dadkaas camal waa dad aan doolad nimo rawin op wax garad aan eheen oo dantiisa u fadhiyeye.😢
@barsaqanbarwaaqo41102 сағат бұрын
NINKA KA YEELAYA NIN YIRI WAXAA DUMINAYAA DOWLADNIMADA SOOMAALIYA ISAGAA KA LIITA
@barsaqanbarwaaqo41102 сағат бұрын
AXMAD MADOOBE MIYAA WELIGII MEESHA FADHINAYA MARKEY MUSTAQBALKOODA KU CIYAARAYAAN XILLDHIBAANKASTA AMA WASIIRKASTA OO AMAR DOWLAD GOBOLADEED KU CAR QALADEEYA DOWLADNIMADA SOOMAALIYA WAA FUYUUJAR XUMO AY NAFTOODA U SHAQEYSTEEN WAANA WAX TAARIIQDA U GELI DOONA
@saladmohamed88944 сағат бұрын
In laga yeelo ma,aha maamul rabo in xukuumada dumiyo
@Cabdiwiish-i3j9 сағат бұрын
WAsiirika nikadA han ninki itopiyo ulacaga kasoqatat bentisawaye
@Shams-yb2ui15 сағат бұрын
Khaatumo maamul goboleed miya? wa Maya jawabtu. Qabilada Somalida dib-jirkoda hadaysan iska qaban de cid gar ku sinayso ma jirto, anigo raba inan codeyo ninka ii didan qabiil ku tageri mayo. I need to vote
@leilamohamed621716 сағат бұрын
That is enough Good night
@leilamohamed621716 сағат бұрын
kzbin.infoRe3YOGGbjeQ?si=3OcjTaww53WltbVV
@leilamohamed621716 сағат бұрын
Allah what he made about prophet maxamed salalahu calayhi wasalam for compliment him Maxamed is messenger of Allah and that is enough for him Xalan shegey dagalkeygu inuu qolokaliya ku wajahnaa
@leilamohamed621717 сағат бұрын
kzbin.infov2GKzK2BwMA?si=_SVNMoy_SQnQ-8Sz
@Queen222-q6p17 сағат бұрын
Qaran umashaqenayaa ee dano kale ayeey ushaqeynayaan itobiya kama liidato inta ku hertameysa dhulkeena somaliyeed
@leilamohamed621717 сағат бұрын
Kumanan sano kahor aa ilahey magacaga agtesa ku qorey qof kudareenseya inuu ku astaahilo kanamad naqdid Allah plan is the best plan and no one knows what his plan for you but everything you faced during in your life bad or good depends allah and how you trust him and you paryed or where you will be last everything has been written
@shariifmohamed23317 сағат бұрын
Jubbaland haduu leeyahay hasii joogo Axmed Madoobe
@shariifmohamed23317 сағат бұрын
Wasiiro is iscasila Xassan Sheekh uma joojinayo
@leilamohamed621717 сағат бұрын
kzbin.info7boOHz9RJ5c?si=KaOxd1csGAg98-Cn
@leilamohamed621717 сағат бұрын
That what said 5th leader of Islam after prophet maxamed salalahu calayhi wasalam
@leilamohamed621717 сағат бұрын
kzbin.infodP_JvrYDeuE?si=E4e9YKxouiZNGTUO
@leilamohamed621717 сағат бұрын
Free us from the punishments for the hall fire
@leilamohamed621717 сағат бұрын
kzbin.infotTwF-mouVs4?si=PV9WrIBA6uTXXvLR
@leilamohamed621717 сағат бұрын
Tahjud praye night time when others sleeping wake up and pray 2 am to 3 am between and ask whatever you want to remembering Allah rosary or read Quran what you can
@leilamohamed621718 сағат бұрын
kzbin.info0GvcOrZxcY0?si=9Q90vKeN_9VBZUoo
@leilamohamed621718 сағат бұрын
kzbin.infoJLtrAhK4o2c?si=VE1PWE0KMDaEg3-F
@faizabayer18 сағат бұрын
Qabiil miyay ishaqeeyaan mise Qaran
@hassanabdikarim2083Күн бұрын
War Naga aamus. Dhalay xagay jireen marking shalay la fadhiyay?
