Could you consider opening affordable tech classes tailored for the Somali community in Africa? This initiative would greatly benefit individuals by providing valuable skills and opportunities for growth in the tech industry.
@The-Heart-Will-Testify2 күн бұрын
Similar to silicon valley
@smile-db6bv2 күн бұрын
Where's hijab guys please respect our religion how dare you do this so sad 😢
@ashamohamed87352 күн бұрын
Why care about Hijab and judge her ,it is between her and Allah. Let her them do whatever they want
@smile-db6bv2 күн бұрын
@ashamohamed8735 if u knew religion well u wouldn't have said this in the Quran Allah said كا نو لايتنا هون عن منكر فعلوه if u see munkar tell them the truth also if u don't tell something good keep silent 🤫
@AziizIbraahiim-ym8om2 күн бұрын
shut up
@HajiMed-j3z3 күн бұрын
G Nice voice Nice voice
@ADOONKIIRAXMAN3 күн бұрын
Fanan saxa weyi cigaal oo school ugalay fanka waxa kle ciyal iga dheh
@jesssandulle81624 күн бұрын
her majesty descending. the best as always. thanks sister and god bless you
@Dotrade4 күн бұрын
mashallah ,it was really helpfull
@makehilahmed36954 күн бұрын
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk
@PenTestPioneer4 күн бұрын
helpful
@MaxamadaxmedJaamac4 күн бұрын
Issaq laaka laaba walahi hees ana laahee baa ka qadaasa somali week bila xisho sharraaafa maaliihidine
@MaxamadaxmedJaamac4 күн бұрын
Hees waa reer Djibouti ok qof leeh uu bala loku eedha ba somali week lookuheeraaa
”Jacayl aan filkay helin amaba filim an ka jilin, adiga ila furfray fiyorahaygow” wan jiriricoday ereyo cajib’ah ayay ahayen🙏❤️🔥. Isku wara ayan idin leyahy❤❤❤❤❤🎉
@abdulfatahhussein81484 күн бұрын
M.a
@januarySl20244 күн бұрын
Somali Week waa Qarandumis iyo minjaxaabin Qaran ! Ha la joojiyo ! Waxa loobaahan yaay uun Somaliland Week ! Cadawga la dagaalamaya madaxbanaanida iyonolosha Somalilaand in lala xidhiidho oo xaflado lala samaysto waa xaaraan, waa khiyaano Qaran .
@abdullahimahamudbile5 күн бұрын
Walalahayow, in aad Hijabka wadatan ayaa inooga fcn in aad Nuclear inoo samaysan wallahi,
@ahmedopone40805 күн бұрын
Wow. Lots of bootcamps and people from different engineering fields. Am still here trying to break into tech with my CS degree 😭
@Muuse-zo4xk5 күн бұрын
Boqorada fantastic somaliyeed hore u soco wllo qali
@hassanrayan39215 күн бұрын
happy to see a somali in tech because i always see my somali people talking qabil
@The-Heart-Will-Testify2 күн бұрын
The majority are hardworking people, the few trouble makers will always get recognition. Bad news sells
@fardowsahassan88715 күн бұрын
Good ❤❤
@hassanhussein2725 күн бұрын
Waar horto shulukhan bulshaawi waa qoloma , horeba umaan arag isagoo heesayee, fanaan ma habeen keliyaa lagu noqdaa
@siradm6 күн бұрын
Wax walba music miyaa la saaraa?
@ugaskawadanka26236 күн бұрын
Qashinkan ayaa hada matalaya somali miyaaa
@hassanhussein2726 күн бұрын
Waar niyoow yarku naagta miyuu sixray
@mohamedhussein84436 күн бұрын
Haduu sixray may London keento. She loves him. Love is magic too.
@sabahhussein31845 күн бұрын
Cajiib Baladba 💔😭
@nastehomohamed-i8q3 күн бұрын
Muxu ka sixaraya waa wiilka yar aa dalinta yar yaada sixartay malah. Kuwa yar yar oo qurux badan buu hala kara.
@mascuudyusuf4106 күн бұрын
Cabdi tahlil alaha unaxristo lkn wuu ku ceebooby ninkani wax kale ma waayey
@mubarikcisman95256 күн бұрын
Waa hees aaanan noocada hore u arag....fani. forward nashad
@MunaJama-z6e6 күн бұрын
Kkkkkkkkk kan ma fananba yaab walahe muushik un ayan ku ooga
Beautiful FathiyA fiska. I always loved her voice.
