Пікірлер
@AxmedFaarax-m9d
@AxmedFaarax-m9d 15 күн бұрын
Allhu anxariisto
@JuuriCadey
@JuuriCadey 15 күн бұрын
Allah uu naxriisto😢
@NimoKhalif-g5w
@NimoKhalif-g5w 15 күн бұрын
Ben abuur mashegin ee cafis ayan maqalnaa
@JuuriCadey
@JuuriCadey 15 күн бұрын
Xaliye caraab weyne wey ku haysataa 2025 kama harto awoowe😂😂😂😂
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 16 күн бұрын
May Allah give him good Health 🤲🏻
@ifrahhersi4559
@ifrahhersi4559 16 күн бұрын
Sad😢😢😢
@gabarqurux3241
@gabarqurux3241 16 күн бұрын
Alle cafimad taam ah haa siiyo
@JuuriCadey
@JuuriCadey 16 күн бұрын
Maskiin wiil dhaliin yaro waye Allah cafiyo wale Bina adamku kalsoni iyo aminaad maa leh😢
@zeynaarora3491
@zeynaarora3491 16 күн бұрын
Allah cafiiyo maskiinkah😢
@hudama3994
@hudama3994 20 күн бұрын
Subxanallah fartuun birimo allah soo hanoonsho mida kale rayan iyo ugbaad aragsan qamar sugaani mey utashan rabaan nairobi miya lagu tagi raba mida xigto xaliimo gobaad baa taboodkeenta laa yabaana cuquubadi😂😂😂
@japutqof8916
@japutqof8916 20 күн бұрын
Ugbad oo dhaheeyso rayaan baa ii tagtey wan suugeyna wale 2025 shar oo ku bilowdey
@AbdinasirMohamed-qz1kr
@AbdinasirMohamed-qz1kr 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Myway3801
@Myway3801 Ай бұрын
😂😂😂😂
@ahlaamisse5658
@ahlaamisse5658 Ай бұрын
2:54
@HanadAbdala
@HanadAbdala Ай бұрын
Anaga wlan
@CabdalaXsan-hw3gl
@CabdalaXsan-hw3gl Ай бұрын
😂😂
@farhiyoabdi8752
@farhiyoabdi8752 Ай бұрын
❤❤❤ scw
@farhiyoabdi8752
@farhiyoabdi8752 Ай бұрын
Bisnika😢
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
cajiib waaye
@BaaBitaro
@BaaBitaro Ай бұрын
Wale qof kasto video quruux badan iyo Mel quruux badan jogo lama Amiin karo Somali iyo dhaan is inkiirto yala amiina
@hudama3994
@hudama3994 2 ай бұрын
Ewalbo nag kaab kaa tuumato aheed faido kale laga suugayey maa jiira rayan cadan iyo madow baa is ku soo maray qofka rasmiga video kaa dubtay iyada og😅😅😂
@JuuriCadey
@JuuriCadey 2 ай бұрын
Aqlaaq xumadaa iyo dhaan xumaada markii lagu heshiiyo dhiibkan ayuu leyahay horta maxa leska duuba nin iyo nag is qabo subanaxanallah ceebta aduunka wey ku dhacday cadabta aqiiro nah way uu dhiman tahay
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 ай бұрын
waa Edebdaro waxa ay ku kacayaan dadka nocaan ah bal wakaase camiro dhankii xumanta markii loo qatey dhibtaasa dhacdey war Alle ka xishooda
@CaagCade-rc1mm
@CaagCade-rc1mm 2 ай бұрын
Maskiinta alle haa cafiiyo nacas cadow ah baa helay rayan 😢
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 ай бұрын
Xasbi Allahu Wanicmal Wakiil Horta. Tan Ma Xishooto Miyaa Intaas Qof Beey Is Haystaan Huda Af Ka Xaaran Hooyo Un Beey Caayin Marka Aad Aragtid!! Akh Ma Xishooto Ah Kuwa Kale Oo La Caaytamaya Ayaguna Ma Sahlana?? War Kuwaan Baraha Bulshada Labada Dhinaca Ba Waa In Laga Wada Xiraa Baraha Bulshada Ay Ka Soo Qayliyaan????
