Sheekadii Dhaashane Iyo Dheeho 2
1:49:40
Sheekadii Dhaashane Iyo Dheeho
3:15:45
SHEEKADII WAQTIGII ADOONSIGA 7
12:32
SHEEKADII  WAQTIGII ADOONSIGA 3
14:07
Пікірлер
@maxameddeeq-k6b
@maxameddeeq-k6b Күн бұрын
Allaha uwada naxariisto, lkn caydiid dalka wuu burburiyay dadkiina waa laayey😢 allah ja cafiyo koldheyba qof maqan oo la habaaro ma waxne'e😢
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Күн бұрын
Codka daahir cudhaah ayaan aad u jecelahay ku dhagysiga gabayadii allow naxariisaygii sayidka ahaa, haduu gabygan cod saaray fadlan ila wadaaga
@JamalmaxamedCandilahi
@JamalmaxamedCandilahi 3 күн бұрын
😊😅😮😮😢
@Ibraahiimgambool
@Ibraahiimgambool 3 күн бұрын
Awowowe nuur warsame yoonis gambooL❤
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 4 күн бұрын
Asc mnsha allah aad ayaan ula dhacay qaanka aad wax usoo gudbinayso dhacdooyinka nuxurka leh iyo mágaca madashan aynu ku kulan sanahay Waan kaaga mahad celinayaa sida aad xogaha waxku oolka ah nooguso gudbiso shukran jasakallah wll lakiin waxan jeclaan lahaa inaad nooguso darto taariikhaha culimada waawayn ee somalia❤❤❤❤❤❤❤
@zinaqurux
@zinaqurux 4 күн бұрын
Idaajaa allha cimrigaaga kuu barakeyo 😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@AadanYare-t1x
@AadanYare-t1x 4 күн бұрын
Haaaaaaaaaaaaaa
@MahamudDhuh
@MahamudDhuh 5 күн бұрын
@caliwehliye5425
@caliwehliye5425 5 күн бұрын
👀
@ahmedabdul6309
@ahmedabdul6309 6 күн бұрын
Ma sha Allah brother walaahi waxaad tahay qofka kali ah ee social media kaga hadla sheekooyinka dadkiisa Allah Haku xafido
@mohamedkhalif2602
@mohamedkhalif2602 6 күн бұрын
Nice
@maxamedaadam5309
@maxamedaadam5309 6 күн бұрын
Xidaysane xariirbaadihiyo neef la xoog sadaye xab xaabi gedaha ado xodan baad mariye xabkaga daq waxan qabaa xalan fududyne❤
@mahamudh6983
@mahamudh6983 6 күн бұрын
masdarka afsoomaliga weeye sayidku Alle ha ka raali noqdee
@KhaalidAxmed-h7w
@KhaalidAxmed-h7w 6 күн бұрын
Odayaal saaka laga bilaabo isku dooni ayaanu saaranahay safar dheer ayaanu xamar ugu soconaa danteenu waysku xidhantahay nin walbow iska ilow wixii aad hore u ahaan jirtay gidigiin waxaa tihiin askar waxaana si buuxda idiin qabta xeerka askarta ee doonidani u yaala Intaasaa aad iisoo jiidatay😊
@AbdiladifBillow-hm4fe
@AbdiladifBillow-hm4fe 7 күн бұрын
Daroga daal biini waa yaab
@Kaante_yare
@Kaante_yare 7 күн бұрын
Shb malinle noga dhig❤
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 7 күн бұрын
Waxay ku tusaysaa in uu Ninka Firinta jooga iyo ninka maamulaha isku Sheegayo in aysan wax ka dhxaynin.
@dulqas
@dulqas 7 күн бұрын
waxan sheeko waa dhaafty wlle ninii buugan qorey muxuu ku fara yareystey
@samiaofficial1206
@samiaofficial1206 7 күн бұрын
Sheekada waa ladaahaday bowe
@Abdi_aziz04
@Abdi_aziz04 8 күн бұрын
Ninkani dulmi ma heline isagaaa afkiisa eeeday umana arko in dulmi ku dhacay waayo dawladii abdi iley ee aaad ogayd ninka cay iyo aflagaado la doontay muxu filayay waa kibray abaalkiina wuu helay
@Cadaaniofficial
@Cadaaniofficial 8 күн бұрын
Part 3 aaway
@Abdi_aziz04
@Abdi_aziz04 8 күн бұрын
Waa sheeeko cajiiiba sxb maaalinle inooga dhig
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 8 күн бұрын
War sxb Waa part 3 Ma aha 4 bal xagas inaga hagaaji haddi anan qaldaneyn Mahadsanid.