@fabu25267 күн бұрын
Heeso weey dhinteen
@fabu25267 күн бұрын
Heeso waa dhinteen
@jarohusein26517 күн бұрын
Heesta mala isaga idhi qaad😂
@SaaroCali-xz4to7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@FutoXar7 күн бұрын
Cunugu fanaanadii aakhiruu udiray she needs new inspirational source
@alijama34017 күн бұрын
Kkkk. Kkkkk kkkkk
@hudaomar10447 күн бұрын
Fiska ❤❤❤
@MunaJama-z6e7 күн бұрын
Haastam waxa ugo od macan muubarak oktobar ninka fiska ❤❤❤❤
@munasudi33926 күн бұрын
Exactly
@MunaJama-z6e7 күн бұрын
Haastan waxa laha abditahlil waarsame 😢😢😢
@abiibabiib41087 күн бұрын
Guul Qaranka Somaliland
@AbdiMadar-sx5vu7 күн бұрын
Axmad Cali Cigaal nooloow xiddiga qudha ee ka hadhay raggii dhaxanta ka kicin jiray dadka afkooda jecel .
@januarySl20247 күн бұрын
Ha la joojiyo waxa lagu magacaabay Somaali Festival Week. Somaalida fashilantay iyo Somaalia af, dhaqan iyo wadannimo midna kumay darsan Somalilaand. Af, dhaqan, wadaninimo iyo qawmiyadi waa Somalilaand. Somaalida kale waxay ahaayeen dad qarniyo shisheeye dooriyey, gumeystey oo adoonsaday oo af dhaqan iyo Somaalinimo laga tirtiray. Somaalia waxa Talyaani ka xoraysay Somalilaand oo afkii bartay, dhaqankii ku soo celisey, dhiig wadaninimo ku abuurtay oo u laqintay. Iyaka oo maanta aduunka oo dhan kula dagaalamaya madaxbanaanida iyo aqoonsiga Somalilaand oo dhaqaalaha kala dagaalamaya oo nolosha kala dagaalamaya yaan laga yeelin dhaqan wadaag iyo xaflado la wadaago. Waxaas oo dhan wanjalaad iyo minjoxaabin iyo iskudir ayay ka wadaan. Waxay doonayaan in ay aduunka majarahabaabiyaan oo sawir been ah tusaan oo u tusaan in Somaali mid tahay oo isdhexgelayaan oo colaadi aanay dhex oolin oo ay siman yihiin. Illaahay ayay been u sheegeen ! Somalilaand iyo Somaalia nabadi kama dhexayso, colaad soojireen ah oo Somaalia iyo Huwan Daruud wadaan. Somalilaand iyo Somaalia ma sinna. Somaalia iyo Somaali inta kale waa dawlad iyo buulshooyin jabay oo fashilay oo gumayste iyo shisheeye ku habsadey oo bahdilan. Fashilkooda ayay Somaali ku dhexqarinayaan. Colaad ay dawlada Ingriiska iyo shacabkeeda Somalilaand ku dirayaan ayay dhinac ka wadaan, dhinac na Ingriiska ayay doonayaan in ay ku majarahabaabiyaan " Somaali waa isku mid, colaadi kama dhexayso oo waa kuwa wada xafladaynaya ee wada heesaya". Waa filim khabiit ah oo sumaysan, waa filimkii Xersi Gaab iyo Cabdillaahi Shandadle ee " isdhexgalka buulshada" ee la doonayey in lagu wiiqo madaxbanaanida Somalilaand oo la sameeya sawir been ah in "Somaalia oo qudhi jirto oo dadku Somaalia uun yihiin" Ha la joojiyo Somaali Festival Week oo ha loo bedelo Somalilaand Festival Week oo ku kooban uun Somalilaand. Waayo marka horeba Somalilaand ayuun ba ka jirta Geeska Afrika dawlad Somaaliyeed oo madaxbanaan oo dhaqaale iyo siyaasad isu talisa oo shisheeye u yeedhin oo aanu masruufin. Dhaqanka iyo afka iyo suugaanta iyo heesuhuna waa Somalilaand. Ha la joojiyo xafladaha iskujirka ee minjaxaabinta ah ee Somaalia doonayso in ay halganka Somalilaand ugu jirto aqoonsi Caalami ah ay dhaawacdo oo ku dhicisayso !!!