Пікірлер
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 17 сағат бұрын
Maandeeq qalbiga Allaha u qaboojiyo jacaynka waa lagu waashaa😢
@2daysago_
@2daysago_ 23 сағат бұрын
Ala mxaa Uhuru kenyata loo xiisay wlhi....somaalida raaf kale waa in lagu sameeyo oo inta diyaarado lagu guro xamar laga dajiya. William Ruto aad buu ujilicsanyahay wlhi...somaalidii waa kibreen oo kumanaan calan habeen walbo xaflad buuq bay Nairobi kuhayaan. Dowlada Raaf kale ha bilawdo oo lagu soo celinaayo rer somalia
@ubah_cx
@ubah_cx Күн бұрын
Hore soco sister❤❤❤❤❤
@somalibae2162
@somalibae2162 Күн бұрын
Hore u soco abaayo
@munaworldofficial
@munaworldofficial 22 сағат бұрын
@@somalibae2162 Shukran qali so dhowoow❤️
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
gajada kagashay iska sodhaq qalbigada
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
amus fiyuska kuwado
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
gabdhahan ayaga iskaka jecel
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
ada wadit qabiliste farxiya u hilinosa isfiri
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
yaa kaxigta unukaleeh
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
unuka leeh a uhiline miya
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
no like
@munaworldofficial
@munaworldofficial 22 сағат бұрын
@@sahroahmed6290 meeqa comments AAD soo qortay are u ok like tada uma bahni kumana wacanin ok
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
adiga qabila kuwade ma is araktit miya
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
maxa kagalay
@sahroahmed6290
@sahroahmed6290 Күн бұрын
abayo umada haku diganin
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 Күн бұрын
Abaayo qofka dagan alena kaboqo somaali majeclo horay usoco
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 Күн бұрын
الله ma jecla nacalada, ee sida dhaafo Allah ka cabsada somali diin idinkuma harine سبحان الله 😮😮😮😮 Hadana Naagtii naag is qabtanba Owoowe yaal mar hore dhintay cayaaan Qabiil unbay cayaan.. midgaan,jareer. Eeleey. Uf somali kooda aad Modo in u garaaad weyn gaaaray xita qabiil dhinac Uma dhaafin…. Cudur waaye … Allah hanaga qabto اللهم 🤲🏾 حسبي الله ونعم الوكيل 😮
@IdmanBeerdoon-c1o
@IdmanBeerdoon-c1o Күн бұрын
Silent is the best
@hoyggadiinta935
@hoyggadiinta935 Күн бұрын
Hala soo celiyo waa kuwaan oo kale waxa dadka isku diro 😡😡😡
@Kokobulle-cy3oo
@Kokobulle-cy3oo Күн бұрын
Xoogaas may beero ku fashaan markay wadan islaameed isku dagalayaan yaan
@Kokobulle-cy3oo
@Kokobulle-cy3oo Күн бұрын
Waa ay qaldanyihiin abaayo wlhi 😢😢
@munaworldofficial
@munaworldofficial Күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/pGrPpZx7baeLmbMsi=Aq3vLGon8J993wxp GABDHAN WAXBA KA QALDAN QABIILKA SIDAAS INU KUGU WEYNADO MAAHAN TEEDA KALE YAA KA DHEX SHAQEEYE SAMIIXA DUNAKEEDI YAA U MAQAN MASKIIN😭😭😭😭😭😭😭😭
@FaadumoNuur-hs8ph
@FaadumoNuur-hs8ph Күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ry3fy8wh8l
@user-ry3fy8wh8l 2 күн бұрын
Waa masayrsan tahay liis ku dhooqa weyn ma qubaysato maalin ay cabaar ila joogtay yaa kaa wadaan ku waashay yaahuu sagal ma xishooto naa orodoo is aas sixireeyahay
@munaworldofficial
@munaworldofficial 2 күн бұрын
@@user-ry3fy8wh8l bisinka 🤣🤣
@shukrigafow9460
@shukrigafow9460 2 күн бұрын
Adunyo masalxo dad udharaneysa ninka isku haleynee miyaa😂😂
@Kokobulle-cy3oo
@Kokobulle-cy3oo 2 күн бұрын
Tani way waalatay😂😂😂😂
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 2 күн бұрын
Adiga maxa dadka ku daba dhigay maad iska deysid
@munaworldofficial
@munaworldofficial 2 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/Znibk5KqetBjjNUsi=1z25s41bp2SEb0BS QUEEN SOY SOY OO IS KEENTAY IYO MUNIIRO OO TIRI MAXAMED BUSKUT WU ISO QARXINAAYAA ACUUDKA😭😭😭😭😭👇👇👇👇😭
@Dhaqandahir
@Dhaqandahir 2 күн бұрын
Aduku waa tuma
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 2 күн бұрын
Gabadhan dhib ka Heysto ma ahan. Wax laga sheegay bes.. ee gabadhan Ninkii qabijiray iyo qomiyadii oo dhan aflagadeyste ayado waliba la lahaa Ayadana way ka dhalatay Ee il uga dhacday Somaliyeey#Qof hada is qabatan iska jir in aad qoomiyadiisa dhan cayso oo aad afka la marto waxaa yeelay sheikh’s leeyihiin sheiriifey leeyihiin Dhib uma ey gaysan maslaxo dhib ma leh lakin Marka Aniga waxaa ku waanina Maslaxo wa tan u leeyahay ninkeeda Talley ku nooshahay.. cafis ha waydiisato qomiyadii ee aflagadayse haka dhalato ama yeey ka dhalanin.. الله اعلم
