Magaca: Carruurtii Soomaalidaay! Godka: Jiifto Xarafraaca: C Dulucda: Waxa ay ku dhiirrigelinaysaa ubadka aqoonta iyo masuuliyadda dalkooda in ay xambaaraan. Codka: Hibo Maxamed Cuddoon. Curiye: Abwaan Sangub Laxanka: Carruurtii Soomaalidaay, Wax laydiin carbinayaa, Laydin caawinaayaa, Cilmi inaydun barataan, Oydan noqon cawaan iyo, Kuwa diinta caasiya, Dhaqankana ka cararaa Carruurtii dalkaygaay, Codsigay wuxuu yahay, Cishadaydun gaadhaan, Inaad cindiga gelisaan, Caawimaad dadkiinniyo, Carradaad u dhalateen, Iyo calanka kii naa!
@kiinqueen8108Ай бұрын
Hooyo mcn. Alah kuunaxristo😢😢😢❤
@asmaomar7113Ай бұрын
First day 2024
@SadaammohamedSahalАй бұрын
team 2024
@RRAREEWING1Ай бұрын
Xasan Gurguurto heestii sa Xasan Sheekh Maxamuud ayaa loo qaaday heesta no
@khalid_abdirahmanАй бұрын
Never get old this 😢😊
@ahmed_muniirАй бұрын
Is there anyone who watching now in 2024
@moapdikarem144Ай бұрын
2024 🩸💔😭
@AishaApdinourАй бұрын
Inta daawanasa 2024
@rahmarooble1926Ай бұрын
2024 sept 6th
@runsheegmediaa59902 ай бұрын
Gurbanlaha garanka wata wa iga badiyay
@sadiiqmaxamuud35562 ай бұрын
Yurub geenyo iyo fartuun birimo 😊❤
@SareyFarah2 ай бұрын
Eleven years later I'm listening this song👏 AUN ❤Legend Ahmed sacacd Naaji❤ 27-08-2024❤Tuesday ❤Barashadaa lee sahleysahaayee Bannaanka iiga qaad Bes waayee beentaa marabee Waan ku bartee Hoobolow baahiyaad ahayd😪👏