Subcis iyo Xaliimo Muuse Milaano
4:06
Пікірлер
@AmaraCamara-kf7hj
@AmaraCamara-kf7hj 10 сағат бұрын
Illahow unaxariiso adrerkay
@AmaraCamara-kf7hj
@AmaraCamara-kf7hj 10 сағат бұрын
@mohamedamiinabdihashi8019
@mohamedamiinabdihashi8019 Күн бұрын
Maahmaahyooyinka cusub ee abwaan barre fiidoow. 1. Garo ama Garawso 2. Xabadi waa nin doontiyo ama ninay doontay. 3. Xil doon xal makeeno. 4. Xil waa nin dhiba iyo nimoo dhibo. 5.xog ogaal la'aan xukun looma rido. 6. Amaan badani way ku qaladaa, dhaliil badaninna way ku qalqalisaa. 7. Laga nabad gale ayaa nabad galo.
@AaminaXusen-ki5py
@AaminaXusen-ki5py Күн бұрын
Haddii iilka Lagu Dhigo Dadkiinaad Ka dhimatee 👌
@mohamedahmed3522
@mohamedahmed3522 2 күн бұрын
Waayo waayo walaahi
@thewariah
@thewariah 2 күн бұрын
Kuligood maxay dhiig islameed qabaan
@AbdirahmanAliQorey
@AbdirahmanAliQorey 2 күн бұрын
Abwan bare maxamad fiidaw Liinto madaxii koxdii Halgan ciidanka guulwadayasha umada soomaliyeed 1970kii abwan waa ku salaamay
@baashiqoobeey4402
@baashiqoobeey4402 2 күн бұрын
Alle ha unaxariisto
@suleimanumal2896
@suleimanumal2896 4 күн бұрын
Heestan MUHAMMAD MOOGE Ayaa Xataa Suudaaniga Leh kaga Cod Macaan Allah Ha U Naxariisto Sadexdaba
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 күн бұрын
LikES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 күн бұрын
SHARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 күн бұрын
LEGETA
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 күн бұрын
LIKEDS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 күн бұрын
SHORTS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 күн бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 4 күн бұрын
LIKE
@aniisamohamed
@aniisamohamed 4 күн бұрын
Abdi iidaan faarax alle ha ku naxariisto adigiyo hasanba
@user-qq1xd2gd5s
@user-qq1xd2gd5s 5 күн бұрын
Allaah u naxariisto intii dhimatay waxaa la helay markaati buuxo oo in badab rag igula murmi yaray Abwaanka wuxuu ahaay ahal jecel heesta dawoow dawo caafimaadeey oo si qaldan dadku u fasarinjireen in badane la igu beeni jiray
@ahmetff309
@ahmetff309 5 күн бұрын
Ereyadii CALI DIIRIYE CIGAAL AUN
@mohodinPliano
@mohodinPliano 5 күн бұрын
Ilahade gumestan
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 6 күн бұрын
waaw let’s get old music trend
@user-hu1pj2bg6m
@user-hu1pj2bg6m 6 күн бұрын
2006 somali galbeed mel godey la dhaho waxaa si gara u xasuusta nolashii 2009 2015😊
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 күн бұрын
Abwaan yuusuuf shaacir waa abwaan qaaliya balaaqo leh hadal wanaagsan cushmad badan waa sooyaalka taariikheed ee maanta Noo nool allha noo xafido abwaanintu waa indhaha bulshada 🙏 Cumar serbiyana waa ninka inbadan oo jiilkeena maanta noo soo bidhaanshay fankii naga horeeyey waan ugu mahad celineynaa howshaa uu u haayo umadiisa soomaaliyeed Allah xafido🙏
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 күн бұрын
Waa jacaylkii maxamed cali kaarie oo hadlaya allha unaxristo abwaanka iyo goobe😢
@salahbootaan9041
@salahbootaan9041 8 күн бұрын
Abwaan weyn
@user-we3ty2ct8f
@user-we3ty2ct8f 8 күн бұрын
