qaladaadka riwaadaha
2:19
Жыл бұрын
maxamed mooge iyo magool
2:33
2 жыл бұрын
caano diid maxamed mooge
8:42
2 жыл бұрын
Qalabjaan oo lacag yeeshay
4:54
3 жыл бұрын
Tartan Xamse Hoobal VS Qalabjaan
18:07
Пікірлер
@jimcale-faronacab46
@jimcale-faronacab46 2 күн бұрын
Allow u naxariiso m.m.l. 1/oct/ 2024 Hargeisa masalaha galbeed, qalax
@SiciidAjalo
@SiciidAjalo 4 күн бұрын
29 9 2024 markii muse bixin jamacada hadal kuso qadaya muse bixi maayar ka aha clkariin axmed MOOGE sarbeeb hadal ka shegay halka nin xaabli haysa
@GamaalAadam
@GamaalAadam 15 күн бұрын
Maxa helay maxaa u hadhay❤
@waa_abdikarem
@waa_abdikarem 16 күн бұрын
Waxaan habeen goordanbe ku dhagaysanay magaalada jigjiga iyadoo lagu jiro 2024, oo ay yaab tahay baylahda iyo dayaca ka muuqda soomaali, sanadaha soo socda ha inoo samaadaan
@FarxanCismaanxirsi
@FarxanCismaanxirsi 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 21 күн бұрын
Heestan galab ay taariikhdi tahay 12/sep/2024. Ayaan ku qayil meel meherad ah aniyo dhalinyaro kale, lkn hawl aduunbaa igu furan. Waxaan rejaynaya bishan so socot inaan safargalo anaan dhamaadkisa qiyaasi doonin. Ilaahayaw arrima ii fududay❤
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 23 күн бұрын
Ilaahay haw naxariisto mujaahid M.Mooge.
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 26 күн бұрын
[adigoo dar lumiyoo aar daba marayana dawac waan kugu ciyin] Adigooo gabanaya oo dhuumalaysanaya oo marba geed isku beegayaaa Dawac waan kugu ciyin Dawacu markuu ciyo waxay tilmaamaysaaa inuu wax arkay
@NimoDaad
@NimoDaad 26 күн бұрын
Luf luf maaha walaal waa luuf igu cayaareen waa ciyaar
@NimoDaad
@NimoDaad 26 күн бұрын
Alahw naxariisto maxamed mooge heesihiisa jecliyaa makala dhacaan
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 26 күн бұрын
ERAYADD.GACANTA IYO CUUDKA MACAAN FANANKII WEYNAA AUN GEESI HALGAMAA AUN MOHAMAD MOOGE LIIBAAN ..HEESTAN ISKOO U XIRAN KACAANKII XAARAANTA AHAA BUU XABS8GA KA SOO DHEX QAADAY..
@mohameddawlad2216
@mohameddawlad2216 14 күн бұрын
Walaal Suugaanta ha marin habaabin. Mooge heestan markuu qaadayey wuxuu joogay SSDF, waa markii SSDF halganka kaligeed ku ahayd. Heestan iyo Heesta Tola'ay reer Hargaysoow labada ba waxaa sameeyey Abwaan Cismaan Diiriye Kulane, Erayada iyo laxankaba isagaa lahaa, Kabanka iyo Codkana waxaa Maxamed Mooge. Waana labadii heesood u horreeyey ee sameeyaan oo ay soomaalida ku kucinayeen. Mid na si guud bay u kicinayeen, mid na reer Waqooyi gaar ahaan Isaaq.
