WAA RUN FARMAAJO WAA DILAA MAS AAMUSNAAN AYUU KUGU DILAA IMISA DANBI AYUU UMADA SOMALIYEED KA GALAY WAA KILLER WEEN
@husseinwardere9735Күн бұрын
Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana ninka imaraada leef leefaya Waxaana Shaqsi kasta oo Somali ah ku Waajib ah in ninka xassan dhiiqo la yiraahdo uu Ogaado inuu yahey Cadowga kowaad ee Umada Somaliyeed Waana ninka u loogey imaraadka iyo Kuba la Midka ah xassan diirato Waa Muqadis in dalka Somaliya laga badbaadiyo isaga iyo Kuba cawaanta ah ee Qabyaalada ku daba yaacaya
RUNTA AYUU KA HADLAA AYAANLE FARMAAJO WAA NIN CUQDAD BADAN OO DILAA AH
@moktarabdi7646Күн бұрын
@Saydika101ayuu cuqdad uu qabaa???
@ZeynabAbdirahman-qn7ckКүн бұрын
Hi
@AhmedbiciideAhmedКүн бұрын
Dhulku waa somaliland 💯
@ahmedrashidhajijama3212Күн бұрын
Jamal Majertan ayaa tariikhda runta ah oo aad ka sheegto.Hawiye wax badan ayaad u shegtaa lakin kama fa'edaysanayan.tariikhda aad isla soo martey Mjertan.AUN .General candid.Aniga Gacanteyda ayaan ku salaamey.tarikhde San soo martey waan xasuusanaa.
@ashahashi9644Күн бұрын
Jizaakumulaah khayr
@MaxamedDaahir-eo7lcКүн бұрын
Walaalkaa tartan baa idinka dhaxeeya waliga kursiga ha uga kacin
TAARIIKHDA SOMALILAND WAA BEEN IYO MUNAFAQNIIMO JIRTA 34 SANO. Beenta Iidoor waxaa u markhaati fura been kale! Ingiiris dhuul u na lahayn idiina ma siin karo. Somaliland waa afingiriis macne dhuulkii Soomaalida. Somaliland maha maamul loo dhanyahay hal reer (Isaaq) baa ka taliya. Magaca munaasibka ah waa Isaaqland, dhuulkii Isaaq ah. Isaaqlandna waa laba gobol iyo nus. Dhuulka HARTI Iidoorow waa sun iyo booc. Guddiga nabadaynta waa hadal gumeysi oo macnaheedu yahay inay weerari doonaan si ay u baabi'iyaan fallaagada. HA NOOLAATO SSC. Xuduudka SSC Khaatumo state of Somalia waa Lowyacade. Guul Iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