Пікірлер
@KOMEDIA-u3o
@KOMEDIA-u3o 8 күн бұрын
❤😅
@mucaadahmed8240
@mucaadahmed8240 8 күн бұрын
Mar dhow safar ahay qof aad igu xireyso majiryaa wll
@CabdiShakuur-n3f
@CabdiShakuur-n3f 11 күн бұрын
BEEN Sheegtay 1,246,700km waxbaro
@UmuAbdurahman
@UmuAbdurahman 12 күн бұрын
Mahadsanid
@XafsoShiiiq
@XafsoShiiiq 14 күн бұрын
Waa been
@RidwaanAxmed-m1p
@RidwaanAxmed-m1p 14 күн бұрын
Sax weeye wllhy😂🎉
@SabiriinHasanhusen
@SabiriinHasanhusen 24 күн бұрын
Wiligeey marag😢sawir mooyee
@Kowsarmaxamedqawdhan
@Kowsarmaxamedqawdhan 26 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@JaamacYuusuf-i6s
@JaamacYuusuf-i6s 26 күн бұрын
Noosoobadi 🦬🦬
@JaamacYuusuf-i6s
@JaamacYuusuf-i6s 26 күн бұрын
Nooosoobadi
@YuusufCusmaan-o1t
@YuusufCusmaan-o1t 28 күн бұрын
asc
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 29 күн бұрын
Libaxa xitaa anagaa fuuli jirnay
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 29 күн бұрын
Muse Ali faruur abwaan macalin barigaan janan daud hoose dhexe aan dhiganayey inantiisa gabadh uu dhalay waxay ahayd macalimadaya xisaabta aad baan ugu fiicnaa xisasbta maxay kuugu taalaa saw namay waalin maanta si uun baanu noqonlayn uqsumu bilaahi nuclear kaygu maanta diyaar ayuu ahaan lahaa noloshay noo diideen sadex magac ilaahay inaan Natanyahu hadleen wuxuu laayo iska daayoo
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 29 күн бұрын
Muse Ali faruur abwaan macalin barigaan janan daud hoose dhexe aan dhiganayey inantiisa gabadh uu dhalay waxay ahayd macalimadaya xisaabta aad baan ugu fiicnaa xisasbta maxay kuugu taalaa saw namay waalin maanta si uun baanu noqonlayn uqsumu bilaahi nuclear kaygu maanta diyaar ayuu ahaan lahaa noloshay noo diideen sadex magac ilaahay inaan Natanyahu hadleen wuxuu laayo iska daayoo
@Tallmann4
@Tallmann4 Ай бұрын
Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxdar11
@maxdar11 Ай бұрын
Afar noocaasa haddii hargeisa afarta jiho laga sameeyo biyo la'aanta waa laga bixi lahaa lkn qabyaalad iyo musuq ayaa halkaa ina dhigay iyo reer hebel yaan daantoodu horumarin
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx Ай бұрын
Poor / low quality reportage .
@Maxamedaxmed-t9j
@Maxamedaxmed-t9j Ай бұрын
Hhhhhh anagu huuno bada ganiley waanu ku dabaalanaa kama baqno kaftan
@suhaybnasir-l8n
@suhaybnasir-l8n Ай бұрын
huuno nagada ciyarta kkk
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
Sifiican ayaad noola qadaagtay arintan ...balse iska sax cinwaanka muqaalka
@XareedcamirMusee
@XareedcamirMusee Ай бұрын
Gulasta
@abshir1974
@abshir1974 Ай бұрын
Manshala hadaa lafahmay biyaha ina dhaafa I loo fikiray maareeyuhu wuxuu istaahilaa madaxwayne. Maxamud xashina 30 milyan oo mashruci xunbowayne ugu liqay cidna may qabsan dalka hadii loo soo xulo khubaro wasiiro ah ama agasimayaal qabyaaalad waxba matartee ka wax inoo qabta aan maamuusno
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Ай бұрын
Dee dhiiqo uun baanu aragnaaye aaway biyihii waar meesha buuxiya
@khadarismaciil8574
@khadarismaciil8574 Ай бұрын
Haddii Ceelasha Riigu ugasoo dhawadan 100mitir hoostiisa (downward) biyihiisu waxay marri dhulka hoostiisa( ground percolation)
@nagibaskar6563
@nagibaskar6563 Ай бұрын
Khadar Oomaar sxb si fiican ayaad uga warbixisay hawsha ka socota dhaamka laakiin ciwaanka barnaamijka ka fiirso sidii aad magac bixin ku haboon usiin lahayd barnaamijka, aad baan kuu salaamayaa sxb waad mahad santahay
@subairmohamed6045
@subairmohamed6045 Ай бұрын
Beenaale haduu biyo dhulka lagu nageenayo, sagbad lama dhigeen abti doqonow 😂
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx Ай бұрын
Ciwaanka iska sax zxp Ciwaanka intan ka dhig sababta dam kala-qoray biyihii laga sii daayey
@hargeisa24h
@hargeisa24h Ай бұрын
Waxay u Muuqataa Sidii Dhaamkii Xunbawayne inuu Asmay oo Ciidii iyo Dhoobadii Buuxisay. Dawlada waa iay Deg deg u Badhaa Dad Khabiiro ah iyo Sababta Khasaaraha.