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 Ай бұрын
dila baan la odhanoo, Duubcas aan naxayn iyo daraawiishi kuma helin
@fifiabdi9702
@fifiabdi9702 Ай бұрын
K'allah lui acceuille ds son Paradis eternel amin ya rahman ya rahim 😂 😂 😂
@NaasirCabdiraxman
@NaasirCabdiraxman Ай бұрын
Wll waxa weeyi dibindaabyadaadiyo colku doonayaan jirin Maaha dibadaanad aadin Mahadsanid
@CarafaadCabdi-o5b
@CarafaadCabdi-o5b 2 ай бұрын
QisaDa heesta walashi baa loso dhex maraY oo loso dira
@Geediyusuf
@Geediyusuf 2 ай бұрын
Ziyidka m.m.g. big army ❤❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
viking ❤*(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@inspirationalvideos1818
@inspirationalvideos1818 3 ай бұрын
ustaad Moaxmed mooge allaha unaxiirsto heesku waa horaantii 1982kii abwaanka heeska sameeyay cismaan kulane carabeey waxuu hada ku noolyahay garoowe allaha cimri dheer hasiiyo iyo caafimaad hasiiyo
@MahamudAwsalax
@MahamudAwsalax 3 ай бұрын
Hanadii sanaagiyo Bari kuma habonayn dhago hadal sarbeba
@Abdirahamantom1
@Abdirahamantom1 3 ай бұрын
Hargaysina xornimadeed cidna kuma halaysnee heeryadii ma diideen , AUN halgama maxamed moooge
@user-Axmed
@user-Axmed 3 ай бұрын
Rabi haw naxaristo Boqorki codka,kabanka iyo Halgankaba
@califaaraxcige8200
@califaaraxcige8200 3 ай бұрын
Caawa waa habeen salaasa soo galayso 24/june 2024 waxaanu fadhinaa hargaysa gaar ahaan 150ka meheradii mirqaan wayne waa aniga oo cali riyo ah guray city dirir gomo harimo bastos
@shifasheka9514
@shifasheka9514 3 ай бұрын
GANKA HARGAYSAA LE SOMALIDA MURTIDEEDA ISAAQ ISAAQ UGU IMO
@inspirationalvideos1818
@inspirationalvideos1818 3 ай бұрын
heeskaan ninka sameeyay isaaqba maahan waa Majeerteen waxaana la dhahaa cismaan kulane (carabeey) hadana waxuu joogaa garoowe youtube ayaad ka helaysaa heeska waxaa laxameeyay ustaad halgamaa mohamed mooge kabankana isla isagaa tuntay.
@xundubcade-uq5cw
@xundubcade-uq5cw 3 ай бұрын
Hargasina xornimadeed cidana kuma halaysee waa qaladkii 60kii axey ax😢😢
@abdifataxnaasir5697
@abdifataxnaasir5697 3 ай бұрын
Maxmed mooge lipan AHUN 😢❤
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 3 ай бұрын
2024 , 07 ,6
@AliabshirSuldaan
@AliabshirSuldaan 4 ай бұрын
Ereyadii mujaahid aadan tarabi jaamac waa hees qiso weyn xanbaarsan
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 ай бұрын
AU MUJ MOOG HADAY CAADI U HURUDAA Hidiha iyo diintuna Ma hareer istaagbaa
@FarhaanAhmed-eb8iu
@FarhaanAhmed-eb8iu 4 ай бұрын
Maxamed mooge liibaan allaha u naxaristo umada musliminta ah
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
Dar ala u huruda waxba dunida kama ogid dugsigan od nicin dibada ad adin Dila la odhano col ku Donaya jiro Dila ba la I odhan dub cas an naxeyn darawish kuma helin danbi kuma lihidin dumar bad ka tahay darawish marka kicin rag dhulbahanta baxar geliyen kacanka hargeisa ku xiray iyaga u howl galayay cidan ma farisan somali dhan qayameyn dalkena iyaga dumiyay iyaga ka dhismi wayay darawish dumar tihin kaca la dhihi jiray xiliga kacanka hadu Darwiish heysto ma dhici laheyn majerten dhul BAHANTE ugaden hawiye bay iyo bakol raxanweyn digil iyo mirifle Al wa kiciyen kacanka awoda badna wa lala riday thank you waxay noga dhigen Qarax dhigena iney xaq daro logu dadiyo thank you noga dhigen idor xaq ilah kaso Sara
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