@حليمهسعديهمحمدКүн бұрын
Axsan
@zxop6273Күн бұрын
Guul guuuuuuuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@IsmailMohamed-q2tКүн бұрын
Guul iyo gobonimo mudhane madhax weyne
@leilamohamed6217Күн бұрын
kzbin.infoTIQJV8p5eqc?si=lbiS-ziZuo5jKDYU
@leilamohamed6217Күн бұрын
There was not no one I farmed was just inaugurate but I don’t understand all that uk our home and Somalia is historical country That was all
@leilamohamed6217Күн бұрын
9 years old boy missed his mother and he went to sleep near his mother grave and he talked to but she never responded and he was worried too much and one night she came to in dream and she said I’m good I’m with Allah and I m in paradise don’t worry anything we will meet in paradise one day inshallah and people adviced him and they told the story crossed the prophet maxamed peace be upon him until his birth and that time young boy contents Allah destiny I don’t know why he put in this snake Cirdigee nabi maxamed salalahu calayhi wasalam ayaa lagu xadgudbay Qadija lagahadley iyo caaishaa lagahadley nabi maxamed salalahu calayhi wasalam nagehesee waa laadayaa After he suffered a long time he lost his first wife he loves and she was his right shoulder and and another wife people said something bad and that she was innocent she didn’t know anything about that and is not just that two wives many people are witnesses Allah never forget anything because if you harmed the prophet maxamed peace be upon wives its like you harmed him they deserve respect as Allah said the prophet maxamed peace be upon him wives are like your mother you can not even married after him but those who harmed Aisha they were not Muslims that happened when started and they against him but what do you think now as first time he arrived he felt himself people but they ignored and I told my self to be careful no one listened Snake Nabi maxamed salalahu calayhi wasalam in uu yimid waa isishegay
@leilamohamed6217Күн бұрын
kzbin.infoE3x7lAQ0Wwk?si=O6QQZUzB8yIRiHiW
@AbdiaziizIsse-w5rКүн бұрын
Xasan tuug meela gari mayo dagal buu ridaya
@leilamohamed6217Күн бұрын
That’s rainbow Shekadee wajikaleyba leedahey Ninkeygaban ubaqey Has another face firigare merito Guriga meshuu kufaristay aan kufaristaa Don’t fairgoer a me per favore Labo sedax week kahor uu imaadey meelan waxkadontey meel park farestey qolan Isla shekeysanay ninkaga masheyo miyaa may ninkeyg masheqeo mesha nasashada uu joogaa waa maqley ileen telefanka uu kudhexjiraa 2 3 weeks ago I had an special visit in this phone I went to park some people chat with me and they asked me your husband is not working and I said no my husband is not working he is resting place and he heard for that
Nabi yusuf cs dadka ugu nasabnimo feecnaa isha hadey waxqabtana ugu qurux badnaa waqtigee jahiliyada dadkee nee idinkugu raganimada badnaa ayaa mantana idinkugu raganimo badan hadey waxfahmaan. Dunta lagahadlaa aadku tolontahey cajiib Prophet maxamed salalahu calayhi wasalam said the best gynaecology of you is the prophet Joseph because he is 4 generations prophet’s and Allah gave to him half of beauty world also those who ignorant time best masculinity of you and those who best masculinity today if they understand in this religion
