifrahege8954
@ifrahege8954 2 күн бұрын
لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
@ibrahimhassan2928
@ibrahimhassan2928 2 күн бұрын
Jazakallah
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 2 күн бұрын
Waa Runtiis
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 2 күн бұрын
Aniga. Koley..waxey..ila.tahey..umul..inuu..yirahdo..nabiga..scw..injirba..gashey..iyo..istagu..ku..kadin..jirey..ineysan..fiicneyn..kadida..rasulka..muxuu..u.sheega...
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 2 күн бұрын
Maxamedmaalin4763 adigu mawaxaa tahay kheyrwaale wayn ee Allaah ka baq
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 2 күн бұрын
Cabddirizakfarax-wq4th adigu ma runlow baatahay khrylaawow sheekh maxaa ka rabtaa biennale weyn adigaa ah runtii
@a.maxamed7245
@a.maxamed7245 2 күн бұрын
Masha Allah noo so badi wll
@mohamedmaalim4763
@mohamedmaalim4763 2 күн бұрын
Anaa hadaku leh waxaadtahay mufsid
@abdigafaryusuf8417
@abdigafaryusuf8417 2 күн бұрын
Waxaan maqlay shiikh saa,id biniyahyaankii UAE ayaa maxamed siyaad Barre siiyey lacag dhan 50 milyan Si shakhsiyan ah OO ah jeeg magaca maxamed siyaad Barre ah dabadeed isagoo ka yaabban ayuu amray siyaad in Lagu shubo lacagta accountiga dawladda soomaaliyeed
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 2 күн бұрын
Adiga mas aladaas ka gar bax somalida nabiga lama maro wey jecel yihiin waxba haka sheegin 12:51 الحديث الذي رواه مسلم عن أم حرام التي كانت تفلي رأس محمد صلى الله عليه وسلم من القمل، فهل كان في شعره صلى الله عليه وسلم قمل؟ أليس هو خير خلق الله؟ وكيف يكون في نبي الله قمل؟ سامحوني على الإزعاج
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 күн бұрын
Sh umal noolow aabo soomaliyeed noolow aabo ❤
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 2 күн бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين مليون مره 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 2 күн бұрын
Sheekhow xadiithka ma waxaa lagu rumeyna saxaabiga qorey hadii xataa aritu ay tahay wax aan Nabiga (NNK) loo qaadi karin madaama naag ajnabi ka ah ولا تقَفُ ما ليس لك به عِلمُ إنَّ السمع والبصر والفُأَأد كل اولك كان عنه مسأُولاً
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb 2 күн бұрын
Soomaali kuwa ugu kheyr Daran buu umul ku jiraa Waligaa xayeysii dulliyahow
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 күн бұрын
Sheekh Maxamad Cabdi Umal Allaha Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo fiddaarayn isaga iyo dhammaan Culumadda Muslimiinta dhammaantood. Sheekh Umal khayrkiisa waa la arkay mashaa Allaah Umadda Soomaaliyeed waa anfacay Allaha ka ajirsiiyo. Culumadda nooga leexo min fadlik.
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb 2 күн бұрын
@hafsaali4297 basiiro aad ku garato umal allaha ku siiyo
@quranmedia1
@quranmedia1 2 күн бұрын
Allah ka cabso
@hafsaali4297
@hafsaali4297 2 күн бұрын
@AbdirizakFarah-wg4tb Calaamo degdeg ah Allaha Subxaanahu Watacaalaa haka soo daahiriyo dadka uqasda Diinka iyo Culumadda Caytinteeda. In aadan Umadda Soomaaliyeed aadan jaahil tirin oodan Xaqa Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa aadan ucadeynin oo aadan Tafsiirka Qur'aanka Kariimka aadan baraynin iyo Axaadista Nabiga Salallaahu calayhi wasallam....kadarane Culumaddii Baraysay ee Bilaash kubareysayna aad Aflagaado iyo Caytin aad ulasoo fadhiso انت وامثالك عليك ما تستحقون من الله
@khaliddayib-r1d
@khaliddayib-r1d 2 күн бұрын
car 😂 waan kudhaaran karaa inaad tahay suufi qabuuro caabuda sababta oo ah qofkasta oo mushrika oo qubuura caabuda ayaa neceb sheekh umal
@Sahragabow
@Sahragabow 2 күн бұрын
maashaa allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo☝️
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 2 күн бұрын
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه إلى يوم الدين مليون مره أللهم آمين يارب العالمين ☝️ 💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲💚🤲
@aliyabeh1722
@aliyabeh1722 2 күн бұрын
Tafli ma ijirba benale wabadhtan benaaaale
@aminamohamed6121
@aminamohamed6121 2 күн бұрын
Inta. Culimada. Ah. Oo. Ka. Cilmi. Badan.. Oo. Kow..​Ka​yahey.. Sheeq.mustafa.. Injirtas.. Afkoda.. Laga.maqlin
@عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض
@عبدالرحمنالمقدشي-ص7ض 2 күн бұрын
Adiga kan 1aad ee sheekha ka hadlay xabbad ma dhaantid haddaan ku dhaho kawaran? Sheekh Mustafa ha Sharxo Saxiixul bukhaariga markaas asoo xadiithkaa sida sheekha u sharxayo waad arkiye.