Sahra aad ayan u garanaa fanaanad qaalia meherkedii ayaban xalwo ka cunay kk muqdisho waayo waayo abti ayaan u ahay inanta
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 9 күн бұрын
Diyaraad hawada ku maqan dusheedan saraane show duliyihi la kacay habki dajinta anan baraan
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 9 күн бұрын
Walee wax uma reeban hadii iilka lagu dhigo dadkiina ka dhamataye 💔
@MaxamedcabdicaliXasan-ry2sh
@MaxamedcabdicaliXasan-ry2sh 10 күн бұрын
wakhtigii hore lawaa
@suldaanofficially
@suldaanofficially 10 күн бұрын
Allaylehee waad i amaantey Doqon baase ismoodaa Af inuu wax tarayoo Amar uu ku galaa Erayadaadaan lama kaagay Wooow hees wada murti ah Hadaad iga danbeyso like tuuji ❤
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 10 күн бұрын
heesa erayga Y ku socota waxa sameyn kara abwaan abwaan dhaafay
@AhmedMuuseAhmed
@AhmedMuuseAhmed 10 күн бұрын
Kaliya waxa fahmi karo indheer garad Masafo toos ugu socoto kaliis taliski siyaad barre
@abdullahigargar1047
@abdullahigargar1047 11 күн бұрын
Abwaan sugaal abdulle jilaa qatara ah cadi maha gabyana ah well done
@abdullahigargar1047
@abdullahigargar1047 11 күн бұрын
Axsan fanaan cod u gooniya qurxoona lahaa alle how naxaristo amiin siciid Mire xaydar
@abdirahiimalimohamed2732
@abdirahiimalimohamed2732 11 күн бұрын
Alaha unaxriisto Cabdulaaahi Ciise
@yuusufhersimadadaal6668
@yuusufhersimadadaal6668 11 күн бұрын
Sorry waar seerbiya ninkan heestan ku ciyaaray ee bilaa codka ah Haa tan waxa dhaami lahayd adigoo codkii xasan aadanba nagu maqashiiya Soorry xikmad ii barnaamika waad dhaawacday
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 11 күн бұрын
HADA AYAAN ARSANAYNA DHALIINYAR0yY⚠️😎🫶🏿😏
@user-hu1pj2bg6m
@user-hu1pj2bg6m 6 күн бұрын
Arsasho yaa ku bareyna
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 11 күн бұрын
Cumar seerbiya, heesta maalmaha qaloocan ee Xasan A Samatar qaado yaa lahaa midhaha haddii aad xog ka haysid la hubo? Rag baa isku qabsaday abwaan hebel ba leh iyo abwaan hebel baa leh e??
@adoonaleadoonale
@adoonaleadoonale 13 күн бұрын
Itobiya wa cadow guun ah waxaase kasiidaran nimankii wadanka sogaliyey kuwa dhintey iyo kuwa noolba
@guulamofile-ri855
@guulamofile-ri855 14 күн бұрын
2:22 3:45 😊😊😅😢🎉❤😅😢❤😊😊😅
@YusufAbasOsman
@YusufAbasOsman 14 күн бұрын
Alle ya cizag Siciud mire ceydara❤❤❤
@AfcadaaweAfcadaawe
@AfcadaaweAfcadaawe 14 күн бұрын
M.a ilaah ha unaxariisto
@AxmednuurReermagaal
@AxmednuurReermagaal 15 күн бұрын
Allah haku naxariisto cumar dhuule cali Aan educayno
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 16 күн бұрын
viking *(Wcb)2 bullring (eagle- eyed) vstv.
@A1Yusuf-ro1cu
@A1Yusuf-ro1cu 16 күн бұрын
Masterpiece 😔
@user-tk6gg5yf1s
@user-tk6gg5yf1s 16 күн бұрын
Adeer ugamaadan celineyn wadaniyade dan gaar ah ayaad wadatey
@MuhammadMohamoud-io6kr
@MuhammadMohamoud-io6kr 16 күн бұрын
Fanka waan jeclahay
@khadracody7248
@khadracody7248 16 күн бұрын
I love sister ❤️
@khadracody7248
@khadracody7248 16 күн бұрын
me too I love he voice
@khadracody7248
@khadracody7248 16 күн бұрын
I love Somaliland ❤️❤️❤️