@mahadociise25Күн бұрын
Guuuuuuuuuul maanta wwaaatariiq
@ShirkaaraXuseenКүн бұрын
Hadii axmed madowe wax qabsan karo dani ayaa qabsan lahaa waxa uu rabo😂😂😂
Baryo ma ahan gudoomiye warkiisa waa laga soo gudbay awood ciidan ayaa loo adeegsanaaya ciidamada badbaadada kismaayo ayaa loo diraayaa😂
@abukardhaay8360Күн бұрын
Saxaafaddu ma taqaano habka dawladu ku shaqeeyso, haddii cod baarlamaanku ku kalabaxo lama sheego laminate buun buuniyo kuwa laga.helay codka ee tiradayar, sidaa ogaada
@abdulalahmohamed4227Күн бұрын
Well done w h sheekh
@fatumaosman8114Күн бұрын
Habaryaa dooro xasan sheikh
@AhmedAdenJama2 күн бұрын
Soomaaliya ma dib ayey ugu Noqon kartaa burburkii 1991 Khatarta Dalka Somaliya waa in dalku sii kala qaybsamo. Taas oo keeni karta in marka danbe dawladda Aqoonsiga lagala Noqdo oo lagu celiyo gobolo is khilaafsan oo u kala qaybsan dhowr qaybood oo isbarbar yaacaya!!! Siyaalo badan ayaa muuqda loo sii kala qaybsamayo oo ay ka mid tahay Isbahaysiyo Siyaasadeed, Beelo iyo Maamulo heerar hoose. Khatartaa Waxaa ka dhalan kara in qayb walba oo Soomaaliya ka tirsan ay dalkii ay doonaan heshiisyo iskaashi la galaan, kadibna Soomaaliya ay dalal shisheeye oo iska soo horjeeda midba gobolo dego oo sidaa dalku isugu badalo dawlado yaryar oo aan aqoonsi caalami ah haysan laakiin dalal shisheeye ku kala danaystaan. Gaar ahaan gobolada Stratejiyada badan leh ee Somaliland, Puntland, KGS iyo Jubbaland. Maamuladaas wixii aaney raali ka aheyn uma shaqeyn karo Madaxda DFS. Sidaa awgeed go'aankii la doonayo inuu higalo waa in DFS la kaashato hirgelintiisa maamuladaas. Marka lagu daro SSC Khaatumo maamuladaas waxay ku fadhiyaan wax ka badan 75% dalka Soomaaliya ama 13.5 Gobol oo ka mid ah 18 Gobol ee Somali Republic ka koobnayd. Hadda Waxaa jira khilaaf sii kordhaya oo lagu sii kala qaybsamayo iyadoo uu meesha ka baxay Wax Qaanuun ama Dastuur lagu mideysan yahay oo ay isku.Waafaqsan yihiin maamulada kala ah: 1. Somaliland ( Waqooyi Galbeed, Togdher, Awdal iyo half Sanaag) 2. Khaatumo ( Sool iyo Half Sanaag) 3. Puntland ( Bari, Nugal, Half Sanag, Half Mudug) 4. Jubbaland ( J/hoose, Jubbada dhexe iyo Gedo) 5. Bartamaha oo ka kooban galmudug iyo Hirshabele ( Shabelada dhexe, Hiran, Galgadud iyo Half Mudug) 6. Koonfur Galbeed Somaliya ( Bay, Bakool iyo Shabelada dhexe). Mushkiladda ugu Weyn ee Soomaalida haysata waxay Noqotey hogaan Xumo ka jirta dhinaca Siyaasada iyo maamulka Qaranka. Siddoo kale Mushkiladdo la xiriira daacad daro iyo musuqmaasuq baaxad weyn, iyadoo lagu eedaynayo Madaxda Siyaasada Soomaalida ee labada heer ķuwo aan daacad ahayn, karti xun oo dano u gaar ah kaga habsaama dantii guud ee dalka Soomaaliya laga hirgeliń lahaa dadkana lagu mideyn lahaa. Danahaas kala gedisan ayaa abuura khilaaf shakhsiyaadka siyaasada iyo deegaanada oo keena iney la haraan midnimadii , horumarkii dalka, dadka iyo dhaqankii diinta Islaamka Suuban ee Soomaalida. Marar hore oo Taariikhda Soomaalida ay muuqatay Midnimo waxaa diiwaanka galey guulo ay ka gaareen Soomaalidu dalal Shisheeye oo Yurub iyo ITOBIYA isugu jira. Waxaana