masha Allah 💚🤍❤️Hargeisa Somaliland Jore Usoco Allxm
@baalgoraychanel91165 күн бұрын
TAIWAN AYAA INOO DHISAYSA WADADA MADAARKA OO CASRI AH WAA INDHIHII CAASIMADDA QOFKA MADAARKA KA SOO DAGAA WUU NIXI JIRAY CAASIMAD MADAARKEED WAXA LAGA GARTAA WADADA LA SOO MARAYO AWAL WAAD KA NAXAYSAY TAIWAN AYAA TIDHI ANAA CAASIMADDA WADDO FIICAN U DHISAYA AAD BAY U MAHADSAN YIHIIN DADKUNA HA TAAGEERAAN WADOOYIN FIICAN SIDA LOO DHISO AYAY DAWLADDA HOOSE KA BARANAYAAN ENGINEERADAN TAIWAN OO IYAGU GACANTOODA KU DHISAYA WADOOYIN KALE OO DEEQ AHNA WAYNU HELI INTA KALENA WAXEENA AYAYNU ISKU BIIRIN OO AYNU KU DHISAN MAGAALADU AAD AYAY U WEYN TAHAY WADOOYIN BADAN AYAANA U BAAHAN IN LA DHISO CASHUURAHA LA BIXIYAANA AAD BAY U YARYIHIIN DEGMO KASTA SIDAA AWGEED HORUMARKA MAGAALADU U BAAHAN TAHAY KUMA FILNA, DAWLADDA DHEXE HA GACAN QABATO MAAYIRKA SI AY HARGEYSI U HESHO HORUMARKA UU LA JECEL YAHAY EE AANU WADA AWOODAYN, GANACSATADA LAFTOODU HA KA QAYBGALAAN DHISMAHA WADOOYINKA CAASIMADDA WAAYO DADKA UGU BADAN SOMALILAND EE AY WAX KA GADAAN WAXAY KU NOOL YIHIIN HARGEYSA MARKAA HORUMARKA HA LA ISUGU WADO TAGO
@fathiamuse93397 күн бұрын
Maansha allaah
@JamalmaxamedCandilahi7 күн бұрын
❤😂🎉🎉😢
@XareedXoosh7 күн бұрын
Garxisku.waba mafia.an xishoonba xafaduudunbay lacagti daamaha kala lagso qaaday ku dhisanayaan
@GOONLE247 күн бұрын
Tan cashuurba maha sxb Taiwan 🇹🇼 aya bixisay mise wax kala jira 😂
@AbdiganiIdris3 күн бұрын
O wadada airport ka ma cidba leh o ku kooban so shacabka somaliland iska daaye cid kasta Marto e ka dhaxayso ma wado xaafado dhexmartaad uhaysata
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND GUUL HORU MAR BADAN ILAAHAY HA IDIN SIIYO MOOGA BA SABABAY SABABAY ILAAHAY HA KU XAFIDO ❤❤❤❤❤❤❤❤
@GOONLE247 күн бұрын
Amin amin
@ilhanhassan98138 күн бұрын
C/kariin waaban wsynaye ilaahay ma nasoo celiyay inankaan ayayda u ahayn salaan sare 26 june maanshalaah
@InaBeegsi8 күн бұрын
Halka uu wadada ka dhisaayo uun Cashuurta ha ka doonto Laami dhisanban duminaya iyago Wadooyin Halbowlaha sida ta Xero awr iyo 150ka oo dhisnayn 🤔 mayar qiiro Wadadi wax walba Kala Cadaynaysay waka Bilabay
La dhisi maayo ila ad cashuurta keentaan habar awaley
@ibrahimahmed74448 күн бұрын
Inta badan waxaad ku mashquulsan tahay dacaayada xayaysiinta C/Mooge ma xuma balse waa inuu si cadaalad ah u qeybiya shaqadiisa oo uu qabyalada joojiya haddii kale ma sii ahaan karo maayar sharaf kule Hargaysa .
