@@family-zx6mc waa naagti Morgan ka ah heesaysay ee laheyd Hawiye dilla,shame on her, waa ehlu naarad munaafiqad waa dadkii soomaali xumaanta dhex dhigay ee Siyaad Afweyne waalay ee ku idhi xukunka inaga leh ee dil wixii kaso horjeesta,
@family-zx6mc2 жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 soomali oo dhan waa isma dhaanto iyo dhashood kuwana kuwa kale asxaan uma sameyn markaa angoo dhan waxan nahay nahay ehlu naar inyar maahane hawiye daarood isaaq isama dhaman that is FACT
@dalaisacgibril58992 жыл бұрын
@@family-zx6mc waxba Runta ha ka meeraysan Siyaad Barre xukunkii soomaali ka dhexeyay isaga somali ku laayay oo diiday inuu xukunka nabad ku wareejiyo isago. 21sano xukumayay ayaa la wayay daaroodkii ku hareereysnaa ee waliba inankiisi Maslax military heystay ee inadeeradii dawlada heysteen imma cali bare, soomaali gacan Hawiye kuma burburin iyo gacan isaaq iyo gacan Raxanweyn toona, madaxweyne kasta oo Hawiye xukunka si nabada ayuu ku wareejiyay, Siyaad barre wuxuu soo istaagay Muqdisho anaa dhisoo iyadoo dhisan ka tagi maayo Laakin Mingiste Haylemaryam sharaf buu adis ababa kaga tagay iyadoo aanay jabhadii TPLF caasimada aan wali soo gaadhin diyaaradii ee adis ababa ka so raacayna Kenya ayu kaga oo idhi Ethiopia leh ee u celiya idinkuna diyaarad isaara ilaa Zimbabwe sharaf iyo wadaninimo waa taa, Laakin reerka Daarood la idhaa xoog iyo xukun awood lagu joogo kama weynaadaan, Cabdilahi yusuf waad ogeyd Hawiye waa isku dhaceen markii u ciidamada Ethiopia keenay oo waa kii xukunka laga eryay isaga oo aanu dhameysan, Farmaajo 2022 oo casri ah buu rabay inuu xukunka qasab ku joogo oo ku darsaday 2 sano oo aanu kala tashan ragii mucaaridkii ee la tartamayay wadigii ogaa in Muqdisho hubka laisu qaatay, laaakin madaxweyne kasta oo hawiye ah si nabad ah buu ku tagay Hadi mudo loo kordhiyona mucaarid iyo muxaaafid iyo gudi dorasho intuu laisu yimaado baa laga heeshiya, Adan cadde, cali mahdi, cabdiqaasim, sheekh shariif, Hassan sheekh nin walba markii laga guleystay si edab leh buu u tagay, Daaroodoow Faanka beenta ah Ee waalidintiinu idinku sheekeyeen iska dhaafo wadanka in la wada leeyahay oo xukunku wareegto yahay fahma oo nina aanu xoog ku joogi Karin
@dalaisacgibril58992 жыл бұрын
@@family-zx6mc Farmaajo Inaanu Gob aheyn 5sano ayuu Puntland iyo Jubaland la dagaalamayay oo cid kasta oo ka fikir duwan Wuxu idhi shisheeye ayay u shaqeynayaan, Hassan sheekh aanu ku odhan maayo waa madaxweyne fiican ama xun laakin waa nin aaminsan in lakala fikir duwanaan karo oo wadanku dadka ka dhexeyo iyo xukunku oo bari la eryi karo, Hassan sheekh labadii maamul ee ugu necbaa ee kasoo horjeeday buu booqashadii ka bilaabay oo idhi walaal aan is cafino waayo waa nin og sidii shalay loo eryay in barina loo eryayo oo aanu xoog ku iman, Laakin Farmaajo wuxu la heshiin Kari waayay Hal siyaasi oo Hawiye ama Daarood ah 5sano
@Jigjiga13 жыл бұрын
Guulayso ina ader qaali
@mohamedabdullahi31013 жыл бұрын
Maaanshaa allaah wll ramla allaha Ku barakeeyo waad la keenatay