Somalida ma huruda hidaha iyo dinta ma harer is tagen iyado har ay tahay ma haben madow ba hilimadi jidkena ma halaq maren ba hubashi adunka ma harka labadisa gelin ba hawo iyo is qabad iyo ma rag is heysta wadan keygi hoyana ma kan u halgamayay hogaydu talo muqdisho ma haradi loso wada hilowa ha yeshe hayay iyo hagar damadi holcinti ma socota hargeisa xornimaded cidna kuma haley so heryadi ma diden dagal mow hub qaten wa habkan fila ye Hal adeg ma yeshen hana dadi sanag iyo bari kuma habone dhaga hadal sarbeb leh maxa helay maxay hatan dhowranayan nugal halkedi ma u helan tahay together hagraneyn meys harero jogan horor kiyo warabaha maka so hor jesten mudugna halka rabay kama so hagagine ma iney habsan to howl gabta u jeda hiran iyo bakol bay lama huran ah shabele la hodayo hindisahaba mog kismayo hareynin iyaga o hub iyo qori dhalinyaro u hilan tahay u hashodi irman tahay miya lagu hor mala hada iyo danti gud howrartu labo ma leh ki iga hari Laha iyo ki halgami alahayow ki hunguri u lexdo la hagayo noqdo iyo halyey gi jihadow tariqda wey hari weyna kala hufmeysa xisbiga hegan ka ahna gusha waw haraya umada somaliyed dhan kiciyen kacanka lala riday ka dib inaga nagu so jesten qayano idor iminka idin ka leydin midoba
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 4 ай бұрын
Shaykastoo naftowdaran waxbaa lagula daala
@cabdilaahimaxamed7698
@cabdilaahimaxamed7698 5 ай бұрын
Daandaansi badanaa waa diradiraalee
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 5 ай бұрын
Allahayow kaban erayo maku canaantay bal iney daremaan🫵
@jimcaleabdirashidabdule6088
@jimcaleabdirashidabdule6088 5 ай бұрын
Heestan waxay leedahay Qiso Cajiiba😊
@AmiinJaamac-oh5lc
@AmiinJaamac-oh5lc 5 ай бұрын
Ax ax yaa.xasuus caawa ooy taariikhdu.tahay .26.bishii.4.2024 Soona.galaayo JIMCO😢 ayaa,waxan kudha.gay.sanayaa Hargaysa❤ hoygii.mujaahidiinta Usoo halgameen .ax ax ax ax adeer maxamed mooge waxad tahay qof kudhexle bushadiisa sharax iyo karaamo allaha kuuna xariisto adeer
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 5 ай бұрын
Mujaahid waan ku salaamay waxaana kasoo salamaya muqdisho Mujaahidkeyna Allaha u naxatiisto❤
@hamnamohamed592
@hamnamohamed592 5 ай бұрын
Heestani waaba hees cajiiba anigaan weligayba heeso dhegaysan hadana wana u khushuucay heestan waayo erayo xikmadleh oo xasuus qofka gelinaysa bay ka hadlaysaa halgankii Somaliland ka bilaamay iyo dhibkii kacaanku ku hayay wadanka Alalh swt hawnaxariisto adero MD Mooge Liban dwmbigiisina hadhaafo waxaad ii sheegtaan heestan goor muu qaaday tolow Marxuumku
@inspirationalvideos1818
@inspirationalvideos1818 3 ай бұрын
heestaan waxaa la qaaday horaantii 1981kii maxamed mooge markaas waxuu ka tirsanaa jabhadii SSDF oo uu kubiiray 1979kii heeska waxaa alifay abwaan cismaan kulane(carabeey) oo hada ku nool garoowe laxanka, codka iyo kabankana waa mohamed mooge. sababta heestuna waxay ahayd in dadka soomaaliyeed lagu booriyo inay siyaad bare iska dhaciyaan, xiligaasna waxaa bilaaban rabay dhaqdhaqaaqii SNM lagu aas aasayay
@shadiyazalah9422
@shadiyazalah9422 5 ай бұрын
ax yaa heees alle ha u naxariisto alfanaan mojamed mooge liibaaan ereyada waxaaaa le abwaaan aadan tarabi😢😢
@GaraadApdalla
@GaraadApdalla 6 ай бұрын
Ax yaaa Hees maalintii dhawr jeer baan dhageestaaa heskan alle Hawnaxariisto maxamed mooge
@SakariyecaliIsmacil-pd7fv
@SakariyecaliIsmacil-pd7fv 6 ай бұрын
mxfNEXZ2
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 6 ай бұрын
😮(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@cadnaanessa3245
@cadnaanessa3245 6 ай бұрын
Listening 25-03-2024 ❤❤❤❤
@CabdicasiisIndho
@CabdicasiisIndho 6 ай бұрын
Waa erayadi abwaan aadan tarabi jaamac nuux
@qaasimmowliid9658
@qaasimmowliid9658 6 ай бұрын
Allow naxariistii jano ka warabi qabrigana u qaboji
@Tayasiir
@Tayasiir 6 ай бұрын
Midhihii abwaan cismaan carabey iyo naaxiyaddii maxmed mooge allah yarxamhu.
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 6 ай бұрын
Heestan yaa haayo qisadeeda oo ila wadaaga Asxbey Runti aad baan u jeclahy😢❤
@MahadCareefe
@MahadCareefe 5 ай бұрын
Aniga ayaa haya
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 6 ай бұрын
Gobti reer sheekh isaaq noolaada 20 2024
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 7 ай бұрын
abwaan aadan tarabi jamac