Waxan si cad ujoojay waxkasta oo cidkale na dhexmara hada soomaalind dhexdeeda cid aan ahayn ameerika
@ZahraGonle-e5kКүн бұрын
Wa lacagti sacad Muse ayu kudhisay dagmadisa down ina mooge wa khayin beenale ah faraq khayin ah down 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@shantagees9425Күн бұрын
Hargeisa oo cirka u socota mashalalh ... dumarkeena ilaahow jahligaan ka saar iyo inay sidii shuftadii wajiga duubtaan. Meelkasta waa saas from Xamar to Gaalkacyo Garowe Kismayao Burco, labiskii qurxoonaa ee dhaqankeena la xoor. carab baa nalaka adeeiyey oo dhaqan ay naceen nagusoo xawilay.
Asc walalo lambarkaga watsapp maleh miyaa plz xagee kala so xiriraaa iso jawaab
@hargeisavlogsКүн бұрын
Wms wll Halkan igala soo xidhiidh 0634766996
@abucabdleiriir7271Күн бұрын
ماشاءالله الى الامام ماير
@AliHassan-gp3xkКүн бұрын
Biyo mareenkaasi kow magalada ayuu safety uyey oo uu biyihii dhaafinayaa Marka labaad shaqo abuur buu dadka uyey oo dad muruq maal ah baa shaqo kahelaya oo dhaqaalo kasoo gelayaa Marka saddexaad lacagta si malaayac ah ubixi jirtay oon dadka faa,Ido ulahayn baa umadii dib ugu noqonaysa magaaladiina qurxinaysa waan a wax fiican haddii arinkan lajoogteeyo
@khadraibraahim612 күн бұрын
Mashallah tabarakallaah allow nobarake ❤❤
@abdirizakAfyare2 күн бұрын
mayarka alle ha barakeeye uu dadaalay isaga iyo golihisuba.. talo ahan dooxu xaga uu kaga darayo biyo mareenkani waa in kor looga qaada si aanu biyaha doxa ugu so celin oo ayna isku dhac u samayn.
@khadaromar73852 күн бұрын
Guul weeye maanshaa allaah
@abdit82702 күн бұрын
Mooge hadalka badan iyo cadowga gudahaa lay yaqaan raali gelin haka bixiyo.....ha xakameeyo afkiisa ...islaanbaa waxa la yidhi inanteedii waxay raacday nin ay kala hanweyneed.. markaasay afaray tirisay...waxay tidhi waan kuu han weynaa ee waxaan kaa hunguri jabay markuu hoolif kula tegay😮
@khalidjiheeye3809Күн бұрын
Dee wa runti sow reerkiisa kuma tidhaahdan wa cadawe cirka gala
@hutohuto35592 күн бұрын
Welcome back nice see videos again
@noormohamud-it6ml2 күн бұрын
Mashaa allah rer hargeisa nabad iyo baraare allah ha idin siinyo
@ Somalia markay ahayd dhulka ayey la sinayd orod so fiiri somaliland ama hargeisa 1990 gi markay somaliland noqotay ayaanu sidaas kaligayo udhisanay marka maanta miyey somalia noqotay u funny bro
@shantagees9425Күн бұрын
@@AbdiganiIdris Dhulka yaa la simay? dhulka Maxamed Siyaad Bare baa la simay oo la socdeen dad Hargeisa u dhashay, Somali oodhan ha masabidan, Somalidu odagaas bay lahayste u ahaayeen marka cadhada Somali hakula dhicin. Haday run ka tahay reer Somaliland sooma dhawaysteen nin Siyaad Bare talo usoo qabtey.
@shantagees9425Күн бұрын
@@AbdiganiIdris Muuse Biixi wuxuu ka mida ahaa Siyad Bare dadkii ugu jiray Somali Air Force ilaa 1991, marka maxaa madaxweyne uga dhigateen hadaad daacad ka tihiin wixii dhacay 1980s? Shacabka Somalidu waligood cadaawad uma qabin walaalaha waqooyi, Siyaad barre na intuu Hargeisa dhib u geystey inkabadan buu Somalia u geystey marka nacaybka jooji, viva Somaliweyn.
@Suhayb.2003 күн бұрын
Masha Allah
@mohammedabdullahi27993 күн бұрын
Guryuhu way quruxbadanyahiin lakiin dhir ama geedo halagu beero
@Arawelo-u2v3 күн бұрын
Asc walalo watsapp ma laha miyaaa bal iso jawaab
@djoharaabdi54803 күн бұрын
Mashallah Allah
@SacadMusa3 күн бұрын
Masha Allah
@faysaldhagay81163 күн бұрын
Mansha allah waxan ku darsanlahaa in baaburta meel ka baxsan suuqa la dhigto
@zhiinaldoofficials59213 күн бұрын
Mooge alle ha barakeyo
@HamdiyaSaed3 күн бұрын
Baaburta yan lagu parking gareen meheradaha hortooda wa qalad😅