tusaalayaal ka mid ah yihiin IIMAAM Ahmed Gurey, Sayid Mohamed Cabdulle.Xasañ, dhalinyaradii SYL iyo Saraakiishii uu hogaaminayey General Mohamed Siyaad Bare oo Dagaal ku jabiyey ITOBIYA 1977dii. Hase yeeshee Wixii ka danbeeyay 1991 oo Somalidu burburtay waxaa loo gacan galay dalal shisheeye Waxaana Soomaalida hor boodayey kuŵa looga shakisan yahay iney shisheeyaha Sahån iyo Wakiilo u yihiin. Allaah ha mideeyo Soomaali oo amni, Nidaam iyo horumar u fududeeyo. Waxaa muuqata hogaan xumo heerar kala gedisan. Sanadba Sanadka ka danbeeya Waxaa soo baxaya Siyaasiyiin kuwii hore ka sii Musuq badan, ka karti xun kana Wadaniyad iyo daacadnimo yar. Arrimahaas oo sababay in madaxdii Soomaaliya loo Aqoonsado kuwa Adduunka ugu Musuq maasuqa badan. Inta badan Maamulada dalku waxay ku fashilmeen iney marka muddo xileedkoodu dhamaado doorasho Qabtaan. Dhawaan MW Jubbaland Ahmed Madoobe ayaa ka bahay Shirkii Madasha oo Awalba lagu kala qaybsanaa. Wuxuuna ku eedeeyay DFS iney hortaagan tahay Doorasho Waqtigeeda lagu Qabto ee heer dawlad Goboleed islamarkaasna ay ku fakarayaan Muddo Kororsi heer Federal. Ahmed Madoobe ayaa la filayaa inuu ka hirgeliyo doorasho dadban Jubbaland siddii uu ka sameeyey Said Deni Puntland. Maamulada Puntland iyo Somaliland oo samaysmay Ka hor dhismihii DFS ayaan wax talo ah uga ogoleyn doorashadooda Xukuumada Federalka ee Muqdisho fadhida. Marka laga tago Jubbaland waxaa jira guux dadweyne oo Maamulka KGS laga filayo inuu ku dhaqaaqo Qabso doorasho ka madax banaan Dawladda Federalka. Inkastoo dhammaan dawlad Goboleedyadu Lee yihiin baarlamaan iyo Dastuur heer Maamul goboleed, hadana Qaar ayaaney weli u suuragelin iney hirgeliyaan dhaqaale xumo iyo faragelin ay ku sameyso Madaxda Federalku. Somaliland mar hore ayey Xargaha u goysay Nidaamka Federalka ee Koonfurta Soomaaliya laga dhisay halka Puntland aaminsan tahay in labada heer ee Nidaamka dawladeed ay kala yeeshaan mas'uuliyado kala gedisan si haddii Xarunta Federalka ee Muqdisho lagu kala tago loogu badbaado Maamulka Dawlad gobeedyada ka jira dalka intiisa kale ee aan siddii 1991 hal mar dalka oo dhan wada dumin. Isjiid jiidka Saddex geesoodka ah ee Somaliya ka jira ayaa keeni kara inuu waxyeelo midnimada iyo horumarka dalka Soomaaliya. Wuxuu kaloo keeni karaa khatar qaranimada iyo Madax banaanida dalka oo ay dheer tahay in dalal shisheeye uga faa'iideystaan ku xad gudubka Xaduudaha iyo bililiqaysiga kheyraadka dalka. Si kastaba ha ahaatee deegaanka Miyiga ah ee Soomaalida dalkeedu u badan yahay Waxay door ku yeelan doontaa difaaca dalka iyo inaan Somaliya Gumeysi danbe.lagu celin su buuxda ama aan dalkeeda la wada qaadan karin.
@saladmohamed88942 күн бұрын
Waxaa ila fiican in awooda dib loogu celiyo Baarlmaanka oo shaqadooda ay la wareegem maamul gob.
@FrontlineDiplomatsFD2 күн бұрын
Dameerkaan abgaal ma wuxuu ismooday in uu ka caqli badan Yahay Daarood ! Miskiin 😅
@ShirkaaraXuseen2 күн бұрын
Dani iyo axmed madowe waa gudoomiyeyaal dalkana xasan sheq ayaa laga weeydiinaayaa oo masuul looga dhigay qawleeysatadaasna warkooda wax lagu jeedo malahan baarlamaanka ayaa masuul ka ah dalka ee xasan sheq kula xisaabtamaayo😂😂😂