Dareenka Shacabka 02 07 2013
1:12:19
11 жыл бұрын
Xassan Daahir Aweys oo la soo qabtay
4:15
Пікірлер
@mrharryodeel6287
@mrharryodeel6287 3 сағат бұрын
Waxan daawanayaa Talaado 23/7/2024 xili duhurnimo ah Magalada boosaaso❤
@CabdiMacalin-c1m
@CabdiMacalin-c1m Күн бұрын
@CabdiMacalin-c1m
@CabdiMacalin-c1m Күн бұрын
Qaar baa qaxayoo Qaxooti noqdee Qaar baa qaloo La qoor go'oyee Qaar baa qadday Qabyaalladdiyaa Qilaaf dhalisee Qasaaro keentay Qeyr badnow malige In Lee iska qabtaa Laggu qaboobaaye Quud la'aan joogee
@Cabdi-l5m
@Cabdi-l5m 8 күн бұрын
Cabdi
@kulmiyeabas8298
@kulmiyeabas8298 9 күн бұрын
Allah unaxaristo hoyo kasto oo somaliyed intaa nolna cafimad taaam ah urajenaa
@mohamedmohamood147
@mohamedmohamood147 10 күн бұрын
Hestan waxan dhageysanaya ano school sare dhameyey alx waxana uqoraya commentigan si,aan mar labad u eego balse waxan arkaa in noloshu igu adagtahy imikadan I.a mar un waxan dhageysan donaa anoo meshaan rapay tagay one day☝️🤲✌️🏃💙
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 14 күн бұрын
Isaaro no taali jirtay mel ladhoho shabelduula o udhaxaysa beledxawo iyo garbaharey ayan ku dhagaysan jirnay 2008/2009 aniga iyo rag waxna dhinten waxana nool
@IsmaciilmahDCali
@IsmaciilmahDCali 14 күн бұрын
@HalisTa..22
@HalisTa..22 16 күн бұрын
Asayda inaan xirtiyo Agoonta inaan la qaxo Astaahil uma aanan lahayn😓 Waan waayay wax aan ku cabbiro miizaanka erayadan Sorry Hooyo walboo la dhibaateyay🙏
@ClahiCabeye-qn8fy
@ClahiCabeye-qn8fy 21 күн бұрын
2024 yaa ila raadinaya heestan
@maryanshmiris2356
@maryanshmiris2356 23 күн бұрын
heesta kelia ee si qalbiyan ah ii taabato hayeeshe inan ragoow ergiyo waxan ahay dacwo eed baan kaa tabanaya markan maqlo emotional iska noqdaa
@AbdiwaahidCirfo-v9s
@AbdiwaahidCirfo-v9s 26 күн бұрын
11 sano kadib heestan wali xasuus bay igu leedahay
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 Ай бұрын
Kabankii Barre fiidow
@FCB_EMPIRE
@FCB_EMPIRE Ай бұрын
io sento questo è meraviglioso video sulla vita siad bare
@FCB_EMPIRE
@FCB_EMPIRE Ай бұрын
che grande leader siad bare è più grande presidente perché somali una volta aveva questo presidente , abbiamo bisogno di questo ragazzo , io sono somali 👏
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 Ай бұрын
Alle haw naxariisto
@mohamedabdullahiismail4013
@mohamedabdullahiismail4013 Ай бұрын
Illahay ha unaxariisto aamiin aamiin aamiin
@user-ns4dp3yd6v
@user-ns4dp3yd6v Ай бұрын
AUN abwane
@MaaidaMukhtaar
@MaaidaMukhtaar Ай бұрын
13 july 2024
@Halimojama-kh7so
@Halimojama-kh7so Ай бұрын
Dabna haygu shidin 😢❤
@KhadijaSiiliki
@KhadijaSiiliki Ай бұрын
Yaa daawanayo 2024❤
@HabiboBashir-kc6lw
@HabiboBashir-kc6lw Ай бұрын
Pls sub
@user-wj8pq5zy4i
@user-wj8pq5zy4i Ай бұрын
edadey xabibo xasan toxow ❤
@ismailh6518
@ismailh6518 Ай бұрын
Alla yarxam shaqaysta buu nagu dhiiro galiyey walahi amazing man buu ahaa.