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Khasaare khasaare
@shaadiyamohamed8803
@shaadiyamohamed8803 Ай бұрын
12:18 👍
@abdiomar7283
@abdiomar7283 Ай бұрын
Kal-qorey dhawaaqa iska sax
@MaxamedAmo-z5q
@MaxamedAmo-z5q Ай бұрын
Maanshalla hambalyo si fiican ayay xukuumadii hore wax u qabatay maanshalla hambalyo
@CaydaruusMaxamud
@CaydaruusMaxamud Ай бұрын
Ka gabiley ba ka wayn sxp
@XAWOAbdullahi-z1r
@XAWOAbdullahi-z1r Ай бұрын
Waxaan biya xireen aahan waxkale noosheeg
@guledhaybe8214
@guledhaybe8214 Ай бұрын
Fardo qoobyar ah
@MowSula
@MowSula Ай бұрын
Axmed geele 5malyan oo dolar ayuu ka bixiyey biyo galinta magalada waa ganacsadaha ugu badan sawir lamu soo galin,lama sheeg sheego, gunimo
@maxamedismaaciildhuule1999
@maxamedismaaciildhuule1999 Ай бұрын
Ganac sadaha ugu wayni waa Ismail Ibrahim axmed ninka wolrd rimit iska leh
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Ай бұрын
Waa.dhaamka.suunta iyo sixir.canfaredka.u ina awsicid usodhibay geele dofarka jabuti inu.iinoogudaro donayo. aallaahu.akbar
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 Ай бұрын
Talo Soo Jeedin. Maalinta danbe ee uu buuxsamo DRONE kusoo duub si loo Arko Baaxda Biyaha uu Qabtey.
@maamesawa7074
@maamesawa7074 Ай бұрын
Maxamad awsiciid geedi (MSG) alle haku barakeyo maalgaliyaha mashruuca
@Mom_Lyrics
@Mom_Lyrics Ай бұрын
Muuqaal Tayo Leh.
@KOMEDIA-u3o
@KOMEDIA-u3o Ай бұрын
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Ай бұрын
Iminka miyaanay jiilaal ahayn, maxaa looga siidaayey? dhaamka. Inta jiilaalka ayaa laga faaiideysan lahaa, kadibna marka la dhameysto ayaa labilaabi lahaa dhisitaankiisa.
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 Ай бұрын
Khadarow ciwaanka iyo waxaad noo sharaxdey Isma laha.ciwaanka waxaa loo qaadanayaa inuu Dhaamki biyihi sii daayey ama uu fashilmay
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Ай бұрын
Intaa aad qortay qor ayaan islahaa laakiin looma baahna adiga ayaan kugu taageeray 🫡 Wuu iga nixiyey nikaasi 😢
@talowadaag
@talowadaag Ай бұрын
Laakiin waa soo jiidasho uun title ku kkkk
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi Ай бұрын
@ Soo jiidashada Ma been sheegbaa “Biyihi sii daayey (Xumaaday), Biyihi laga siidaayey (Qorshe ay wataan Injineerada)” 🫡
@khadaroomaar
@khadaroomaar Ай бұрын
Fadlan subscribe iyo like saar Hadii aad ku cusubtahay chanellka Mahadsanidin 17,6k subscriberes ah ayuu haystaa chanellkani 💯👍🙏🎤
@Abwaandhoolgu
@Abwaandhoolgu Ай бұрын
Indr guulay khadar yuusuf omar
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
❤❤❤
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Ай бұрын
Nice
@abdilahijumbo4024
@abdilahijumbo4024 Ай бұрын
Ani waxan arkay awr dilay 22 waraabe isagiina dhawac ayuu udhinty
@KOMEDIA-u3o
@KOMEDIA-u3o Ай бұрын
@HodanNoloshaydii
@HodanNoloshaydii Ай бұрын
Mbsha allah Hore u soco Khadar noogu kaalay Masalaha hargaysa insha allah