Arinkaas waan fahanay laakiinse maxaad md farmaajo sawirkiisa u soo saaratay waxbana noogama aadan sheegine waa sidee
@AmbiyaAhmed-wn2pwКүн бұрын
YA rer Somali oo mujisesan pistols sinayo gudiga amanka Aya melmarinayo dibitanka pistolada
@nadiifoyusuf19492 күн бұрын
War orad shaqo Yellowstone e wadadla ka for,bismilah qoyskaga aya alifada ku badhiyo e adiga is arak
@abdulazizd2 күн бұрын
Ma xaauusata markad axmed rashiid u tuubo raaaci jirtay adigo lagu adeegsanayo waxaaan iyo ka xun buu hayey. Marka hala waso somalida
@shamsaabdikadir80892 күн бұрын
❤S❤A❤W🎉🎉🎉🌹🌹🌹💯
@AbdirashiidJamac-r1c2 күн бұрын
Asc ani waxaan arkaa in soomaali wax weyn ay Khaldan yihiin dalkeeni iyo dibada dadka jooga waa dhumay hadii la dhumane maba la iska warqabo umada allah ha xifdiyo. Waa nala haafiyey aduunki baa isku kaana tagay Waa nala faa iidaystay. Waxaan nahay warlaawe warlaabow waraabaha dadka iska ilaali enaga waraabe waxaan u noqnaa midka xayaanka?
@icecreamgiroontheline2 күн бұрын
Wax aan lalasodeg degin ayuu dadka dhexdhigay shekhan beryahanba wan layabana awel wan dhegaysan jiray Lkn waxaan caqliga gelikara maha Ninku ma afar ayuu isumara markasta Madiigba digag kudhexjira miyaa Mid lagaray lkn afar ayan ku arkaa Seekhow waxad fashayba fashee wan fatakum
@musemuse4172 күн бұрын
Ninkaangan wax noo sheegayaa iyo kan warkaanu ka soo yeerayba akhlaaqda hagaagsada. Waxaad afka soo marinaysaan miyeydaan ka lalaboonayn? War isku sheexa.
@AliDoubad3 күн бұрын
Madhaceso
@Khayr733 күн бұрын
WAR ADAA ka XUN OROD SOO HUBSO WAX!!
@SagalMohaned3 күн бұрын
Soo.aaliyeey culimada daaya inkaar horaa qabtee e shiiqaan Jinkuu shidaa quraamiyaa qofka jiran shayaadin ladagaalamaaya Qofka noocaan ah cadowgiidaa badan
@NuuraIsmail-z4f3 күн бұрын
Markaas ma waxaad qabtaa in qamar ka danbeeyay sida hadal kaaga u socdo way soo bixi isha alaah alaha kashifo balse adigu tuhunkaaga aad qabto ee qamar suudaani bal yaab lagaa waayin