@yasminali7905
@yasminali7905 2 күн бұрын
Yaa ku dhahay sh. Mustafa aya cilmi badan sheekh mustafa waa daaci wacdiya wax ma fasiro Anigoo sheekh mustafa jecel hadana Sheekh umal waa mufti oo waliba fasira
@AbdulkadirAbdulle
@AbdulkadirAbdulle 3 сағат бұрын
Sh Mustafa iyo Sh Umal Sh Umal ayaa cilmi badan culimada soomaaliyeed ee hadda noolna Umal ayaa ugu cilmi geeridi Sh Cumar Faaruuq kadib marka soomaalida jahli iyo qabyaalad iyo suufinimo ayaa dhib ku heeysa injirta aad diidan tahay Bukhaari ayay ku qoran tahay sh Umalna kuma qorin. Mida kle Nebi Muxumed csw bashar ayuu ahaa.
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 2 күн бұрын
Subxanaallah
@subanali2558
@subanali2558 2 күн бұрын
Allahu Akbar
@adanali3620
@adanali3620 2 күн бұрын
Ku second sheekh
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 2 күн бұрын
Sheekh cilmi kuuguma yara lkn bashar baa tahay,si wax waa kaa noqonkaraan,Aniga cilmi kuuguma dhami lkn,haddii cilmigaada ilaah i siin lahaa,waxyaalaha Qaarkood oo aan faa,idada laheen,islamarkaasna shacabka ka careeysiinayo oo neceeb ii abuuraayo haday jiraan xataa ma sheegeen,sababta aan u sheegaynina waa 1 wax faaida ma leh oo ay soo kordhinayso. Ilaa faaido laga helo daaye neceeb ayey abuureeysaa iyo naftaydayda oo Halis gasho,,marka mama sheegeen hadii booskaada jooga. State of Hiiraan
@AbdiFadxi-s2m
@AbdiFadxi-s2m 7 күн бұрын
Wale been mahan midaasi alow kuwi ku camal falo naga dhig
@FaaraxMaxamad-e1d
@FaaraxMaxamad-e1d 7 күн бұрын
و ما كنا معذ بين الي اء خره
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 8 күн бұрын
Maxaa laga qabankaraa bal noo sheeg
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 8 күн бұрын
Allahaku.barakeeyo
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 9 күн бұрын
Sheekh.umal.waa.geesi.
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 9 күн бұрын
Waar ninkan nabi maxamed scw maxaa laga siiyaa
@teacherabdirashidabdi8715
@teacherabdirashidabdi8715 10 күн бұрын
This is not a present story my dear خلها
@CabdiqaniAxmednuur-b1w
@CabdiqaniAxmednuur-b1w 10 күн бұрын
Waa xas sheikh maxamed cabdi umal jawaabta uu baxshay waa danbi maaha
@CabdiqaniAxmednuur-b1w
@CabdiqaniAxmednuur-b1w 10 күн бұрын
Waa
@MohamedAhmed-ks3fv
@MohamedAhmed-ks3fv 10 күн бұрын
Umal ,Waxa Tahay Sheikh Islam Ka Fog ! Mar Hada Ku Tilmatey Shi'adu Maha Muslim
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 10 күн бұрын
Nijaas weeye waxa ku racana waa nijaas kle dulinimadaa akhas war alle u laabta idiinma baahne wlhi qabrigiina idiin dana
@adansantur4677
@adansantur4677 10 күн бұрын
You have nothing to offer