@dordaGarodiya
@dordaGarodiya 2 ай бұрын
XASAN tuug umada alle haa kaa qabto
@انااععنا
@انااععنا 2 ай бұрын
اسمه ايش بالعربي
@Beelosaajinsuufi
@Beelosaajinsuufi 2 ай бұрын
دين سي معروف
@userc6x3u
@userc6x3u 2 ай бұрын
Waxaba la dhahay hadi la kariyo waxtarkisa ka dhimanaya markaa biyo qabaw aya lagu darsadaa
@marian5607
@marian5607 3 ай бұрын
malaf keedii oo video ah baa laha daba keenay samiixa 😂😂😂😂
@marian5607
@marian5607 3 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hibaqhibaqmohamed8828
@hibaqhibaqmohamed8828 3 ай бұрын
Nayaa samiixa kayar caaisha naa naga aamuus fidnoyahay dadka haisku balaminin subxaana llaah
@BaaBitaro
@BaaBitaro 3 ай бұрын
Samiixo waxey ogtahay mamo MALYUUN in ay gacaan uu Qadeyn saa dartii uu caysii mida xiga maa hoyaaded alle haa unaxriis maa waxey ku Soo tarbooyey seey dadka kaa waa weyn oo dhali Kara in ay caydo kuwa kaa yar yaarna kaa baqaato nag feerah weyn oo caqli leh laa waa Caasho yaar wa fariid lol
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@boushraboushra9695
@boushraboushra9695 3 ай бұрын
Edeb yeeley nayaa
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 3 ай бұрын
Caisha waa fariid
@siradm
@siradm 3 ай бұрын
Tan cunug miyaa marka? Naag wayn waaye oo sodoh ah, aabeheed iyadow xaq ku lee yahay maanta, xishooda, muxuu wax siinaa qof waayeel ah?
@Beelosaajinsuufi
@Beelosaajinsuufi 3 ай бұрын
Cunuug nimo iyo dariif iyo bahi wiixi yaraanteeda somaartay ee kaa hadleeysa muhimada xiliga adka key somaartay waye in ee nag weyn tahay oo sodoh tahay oo manta abaheed uu bahan yahay maa ahan sii kasto uu weyn tahay maskaxda waxey ku Soo kortay kama tiirmaayo
@siradm
@siradm 3 ай бұрын
@@Beelosaajinsuufi haa laakiin taas way soo dhaaftay, hadda ayadaa qofwayn ah, aabahay qofxun waaye maxaa waaye? Adigu ma dhihi lahayd eragaas?
@Rahma-dg4lj
@Rahma-dg4lj 3 ай бұрын
Adiga figradaada ayaad ka hadashey ee hadii aad kahayso xog sax ah Nala wadaag hadii kale haku danbaawin waayo xog ayaga kasoo baxdey ma lahaan
@degan4
@degan4 3 ай бұрын
Fanaan maaho waa wadaad
@Beelosaajinsuufi
@Beelosaajinsuufi 3 ай бұрын
Wadaad maxa kaa horeeyay fanaan🤣🤣
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
@Beelosaajinsuufi
@Beelosaajinsuufi 3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Wcs walshey beeela Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh
@muhuboabubakr-jg1kz
@muhuboabubakr-jg1kz 3 ай бұрын
Asc. Waale soomali. Iska huubi. Waxa sheegeso Dadku muuquli karaaye
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 3 ай бұрын
Reerkaan waxooda waa prank wiil ayaa ilaahey siiyay Danbigaan Soomaaliyeey iska daaya wax walbo waa qoraal alle waxa jira ilaahey bes ayaa og
@hudama3994
@hudama3994 3 ай бұрын
Karbaash xalaal ah
@BashuBayrut
@BashuBayrut 3 ай бұрын
Xaqiiq waye Aboo yaalka Somali oo ilmo kooriyaay wa dhiif iyo nadiir Lakin beelo saajin hadalkaagi waxu uu dhiigma in aad kaa miid tahay hooyoyiinka ilmaha lagu dayacaay sorry hadan kugu qaldamaay fikiirkeyga iyo sida uu Arkaay le sida gabadhaha hadalkeeda ku tageertay😢😢😢😂😂
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 3 ай бұрын
Ilahey ka cabso walal abdulahi gabar kama caesrin wax hubso
@CaagCeel-jv3xp
@CaagCeel-jv3xp 3 ай бұрын
Sorry maryan😢 faraax Somali faido Maa leh
@hiboali5025
@hiboali5025 3 ай бұрын
Sorry maryan , Abdullahi gabdhaha ayada ma samaynin, Allah ayaa wax walba bixiyo hadii aad maryan gabdho ku nacday, wiil caasi ahna Allah wuu ku siin karaa, laakiin maanta waxaa noo cadaatay in aadan aaminsanayn QADARTA ALLAH, nabsina wuu jiraa ee ogow
@Queenmj2024
@Queenmj2024 3 ай бұрын
Rayaan waa tooog she does not fear Allah I paid her money and she blocked me after receiving my money she was nice to me on the phone and I believed her. It’s been one month and I havnt heard from her , I will never forgive her.
@Queenmj2024
@Queenmj2024 3 ай бұрын
She is tooog I’m from uk and I paid her money and she blocked me after receiving my money she was nice to me on the phone and I believed her. It’s been one month and I havnt heard from her she does not fear Allah I will never forgive her.
@Hada23234
@Hada23234 3 ай бұрын
Ilohow gabadhan cafimad hasiyo waa gabar yar rsbiyow cafimad tama sii 😢😢😢😢