KZbin ayaan dhowaan bilaabay balse wali wax dhaqaale ah kama samayn, markii aan xoogaa ka caajiso muuqaalkan ayaan imaadaa si aan dhiiranaan uga qaado Malaha markani waa maarkii 5aad ee aan daawaday intii uu yaalay muuqaalku 😂
@FardowsAbdilahi17 күн бұрын
Best podcast 😊
@Ogaalside-j2t18 күн бұрын
Isoo subiskarayb gareeya
@jamilamoalim348720 күн бұрын
Ha sheegina meeshaa tagaysiin sababtoo ah cadowbaa jira shaqo aan qof waligeed qaban baa noo qabateen. Maansha Allah
@RoodaAbdiHassan6523 күн бұрын
Maashaallah ❤️
@NuurojamaCiise26 күн бұрын
M.a hooyo
@Caqiidadaadatoosi28 күн бұрын
Yuo tubka aan ugu jeclahay Soomaalida ayaad ahayd.❤
@Caqiidadaadatoosi28 күн бұрын
Geedi Sahan waxaad tahay. Wiilka diinta ugu dhaw. Please sidaada ahow. Ha is bedelin oo muusigan naga daa.
@ismaciilCade-cn1yk13 күн бұрын
Musica yar o saran wa cdi vdio wax qurxiyo waba ayada lama dawan lahyn😂
@Caqiidadaadatoosi12 күн бұрын
@ acuudubiLLaah Haduu nashiido ku badelo ayaa ka quruxbadan
@iqraabdulahi11132 күн бұрын
@@Caqiidadaadatoosi nashiidadu ayadaba music bee leedahay
@Caqiidadaadatoosi2 күн бұрын
@@iqraabdulahi1113 qaar ma laha❤️
@ayaanabdullahi129 күн бұрын
Clip yar ayaan tiktok kusoo arkay oo aan kasoo helay.❤
@foozia426Ай бұрын
Maasha allaah ❤
@SaalimseeraarАй бұрын
Podcast kan wa kii igu horeyay een daawado ila dhamaadka
@Mohamedahmadleabdi109Ай бұрын
Jazakallah ustaad,mahadi haka gaadho saaxibkay m.harbi ayaa ila wadaagay barnaamijka.
@MariaUpthi-ei7ioАй бұрын
Qiimo bdn hooyo nawal ❤️💐
@shek_donАй бұрын
waligay dhakhtar iyo qaysban ku xidhna lkn mntan ogaday in geedi sahan ninka la dhaho uu ka wayo aragsanyhy mcha allh wlhi caqli ba ku jira
@timeforbinaryoption7715Ай бұрын
Layaab war ninka markale inoogu so celi qaabka uu wax uu wax u sharaxaya layaab ah ❤🎉
@CaliFarax-qz8ncАй бұрын
Suasha kamu jawaabin kaa rer somiland kulaha bariga geel malaha Way leyihin labadaba gel iyo lo Mida kale jibril abokor iyo samaron markay is dileen ma geel bay isku haysteen waa maya Kuwa bariga ma geel bay isku laayaan waa maya Markaa iska aamu nio colada somalidu waxyabo badan bay ka kici kartaa sida hablaha daaqa iyo aano
Adoo mahadsan abdifataxow, Mar walba ood waraysi qaadayso Qofka nolashiisa iyo Waxbarashadiisa nooga bilow. Dadka daawada Goray reer putland oo kaliya ma aha, oo dadka caanka ka aha Deegaankaas wada garanaya, balse waxaa daawada dadyow badan. Nawal shariif baraarug Liberary ayaan ku bartya balse si Wacan uma aqaani. Saaxiib intaas noo samee si aan u baro dadyowga saamaynta leh
@FatimaMaxamed-xp3pyАй бұрын
Dhakh tar ban fahamaya uun de kuwa kle is ma fahmayno nio😂
@timeforbinaryoption7715Ай бұрын
❤🎉 dadka wax laga faaido weeyan
@fatumamohamed5584Ай бұрын
Manshallah ilahay ha in xifdiyo wiilasheena soomaaliyeed horay u socda.
@axmedculujoog3421Ай бұрын
Wuumahadsan yahay ustaadku
@deeqaahmed184Ай бұрын
Ano muqaalka daawan baan waxaan le yhy geedi sahan iyo dhaqtar iyo qeys qeysar iskuma dhigmaan geedi sahan wuu kaaga horeeyay Number one then wuxu tarcket gareeya somalida ku nool dalalka aan laga fileyn kuwaan kale wa caruur waxaan kuso xigo geedi sahan in yar qeys qeysar
Podcast qiimo badan oo aad loogu baahnaa runtii. Mahadsanidiin
@mohamedmohamed-tq7ftАй бұрын
Baarakalaah
@abdirahman_ahmedАй бұрын
dadka mulxidiinta noqday kuma yaro xujo marwalba yaanan loo sameen marmarsiiyo ah dad laniqaasho ayaan yar, dad waxaa jiro rusushii oo nool ladagaalay marka yaanan caam laga dhigin in xujjo yari ee jirto
@IbraMoha-p3vАй бұрын
Hadaan dhamaystay
@abdirahman_ahmedАй бұрын
center-ka Solar system-ka waaye mudane maahan koonka, mahadsanid