@Brightone18 күн бұрын
Laamigii hore miyaa la laabay
@GOONLE248 күн бұрын
Haa wa la qaaday
@MohamedAhmed-ri6ny8 күн бұрын
Beenta aanay waxba ka jirin haday dhab tahay miyuu sheego halka wadada laga wado oo uu hadlo
@GOONLE248 күн бұрын
Waa Wadada magalada Hargeisa ku xidha Airport
@ilhanhassan98138 күн бұрын
Ragaw xishooda sida dumarka yawda ha gurinae ragii soomaalida wax baa ku dhacay cay iyo inay is xaasidaa sidii laba naagood oo la isla qabo
Wadadan waxa maalgalisay Taiwan waxaana ka soo shaqaysay iyada iyo cibitaalka cusub hargeisa loo dhisayaba xukuumadii Md Muuse B. maayarkuna inuu fuliyo waa u sharaf
@abukar163612 күн бұрын
Wiilka horumarka Mayer Cabdikarim Axmad mooge gala taageero
@nasromohamed726614 күн бұрын
Waa duni isku maqan Allah na badbadsha🤲
@husseinibrahim-y8h17 күн бұрын
Maayirka allehabarakeeyo talada aan usoojeedinlahaa waa I wadadan maadaarka labalaadhiyo oo in iyo out lagadhigo ayaan odhanlahaa waayo markay suuqa marayso way yartahay ee halabalaafhiyo ilaamaadaarka . Dhulkaawaladhisayaa dhabayaaladhigayaa dhugo oo dhaliidhaaf dhalaalkana kudhiirada. Dhamaan golaha dhisayaa dhilkiisa waa kudhaadanaynaa.
@husseinibrahim-y8h17 күн бұрын
Mansha,allah maayirka alle habarakeeyo ee talo ahaan wadadan waxan soojeedinlahaa inlabaadhiyo inta ay sokoto waayo caasimadu way koraysaa .
@GOONLE248 күн бұрын
Wa talo wanagsan
@djhadalsame462917 күн бұрын
BAW WAR SHAQAA 😊IITAL
@Caasha73918 күн бұрын
Barakallah 👏🏽💐
@fotballontop18 күн бұрын
Mooge jir oo joog. Ilaahay ha ku barakeeyo ,ha dhicin oo ha dheelliyin.
@warwannaagchannel724118 күн бұрын
Wadada taywanbaa dhisaysa ok lacagta bixisay
@ahmedmohamud916719 күн бұрын
Mashallah , this video is well organised and it’s very excellent 👏🏼👏🏼👍🏻👌🏼 🍏🌧️🍎
@GOONLE2419 күн бұрын
Thank you so much 😊 ahmed
@ahmedmohamud916719 күн бұрын
@ you welcome bro 👊🏼🍏🌧️🍎
@b.technology20919 күн бұрын
Hargiesa wadooyinkeedu waxay u baahan yihiin sidewalk tani ma yeelanaysa Talow? 🤔
@GOONLE2419 күн бұрын
Wax walba waa loo samaynaya xata qaybti bikes 🚲
@ayaanibrahim873519 күн бұрын
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL MOOGA JIR O JOOG MACAGA HA JIRI ILAAHAY HA KU XAFIDO SOMALILAND WA GUUL ❤❤❤❤❤❤❤
@GOONLE2419 күн бұрын
Mahadsanid amin
@salahisaaq392119 күн бұрын
Beenaale tawain ayaa ku bixisay $2000,000
@abdit827020 күн бұрын
😄😄😄 habartii du sheediyo degelkaay ku.noolayd daruurihu ku hooreen daad wararac bay tidhi, waase dumare yeelleed..
@MohamedAhmed-ri6ny20 күн бұрын
Adeer wadada labaad ee hargeysa uga baahan in uu sidaa u dhiso taasaa uga baahnayd
@SanaagSomaliland20 күн бұрын
Wado dan waxay Somaliland uga dhigantay halka Waji-gu ugu jiro qofka binu aadamka ah. Haduu waji-gu kaa foolxumaado, wax badan ayaa kaa xanibmaaya.
@mussali342720 күн бұрын
Mayor-ka hargeysa iyo guddoomiyaha guddida doorashooyinka somaliland, labadaba dumarku way jecelyihiin qurxdooda, way xaasidaan oo ka masayraan ee quraan badan oo ka xijaaba xasadka ha akhristaan.
@farhan_taffo20 күн бұрын
Masha allah allah mahadleh
@nasromohamed72663 ай бұрын
Mansha Allah aad baad u mahad santahay sida aad noogu sharaxday muuqalka intaad codaysay ayaa ugu wacnayd tan kale dad somaliyed oo isjecel oo geed isla beeraya ma arag lakiin siyaasi geed god kusii wada waan arkay mana baxo oo waa igu sawir laakin waxaan u fah may in ay dadka deeganka degen ay qurux sadeen dhulkooda waa ku bogadinayaa sidaad iyo si kasii fiican inay u qurux sadaan.