Bismilaahi wariyaasha somalida illaahey amarkiis local iyo af isku galis lee kashaqeeyaan war heedhe horta wadaniyaal noqda pls madaxweyne maxushmeeyneeysaan dal maxushmeeyneeysaan sheeko kale oo dal difaaca ayaan kudhaxjirney orda madaxweyne xasan shikh weeydiiya sheekadaan pls xasan utaga gudoomiyaha xildhibaanada raadiya pls lakin sidan ha’ula tagininaha ileen masuul kasta waa in laxushmeeyaa wadanina iska soo dhiga marka hore wlhi in aaysan wariyaasha dunida sidaan ushaqeeynin kow adinkoon qeeylin far mala taagan karo miyaa su’aalo qabyaaleeysan naga saara walaaliyaalow pls qofkii qabyaalad udhinto haba soo qaadaninaha ileen kaa wax nooma tari laheenba maangaab ha’iska baxo mahadsanadiin.
@MohamudDahir-du7jtКүн бұрын
Laakiin xasan wuxuu doonayaa inuu noqdo madaxweyne aan dhicin dadkana uu ku maquuniyo Ciidammada Ethiopia shacabka Soomaaliyeed
@sahrailtrihe9389Күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽
@Xarrago80Күн бұрын
Badbaado Qaran ayaa loo baahan yahay...
@mohamudsamatar8993Күн бұрын
The solution to the failed state of Somalia is one man one vote and not 4.5 or electing the highest bidder for a president in the so called tent or TEENDHO If the core of your constitution is 4.5 clan based federalism why not implement the clan based federalism sincerely and let clans face each other at ballot boxes in that way the majority clan would have more representatives in the so called parliament According to your clan based federalism the so called 4 clans have each 66 representatives in the so called parliament regardless of the number of the clan, meaning a 9 million clan and a 4 million clan have same numbers of representatives, 66 each.
@mohamudsamatar8993Күн бұрын
The only way to avoid the Horn of Africa becoming another Sudan and a proxy war zone for Egypt, is granting Somaliland its rightful recognition of nationhood to have a diplomatic relation with any country of her choice, like its neighbor Ethiopia
@mohamudsamatar8993Күн бұрын
84% of the Nile River originates from the Ethiopian highlands, and 100% of the Egyptian livelihood depends on the Nile River. Ironically, Egypt has declared a war against Ethiopia not to access the Gulf of Aden on the Somaliland coastline
@osmanaden2727Күн бұрын
Maanta warkiisa wu cadyhy alshabab ayuu udoodayaa
@xamarey8143Күн бұрын
intuuna soo galin masar oo 20000 kun ah aibaabadii carab iyo muslina ka soo xirmeen malaayiin lacag zha dhacay shacabkiina banaanka u soo baxee baahi darteed caasimada ilaa gobolada maxkamad hanaloo saaro leh wax walba uu kaga nabad galaayo maxkamada sugeysa wuu sameynayaa soomaaliya uu gobo ayuu k7 nabadgalayaa dadkiisana cuno ugu helayaa ciidankiisana mushaar ugu helayaa dibna uma noqonayaan ciudan xasan ilazliya uu isagu mushaar siiyo ayey noqonayaan madaxgobaleedyada iyo mucaaradka u tirtiryaa
C. İ. Samatar qolodaas in uu ka baxo ayaa haboon oo waa kuwa aan Xasan wax dhaamin damac siyaasadeed keliya ayaa ka hadalsiinaya, ninkaan waa in uu xilka isku soo taagaa ama cid uu ku kalsoonayahay dabada ka riixaa kiwaanse may.
@xamarey8143Күн бұрын
turki xasan wuu ku wareeray badahii iyo hawadii uu masuulka ka aha ayuu 20 dowladood oo kale u soo saxiixay shacab kacazya ama siyaasi kicinazya shacabka midna wuu idinka waayey shidaalkaas uu dad badan u saxiixaey ayuu ilaashanayaa iyo askrtii uu tababarayaa xasan wuu jiran yahay isbilaal khasab ku geeya madaxa marka hore halaga baaro kadibna jirka intiisa kale
@WorldNews896Күн бұрын
waxoogaa waali ah sheekha yaaaaah
@xamarey8143Күн бұрын
weyna soo ada socdaan masar ayaa ugu soo horeysa oo albaabadii ka soo wada xirmeen dalkiisiina ka dhacay lacag malaayiin ah shacabkiina banaznka u soo wada baxeen baahi darteed ilaa gobaladii imaaraad oo wadata calooshood u shaqeystayaal wadata jabuuti ertareya oo dan u geysey dal lawada boobayo shiino ugaandha iyo itoobiya oo hore noogu jirtey tvga masar ayaa leh soomazliyeed diidada dowladHa idinku soo socda waad gubneysaa waxuuna gaarayaa dabkiinu geesga afrika waanad qaxeysiin
@WorldNews896Күн бұрын
afgadud gurgaa ba'
@cabdimahad1142Күн бұрын
Shiiq sharif waa runtii
@mohamudsamatar8993Күн бұрын
The solution to the failed state of Somalia is one man one vote and not 4.5 or electing the highest bidder for a president in the so called tent or TEENDHO
sheekh sharijfow hal xasan waxba loogama qaadayo shacabka soo bixi oo la hadal boorar ku soo qorta do9ni meyno xasan sheekh ninkii ama gabadhii sameeya rabshad askarigii toogta shaqo kuma lihin sida shacuubta caalamku u soo baxo u soo baxa boorar ku soo qorta dhibkii uu idiin geystey xasan iyo dooni meyno degdeg ayey xalane idinku soo ordeysaa iciinkana qabaneysaa si aysan u ordin oo kheyraadka ay guraneyso uga cararen
@YahyaaEydarousКүн бұрын
Somaaliya hanolaato eyada o barwaqaa❤❤❤❤❤ Ethiopia hanolaato eyada obarwaqaa❤❤❤❤❤ Africa hajirto eyadoo walaalaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaalehBarkhadmukhtaarКүн бұрын
Madaxweyne sheikh shiriif ISO Cabdiraxman cabdishakuur Talan hayaa, Akoon didiiaa ufurulahaydeen,sameya Dalkana haladifaaco, Dal ISO debed halakoco,kharashna hala ururiyo dalka lagudifaaco, wamahadsantihiin guulaysta,
Shariifow ma waxaad u maleysey in Daarood uu kaa jecelnahay Hassan, labadiinaba waa idinku labalaboonayaan mana idin rabaan ee yaa ku yiraah walaalkaa ha iska xumeyn.
@HajiadanOsmaanКүн бұрын
ethiopia 5 dal oo bad leh ayaa deris la,ah
@PilotibraYareКүн бұрын
2dooda wa kuwii kenya bada ka gaday laga so celiyay 😂😂😂 maanta muqdisho la idin ka yaqaano ma is dhahdeen Kan kale odiga walan 90 jirka reer waqoyga wa kii daraad u Ola lenaayi in somali lakala gooyo Markee uso toos wesay dalka u rawa inuu qas wadayaashan garab kusi siiyo