Пікірлер
@myyga261
@myyga261 4 сағат бұрын
Mujrimkaan ninka dhagaysanaya baa ka daran. Imisa dad masaakiin uu dilay asoo diin beena ku gabanaa.
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 7 сағат бұрын
Xasan dhiiqo waa in dalka laga bad baadiyo
@BaxsansiciidOwnuur
@BaxsansiciidOwnuur 8 сағат бұрын
Axmed madoobe guuuuulu insha allaah
@MuhamadSharif-li6nl
@MuhamadSharif-li6nl 21 сағат бұрын
Dowlada watee wa tuugo ma aha dowlad
@bashirabdulle2412
@bashirabdulle2412 Күн бұрын
Nasib daro somaliyey horta nin yaqano ninkan barlamanka no fadhiyo ma le dihin waxow ahaan jiray wallahi wax ma sheegayo lakin wa fadeexad nalagu so diray wa dab holcayo asiga ma aha Nina ma aha wa kuwa allah ku tilmamay dayusinta sad doontan u fasirta aniga iyo xaskissana wan is naqana Saudi arabia xaffadda saxeefo wa nin sas ah bye
@MahlanxaajiMahlanxaaji
@MahlanxaajiMahlanxaaji Күн бұрын
Kusaliya xabiibkeena muxamed scw
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Күн бұрын
Waxaan waa nacas jilicsan
@Bare-z3l
@Bare-z3l Күн бұрын
Xasan sh oo qofna looma joojinayo dhahayo oo masiirka dalka oo dhan hogaaminayo indhaha ayay ka fiirsanayaan waxbo Kama dhihi karaan cowska yuu ka engegine duurka ha galo
@SekaakSecamal
@SekaakSecamal Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedadamcabdi8496
@maxamedadamcabdi8496 Күн бұрын
Mooshin ma ahaa waa lacag doon
@BaabaTaango
@BaabaTaango 2 күн бұрын
Baarlamaankii soomaliya ma islaamahaan oo aduunkodhan soo duduuway maa ku soo haray
@abdulsaid1380
@abdulsaid1380 2 күн бұрын
Mahadsani
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 күн бұрын
XASAN AYAX WUXUU NOOSOO WADAA DAGAAL 4 GEESOOD AH❗️❌️. JABUUTI IYO ERITREA, ITOBIA IYO MASAR. INTUBA BERI DUUSHEENAY ISKU GARAACAYAAN😢.
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 күн бұрын
Sax war kale ma jiro waa teendhada
@Bare-z3l
@Bare-z3l 3 күн бұрын
Abdi Rashiid wuu saxay sida xasan doorasho qof iyo cod u qaban lahaa Banaadir waa 18 gobol somali oo dhan ayaa deggan inta kale wa ka marannaa
@NurtoAliAhmed
@NurtoAliAhmed 3 күн бұрын
Xildhibaankeena guuleysoy
@xuseenyaawaayo3129
@xuseenyaawaayo3129 3 күн бұрын
Waaruntiisa xildhibaan
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 күн бұрын
XASAN DHIIQO DAGAAL 4 GEESOOD BUU NADUL KEENEY. ERITREA IYO JABUUTI. MASAS IYO ITOOBIYA. ❗️❌️ HALIS WEYN WEEYE😢
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 күн бұрын
FAHAD YAASIN XAMSE WAABA UU CEEBEEYEY😂. RAYSALWASAARE WAA IN UU NOQDO NIN AWOOD LEH OO MADAXWEYNAHA QABAN KARA HADUU XUMAAN LA YIMAADO😊
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 күн бұрын
Xasan xarsh waa layska qabanaya ama xamar khardun bey noqonaysa
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 күн бұрын
Ahmed guulayso
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 3 күн бұрын
Wa ilahey mahadisa hadibo babuurki xasandhiiqo lohelaya makanika heerasaraha ojojiye baburuki loyqinay lojojimayo eujojoyey axmedmadoobe ouhelay fariincusuba
@NurRoble
@NurRoble 3 күн бұрын
Ethoopia bad baadiya koleey iyadaa ka socotiine 😂😂😂😂
@SekaakSecamal
@SekaakSecamal 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cawilgeelle3746
@cawilgeelle3746 4 күн бұрын
Xaar cunayaaldheh xilmadhebee waa ey aan dal iyo dad midna dan u haain
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 4 күн бұрын
Xasan tuug Rida mooshin ka keena wadanka badbadiya kolly tuug bad tihin
@SiraadNuure
@SiraadNuure 4 күн бұрын
Shacabkii soomaaliyeed marhoray kahuleeleen xamar habar gidir baa udambaysay xamar waraa iskuhaysta abgaal .
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 4 күн бұрын
Dalkeena xashi qadi meeso wadani baa guuleesen insha allaah xabina way tegi
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
SSC UMA BAAHNA DAMULJADIID 😂. WAAGA DAWLAD DAACAD AH LA HELO BAY SUGI. XASAN TUUG FUTADA HAYSKA GESHO AQOONSIGIISA😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
ALCADAALA MAGACA MA GEYO😂. WAA NACAS JAAHIL AH OO BEEN ISU SHEEGAY.