@somalistar8261
@somalistar8261 2 күн бұрын
Naaa dhagasyso adigaa lahaa waa jiranahay is ku xishoo
@somalistar8261
@somalistar8261 2 күн бұрын
Doqon yahaay jareerta kaama waayna maxaa ka qaadaaysaa doqon yahasy adigaa tuugso gaajo yahaay
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 2 күн бұрын
Maxaa xiisa leh
@user-lf5qf3gn6b
@user-lf5qf3gn6b 2 күн бұрын
Xamdi ka dhamaw
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk 2 күн бұрын
Bal islaantaan weyn arka bal ma iyadaa dhaqtarkii cudurka ka sheegay la joogtey
@hoyggadiinta935
@hoyggadiinta935 2 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry maslaxo
@Kokobulle-cy3oo
@Kokobulle-cy3oo 2 күн бұрын
Maslaxo ilahay hakuu dhib dhaamo abaayo nagta xamdi ya waa ay ka qaldantahay abayo Ha cafinin sorry😢😢😢😢😢
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 3 күн бұрын
Janis ku heshay miyaa xamdi ilaan talanti la aan ku heeyso
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 күн бұрын
Midaan gunfuurka weeyn markaad Xamadi umareeysid masloxo maad toos u donated fulayahay xaarka weeyn warnaagtu fulaysanaa naaheedhe markaad masaloxo iyo Shariifka ku qaraabaneeysid maad xamdi iska celisid hadaad ciil u qabto
@munaworldofficial
@munaworldofficial 3 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/jnykn59-gZxlfaMsi=cA9JHxTVTrkhqKxi WAR SOMALIYEEY ILAHAY UGA CABSADA DADKA UFF😭😭😭😭 SHAQADEEDI AY KU WAYSAY MASLAXO😭😭😭😭😭👇👇👇👇👇
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 күн бұрын
Hebel waa reer hebel caqli kale somalida maleh reer hebel ceeb ma.aha qof kasta reera dhalay laakin views inaad ku raadiso waa dhaqan xumo marqaati beenaale
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 күн бұрын
calamaka odhan sharaftooda way ilashadaan habalahooda wa sharaftooda waskhada xumata reer keeda wa loo soo qbataa kow dheh ha diidin marka kuwa kale wax ku dacanba wa idinka manta dhaan ka hadlee marka tiina xumato ha didiin somalidna wa dad qabiil ku washay sidoodaba gabdh iyo wiilba wa la rifa qofka xuman keena walidkiisa ayaa ilamaha ka dhiga muslima ama gala ama bila diin ayuu yidhi ilahay wase jira ilamo walidkiisa fiican yahay isaga xumada hadaha wa edeb daro waxay samaysay iyado muslina gaal dabo ordaysay ceebasay habalaha somaliyeed iyo waxay kadhalataybaa marka walida joojiya reerkooda muu ceshado marka hore somalina reer walaba qaar wa ka walana karan lakiin dad ba u badan fisqiga hadana dad kale caya
@farhiyajama3021
@farhiyajama3021 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂 soo khabo qof walibow qabilkiisa garan waye sharafta waa dad sharaf badan😂😂😂😂
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 4 күн бұрын
Xumaan ma lihid gabar aad iyo aad u quali ah ayaa tahay hore soco ninkii kaategeyna wuu ka shalaaydoonaa
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 4 күн бұрын
Jeceylku wuu dhamaadaa sida calafku u dhamaado qadarta ilaahey inuu qofku ku qanco waaye
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 4 күн бұрын
Adiga sanqooley waxa ma la timadid waa video islaamet umada la soo horfadhida
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 4 сағат бұрын
Subxanallah wll maxad sanqoolimo ugu cayi? Xita haday tahay ma illahay abuurkisa cay ah? Malinta qiyame wa lagu weydin. Adiga oo aflagaadayn bad wax u sheegi karta.
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 4 күн бұрын
Folxumo badana habartan ilkah dheer
@FiskaFiska-me7fr
@FiskaFiska-me7fr 4 күн бұрын
Yaaku cafinayo
@munaworldofficial
@munaworldofficial 4 күн бұрын
Tan cafis marabto naarta safka hore waaye iyada insha allah aniga horta inta wax ii so qortay xun ma cafinin
@FiskaFiska-me7fr
@FiskaFiska-me7fr 3 күн бұрын
@@munaworldofficial illahey hasoo hanuniyo
@maslah345
@maslah345 4 күн бұрын
Reer axmed waa boqortooyo sharafleh bax ee umada soobaro
@IdmanBeerdoon-c1o
@IdmanBeerdoon-c1o 4 күн бұрын
Hahaha😁
@Kokobulle-cy3oo
@Kokobulle-cy3oo 4 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢 iska daaya naskiinta😢😢😢
@munaworldofficial
@munaworldofficial 4 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/Z6bchYeZnrCqmJIsi=2GBTGtRJfidsuge2 GABADHAAN ISKA DHAAFA SUBHANALLAH SUBSCRIBE LIKE 👍 SHARE😭😭😭
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 4 күн бұрын
Subxaanallaah war gabadha ka hara raaligelin ay bixisee uuuf soomali