Waa Grinder Portable ah Kamabadno 40,000 Dollor Cost the total cost .
@mouhamoud5605Ай бұрын
Tani waxay cadayn u tahay inaan mesha dawladu ka jirin.
@bursalahmediaproductionbmp709Ай бұрын
@@mouhamoud5605 oo sabab maxaa dhacay huno
@nuraegal4395Ай бұрын
Mansha Allah maalinba maalinta ka dambaysa horumar iyo isku tashi loo baahi qabo ayaa ka socda dhamaan dalka gaar ahaan rer puntland guuleyata
@TacticalRuseАй бұрын
Mashallah, this is an aggregate and brickmaking company but please invest in the safety for the workers.
@TacticalRuseАй бұрын
That is an interesting perimeter wall, how was it built.
@Islamicgirl-d4oАй бұрын
My galkacyo ❤❤
@XiinfiniinXawaareyeАй бұрын
Mashaa allah, nafta ilaahayna ha badbaadiyo
@XiinfiniinXawaareyeАй бұрын
Waar ninkaa karasherka iska leh m8dan iga gaadhsiiya nafta ilaahay baa iska leh waa inagu amaano inaaderow ninkaa makiinada dul taagan ee dhagax ku guraaya guiding uga samee meela uu kaga guro dhagax oo naftiisa badbaado u ah u samee haduu ku dhaco way u dhamaato waar fariintaa iga gaadhsiiya walaalkeen telephone kiisa ma hayo
qof ka warshada leh intaad magiciisa soo sheegeysoo kusoo shaacineyso meeshan ay balaayoo dhami daawato maad iska tiraahdo warshad baa jidha ay dad shacab ahi ka hir geliyeen deegaanka????? horta tolkey daarood maxaa qaawiyey oo aysan wax ba ugu qarsooneyn??? waa yaab. War hormarkaaga qaar badan oo ka xun baa jira ee fahanoo si cilmiyeeysan dadka wax qabad leh na aan amaankooda dhib ku ahayn wax usoo gud biya
@beryalex1798Ай бұрын
makuwii gabdha soo afduubtay miyaa oo shirkada kala erisay?
@salmaansamadoon8035Ай бұрын
Waxsn ku sheego qaado lkn waxi aan angu sameynaayo ha ila sameeeen kulahaaaa 😅😅😅
@ahmadmohammed55532 ай бұрын
Maansha Allaah. Waa mashruuc horumarineed qiimo iyo qaayo badan, oo ku dayasho mudan. Ilaahay ha u barakeeyo maal galiyaha. HAMBALYO IYO BOGAADINA NAGA GUDOON.