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
AL CADAALA WAA DAYUUS😂. XASAN HA WEYDIIYO CIIDANKII SOOMALIEED UU XASUUQAY😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
XASAN AYAX LAGAMA YEELAYO MUDO KORORSI IYO DICTATORSHIP 😂😂😂😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
CAASIMADA SOOMALIA MEELKALE HALOO RARO. XASAN TUUGNA XAMAR BAA XABAASHIISA NOQONDOONTA😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
XASAN AYAX DAMACACIISII QABYAALADAYSNAA WAAKAA LASOO AFJARAY. SOMALIA WAA FEDERAL😊
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
SICIID DENI IYO AXMAD MADOOBE WAA KU SAXAN YIHIIN IN AY KASOO HORJEESTAAN WIXII FROMAAJO LAGA DIIDEY😂
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 4 күн бұрын
Balse Hiraab wuu jabi doonaa
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 4 күн бұрын
Hiraab waa codowga koowaad ee Digil Aw mirifle
@mahamoudali9397
@mahamoudali9397 4 күн бұрын
Ethiopia maxuu ka qaadi kani
@queensoomaali7191
@queensoomaali7191 4 күн бұрын
Lafta gareen isagaa aaminay xasan sheekh haka shalaayo
@XakiimoMaxamed-k7w
@XakiimoMaxamed-k7w 4 күн бұрын
Afbiijo..iyo..kaa.dheer..qaaab.aawe.hawiye.allaaha.idinka.iyo.wixii.idinĺabid.ah..waa..landing . Ogyahay.waxaa.tihiñ.in..aad.3.tihiin.wax.matara.yaaĺ.tihiin
@ragehussein124
@ragehussein124 4 күн бұрын
Dhibka Somalia ka jira oo dhan waa xasan munaafaq ee xasan tuug dalka ha laga qabto
@Ninqaran888
@Ninqaran888 4 күн бұрын
Siilka hooyada was inta aad xumaha somalia ka shekeynayso maad caalamka xumaantiisa ka sheekaysid qabyaalad ayaad u furatay youtubka lkn waad dhimanaysa
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 4 күн бұрын
Unukaale waa soo dhamaatay😂
@TaaroAli
@TaaroAli 5 күн бұрын
Waxay dawlada j.somaliland u sheegaysaa wadamada africa ee kala shaqeeya ama kala hadasho arimaha ka dhexeeya labada dowladood iyagoon iska hubsan waxa ay isku hayaan j.somaliland iyo somalia ee dhinaca somalia lasoo safta waxay j.somaliland u aqoonsanaysaa inay tahay cadowga j.somaliland waxaanan kala talinaynaa inay iska hubiyaan beenta iyo baro bagaandada ay wadamada ay ku meeraysanayso u sheegaynaa dawladaha masar iyo erataria inay iska joojiyaan waxyaabaha ay kala hadlayoso ee ay ka midka tahay ciidamada ay u tababarayaan iyo taageerada hubka ah ee ay soo siinayaan si ay j.somaliland oo ay isku haystaan xuduud dhuleed iyo jiritaan wadanba markaa inta lagu kala baxayo waxay j.somaliland digniin iyo baaq dheer ugu sheegaysaa inay iskaga ilaaliso ku taageerista hubka iyo kala shaqaynta waxaanay kaligeed xaqa ugu lahayn ee ay kaligeed sheeganayso iyadoo ay jirto dawlada j.somaliland oo ay isku haystaan jiritaanka dawladnimo ta sharciyada u haysata ee gali karta heshiis sharci oo dawladnimo oo ay isku hayaan labada gobol ee j.somaliland iyo j.faderalka somalia ?Hadii kale waa in labadaba si isku mida loola macaamilo oo isku si loogu tixgaliyo mid waliba waxay xaqa u leedahay?
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 5 күн бұрын
Xasan.dhiiqwo.gudaha.xalli.waxba.hakumeereeysanin.ethiopia.
@sour.candly7868
@sour.candly7868 5 күн бұрын
MW Xassan halkii uu Xabashida ka Difaaci lahaa Wadanka wuxu ka shaqeynayaa siduu kursiga ku sii joogi lahaa
@queensoomaali7191
@queensoomaali7191 5 күн бұрын
Good news
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 5 күн бұрын
XASAN XUMOOW WAA ILAABAY IN LA DHIMANAYO SU.AALNA KA DANBEESO
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 5 күн бұрын
WAR KAN WAA MUNNAAFAQ OO ILAAH KA FURTAY WAA TUUG BOOBAYO DALKA IYO MAAMULKABA EE INAAD ISBEHEESATAAN HALAGA HORTAGO WAA BEENTII SHABAAB MARABYO WAXUUW LADAGAALAMAYAA SIYAASIINTA DIIDAN SIYAASADIISA UREESO
@KhadarDahir-mm7xc
@KhadarDahir-mm7xc 5 күн бұрын
Benlow