Hadad may iledahay qof labaray sidisaan kugu merayaye ana modku haidilo Adna malmo sijog xaqma lasimaye rabige ma moge ma moge ma moge Aaqiro kamel dayo Nuur Cade 🎙️
@SIYADISSA-rp1em2 ай бұрын
Watching 01/Sep/2024
@Shekeye-nq2md2 ай бұрын
Maxuboy adunyada malmihi iso maray meshi aan jogaba ada imuqanayo mankeyga deqede labada ismuhano kala marmin mayne 🎹 ✓ nuur cade leggend✓ 10 AUGUST 24 3:00 Maliniml✌️🇸🇴
@Muzamim3 ай бұрын
Nuur cade legend
@zakiyahussein3379 ай бұрын
Heestaan wexay kusabsantahey qamriga. 😬
@MO10.11 ай бұрын
Hadaad maya ileedahay,, Qof la maray sideedaa kugu meerayaaye Anna mawdku ha idilo Adna Maalmo sii joog Xaqna Aasmi maaye Rabbiyeey Ma mooge,, Ma Mogee. Aakhiro U meel Dayo
@ceeblaawetube313711 ай бұрын
Kampala uganda 😮xasuus
@mahamedmustaf9212 Жыл бұрын
Ah ah heestaan markaan soo xusuusto garaaca wadnahayga waxaad moodaa in uu sare ukacayo xusuus gaar ah ayey ii leedahay heestaan walaahay xuusuhu waa cajiib xiligii wanaagsanaa ❤❤
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Heesaayaal iyo amerika tartan siyasadeed sood iyo faluus keetahay afrikooy qof iyo dooqiisa hadalkaa dooqeyga mukeef micno badan qofki badaw guxisa roob modaa balse hadalkaa laguqariya badaw waladilaa jabiya mukefka midan shidaneyn ladagan gabadhena yurub inasiadna raja deen tahay somali mid doneyso ladarisnay nolol aqoon laba laab mal reerbadiyo kugunoqona hadi ubarerto marodi gacantisa dher uukanebsada unres isku adiyana ka adag nefta ugoyneysa kadib dudun wax kamaduwananaya
Ana mowdka ha idilo adne maalma sii jog abtigeey soo xasuusanaa Heestana🥰
@Mataan412 жыл бұрын
Hadaad may iLeedahyy qof La maray sidiisan kugu meeryaye Anna mowdku ha idiLo adna malmo sii joog xaqna aasmi maayo Rabbigey ma mooge aakhiro ka meel dayyo💔🇩🇰
@Ayni882 жыл бұрын
Nuur cadde fanaan qiimo badan❤️
@AMO001652 жыл бұрын
Nimay talo ka murugtoo Xadhig adag maleetoo Jacaylkaagu maankiyo Meel halisa dagayoo Maalka laysku dhaafana Gacantii ka madhantoo Aad u muuqatan ahee.... Xuusus abditahii warsame Allaw kuu naxariisto
@yonisali56852 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@sundusabuukar47712 жыл бұрын
#2022
@anuushmohamud45712 жыл бұрын
Mindhaa mawd iskuma habaro asi lee dhihi karaa adna mawdku haku dilo ana maalmo aan sii joogo lolz 😂 heestan dareen ledahay 🥲💔
Heeztan nuur cade qaadayo waxa izkalahaa ilaahay unxriztee #abdi #tahliil #warzame. Maalintii dhagayzigeeda iigu horeyzay waxaan LA ildarnaa xanuun jacayl oo markaaz ihayey2014. Qoftaan jeclaa oo iga fogaatey wiil aanu zaaxiibo nahay oo aan zhaqo barey madbacadeed we #AL-RIDWAAN #PRRINTING #PRESS ayaa noo kala waramey oo warbeena iiga zheegay anagoo zidhaba izku jecel. Kadibna zidii ayuu jacaylkayavu ku iztaagey. Oo aan Anna zidhaba ujeclaa Wali mudo laga joogo zhan zanno Ayaan jacaylkii aan uqabay iz, ilowziin Kari waayey
@calideq11783 жыл бұрын
2021
@khaalidy3 жыл бұрын
Xasuustii cabdi tahliil warsame
@noorhussein39323 жыл бұрын
Keep go in
@yussufjelle14043 жыл бұрын
Ala xasuus heestan anigo class 8 Garissa primary school ayn dageeysan jiraay gabar maxubo ladaha ad ujcla o marka 8c a heed ana waxan ahaa 8 D ....2011