@mohamedaamin930
@mohamedaamin930 Ай бұрын
M.a❤❤❤😊
@mohodinPliano
@mohodinPliano Ай бұрын
Eroe 🦁🇮🇹🇸🇴
@caydidcumar2906
@caydidcumar2906 Ай бұрын
Yaa erayada lahaa
@dhameysdumar3795
@dhameysdumar3795 Ай бұрын
2019 ilaa hada 2024 jecel marku ihayo onsexan wayaa dhageysta 😢
@carafaatfaarah6578
@carafaatfaarah6578 2 ай бұрын
Fanaanad xaliimo,abwaan bare fiidow iyo hobolada waabari intii dhimatay allaha naxariistii jano siiyo
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 2 ай бұрын
Markii ugu horraysay heeskan waxaan ka dhagaystay Idaacaddii Codka Nabadda ee Addis Ababa kasoo gali jirtay 1993. Hees dareen taabad leh. Abwaan Barre Maxamed Fiidow Leento Xabiiba Xasan tooxow.
@maxamedxaaji1158
@maxamedxaaji1158 2 ай бұрын
Good 👍 ❤
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Waa erayadi abwaan barre maxaned fiidow ( lento ) Laxanka ashaqararka isla isagaa ku laray Waxan fila kabanakuna inuu isla asigu tumay Codka maama xabiibo xasan toixow Cimri dheer allha siiyo abwanka iyo mama xabiibo Faraantigii la isku xidhay ma fashilba sheekadenii 😢😢
@ClrashiidClaahi
@ClrashiidClaahi 2 ай бұрын
sɪᴅᴀᴀ ɪɢᴀsʜᴀɴ ᴡᴀʟɪ ᴏɢᴀɴᴇ ᴜᴜʀᴋᴀ ᴋᴜ ʜᴀʏᴀᴀʏᴇ ᴀғᴀʀ ɢᴏᴏsᴋᴀ ᴡᴀxᴀ ɪɢᴀɢᴀ ᴅᴀʀᴀɴ
@mohammedosman3228
@mohammedosman3228 2 ай бұрын
Dadkoodhan waxay modaa xabiibo xasan toxow❤in ay dhimatay way noshahay xabiibo london ayeey jogtaaa cimriga allaha ubarakeeyo fananena amiin
@qabuulsiciid4633
@qabuulsiciid4633 Ай бұрын
7
@gattuze453
@gattuze453 2 ай бұрын
Ma garanayo waxa aan gabadhan heesahedu iga duwan yihiin heesaha kale kle love u more mama ( 10 may 2024 )
@hassanabdulle9837
@hassanabdulle9837 2 ай бұрын
Waa laxanka
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 2 ай бұрын
Old is gold ♥️
@abdimajiidhaji5066
@abdimajiidhaji5066 2 ай бұрын
Wadani Best Somali song ❤❤❤❤
@bishaarbashaashchannel2488
@bishaarbashaashchannel2488 2 ай бұрын
Taarikh wanaagsan iyo dardaaran ayuu ka tagay❤
@CabdullahiMaxamed-ku2hh
@CabdullahiMaxamed-ku2hh 2 ай бұрын
@user-vq5vh4rn9i
@user-vq5vh4rn9i 2 ай бұрын
Abuu zubeyr
@WarisCisman
@WarisCisman 2 ай бұрын
Raga doorkii aan ka dugsanayow 😢
@thunderlight4619
@thunderlight4619 2 ай бұрын
If you are listening 27/04/2024 or 2024 fatta soo taag ❤
@gianniguidi6975
@gianniguidi6975 2 ай бұрын
Povera Ilaria!
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 3 ай бұрын
Heesta Ergo Erayada iyo laxanka abwaan Barre maxamed fiidow Codka fanaanad habiibo hasan tooxoow Heesio wada dareen leh
@sabariinnuuraxmed8898
@sabariinnuuraxmed8898 3 ай бұрын
2024❤❤
@AadanCali-uk6ur
@AadanCali-uk6ur 3 ай бұрын
Saxwayye
@sadaqisse6152
@sadaqisse6152 3 ай бұрын
2010 Ceelasha Biyaha ‘ Xasuus dheer ban galay 😂 Nokia 3110 Ayan wadan jiray 14 Sano kadib cawa ayan dhagesana
@MustafeKhadar-rg6xq
@MustafeKhadar-rg6xq 3 ай бұрын
Hoyo o dhami wa dahab Allow hoyooyinko dhan janada ge
@husseinabdi6951
@husseinabdi6951 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭 I miss her 14 sano yey igamaqantaa
@feysalmuqtar-nq2md
@feysalmuqtar-nq2md 3 ай бұрын
Music tan ujirgo aye somahan music asalka Salim ma leh hda 🤔🤔
@Bisharmowlidabdi
@Bisharmowlidabdi 3 ай бұрын
Abwankan alle ha u naxariisto waan jeclahay gobayada iyo murtida