@Mohammed___Hassan
@Mohammed___Hassan 8 күн бұрын
Wow tani sheeko way dhaaftay soo tabintaadu waa wax kle 😲
@Lagdheera
@Lagdheera 8 күн бұрын
Dadka waxa fulay ka dhiga wa iska waydin badan dagal Marka ku jirta waxa loo bahay kali fookoska sarta dagal gacanta fuudaysa
@MaxamedXasan-z4l
@MaxamedXasan-z4l 8 күн бұрын
Guuleyso sxp
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne 8 күн бұрын
Sxpow sojedintada waka helaa wlhi sida anogu sawiresid dhacda da guleso sxp
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 9 күн бұрын
Qabo iyo dhil jabta lagutola ee dhiil manoqoto aamelkedaa mawadato dhilqabo aameel wadato qabo katolan majirta aba fandhal qarsin xurbun aba xeero dhakal inaa niganaqano shaah aba caruur
@NajmoAbdicasiis
@NajmoAbdicasiis 9 күн бұрын
Cajiip
@ciisesheekeye3662
@ciisesheekeye3662 9 күн бұрын
dkdlfjsl;jg
@UpdiqaadirFaarah
@UpdiqaadirFaarah 10 күн бұрын
Reerka ganadhu ka dhalatay yuu ahaa
@Craxmaandaahir73-xi3me
@Craxmaandaahir73-xi3me 11 күн бұрын
waan kahelay sobadi sxb❤❤❤❤❤❤❤
@siciidmaxamed2281
@siciidmaxamed2281 11 күн бұрын
4\2025. 😂😂
@TiriigTariike
@TiriigTariike 11 күн бұрын
Mshlaah alleh haw naxaristo intii dhimatay
@usamearwax2999
@usamearwax2999 11 күн бұрын
Gooran yaa ku yabooha ayaan rebey anigu😮
@YoonisduraanAxmed
@YoonisduraanAxmed 11 күн бұрын
Marshall allh
@En.Hassan625
@En.Hassan625 12 күн бұрын
Ninku waa xawaadle xali madaxweyne san u gartay muqukuri iyagan kusoo arkay 2017ki😅
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 12 күн бұрын
Shekadan walagu dardaraya adeer matan cideed walaga been shegaya
@samiramaxame9617
@samiramaxame9617 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maanshire
@maanshire 12 күн бұрын
Part3 sxb meday
@samiradan2
@samiradan2 12 күн бұрын
murti somali dhaqan kooda reer waqooyi igu imoow hadan nahy reer koonfur hal gabyaa xataa ma lihin 😂
@Qaanjaan
@Qaanjaan 12 күн бұрын
Ninkaas wuu fiicanyahay haddaan reer qardhoodku dhagxin 😂
@Maxameddayib-c9g
@Maxameddayib-c9g 13 күн бұрын
cabdi salaanow zxp 3 ciwaan baad leedahay e mid uun sheekooyinka keen hada kan maraya 77.5k soo badi zxp weliba sheekooyinka miyiga iyo geel jirayaasha ah soo badi
@Qarnijoog
@Qarnijoog 13 күн бұрын
Insha Allah
@Qarnijoog
@Qarnijoog 13 күн бұрын
Kna Sheekoyin Ka Lo Deyn Insha Allah
@Lagdheera
@Lagdheera 14 күн бұрын
Lafooole people ilahay dadka ha qabto
@Lagdheera
@Lagdheera 14 күн бұрын
4 afar bil 😊ka dib un ku soo labtay channel ka
@Qarnijoog
@Qarnijoog 14 күн бұрын
Midkale Ayan Leyhy Masul
@Lagdheera
@Lagdheera 14 күн бұрын
@ Inaabow waan ogahay
@CandhufWeyne
@CandhufWeyne 14 күн бұрын
Waka hayaa sojedintada sxp
@maxamedyare8583
@maxamedyare8583 14 күн бұрын
Mahadsanid waaladhacay sheekadaa ❤❤❤🎉
@hodanfarah6449
@hodanfarah6449 14 күн бұрын
Àax😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤aadbaanunaxay😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@horayusocodchannel44K
@horayusocodchannel44K 15 күн бұрын
Aad baad umahadsanthay awowe Halkaa sifican oga wad
@CabdiraxmanIbrahim-hb4yf
@CabdiraxmanIbrahim-hb4yf 15 күн бұрын
Ayeeyo ilmaha madisho