israa,iil iyadaa isku garaacdey buul Quraansho ee haka xaa xaabiso , horaa loo yiri (( dhubuq dhubuq hore dhabana heysi danbeey lee dahey )) waa loo baahan yahey in la duqeeyo oo loo diido fursad ay ku hurdaan , waxaa loo baahnnaa in la xaasid nimeeyo oo 24 saac loo qeybiiyo Gantaallada , saacadiiba 15 Gantaal oo cabir ah !!!!!!
@NiciimoAbdullaahi2 сағат бұрын
🎉🎉🎉
@Nuurcabdii3 сағат бұрын
🥺.🥺 🥺.🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@LaabJacayl-x5r3 сағат бұрын
Dowlada soomaliya iyo odayaasha dhaqanka jubaland waa in deg deg ah loogu laabto dhismaha maamulka jubaland oo mustaqbalka jabhado ka dilaacayaan si loo helo jubaland loo dhan yahay. Suurta gal ma ahan in Shakhsi ithopian ah ay u afduubnaadaan deegano iyo dad soomaaliyeed. Waana hubaal in axmed madoobe uu ithopia u carari doono
@Soyasiyad203 сағат бұрын
Jabka Israel coming soon😂
@Asmar70Cade-w1p4 сағат бұрын
Masha allaah allow madhibaan ha iga qaadin
@NasrıYare-q7b4 сағат бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo
@faizam5234 сағат бұрын
Bisinka afweynaa aroosadu, farxiyo ayaa aad uga qurxoon.😂😂😂
@SacdaaxmedSacdaaxmed-m9n7 сағат бұрын
Marsha allh
@DaauudabshirDaauudabshir8 сағат бұрын
Ala been naftada iyo ciyalkina beenta halagadayo wax idintarimayse sool ama lascano dibdame nin isaqa kama talindonan
@IkacaseAwsaalax9 сағат бұрын
😅😅
@IkacaseAwsaalax9 сағат бұрын
😅😅
@Malyuuncabdinasir10 сағат бұрын
gabadhu ma waxanan maqlaynby tidhi qaawananta somalo dhanba qaawane iyo wax ka xunba sameye alle haynaso wada hanuunsho wallalayal lkin rayigiina hadla iska daaya isku dayashada
@abdirashiidali869210 сағат бұрын
Saylac belongs to us Somaliland. And Ethiopia is our Naighbours.sorry somali Italians you the ignorent of the continent of Africa
@AbuukarXaajiamiin11 сағат бұрын
Tariiqda xamar hadey aheed 1913dii ilaa 1992 odoyda waa gacantey laga dhacday qabiilkii ayuu iska jecelyahy inu tariiqda in UU iskaga amaano waxa la Yiri qof kaa hadal bada dhaxal aabaay buu Kula wadaa cooska xoolaha iyo qoryaha duurka bey Ka yimaadaan waxey kuu cadeyneysaa rer mii iyo rer magaal in ay Kala ahaajireen ok yaa magaalada daganaa oo caanaha hilibka iyo qoryaha loo keenijiray xamar dadka leh hadal iyo hub ayaa lagu xoogay inta sidaan xaquuqda dadka xamar lahaa lo xaqiraaya faiso lagama sogaayo waa oday 80jir tariiq been in uu wax ku dhaco alluma najinaa
@AbshirFaarah-u7u11 сағат бұрын
Ninka hal haben kudhamaystay musasalkan😢
@AbshirFaarah-u7u11 сағат бұрын
Ninka hal habeen kudhamaystay musasalkan😢
@omarshirwa13 сағат бұрын
huhaaaaa iyo buuqaasi waa wixii muuse 7da sanno ku dhamaystay lama sadaaliyo buuq iyo balaayo
@omarshirwa13 сағат бұрын
waar reersomaliland hadaad tihiin wax caqabad layidhaa oo jiraa majiro cirro isagoon wali xilkiiba qaban fadlan buuq iyo caqabado aan jirin ha u sadalinina anagoo sacad muuse ah ayaaba odayga u ducaynaynaa in allah wax walba ku astro markaa balaayo aan jirin odayga ha u sadaalinina please
@Fotballmo15 сағат бұрын
Wlhi waa ku farxaay waa rerka qubadalagagal ❤❤❤❤❤❤ goob❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saedaden972216 сағат бұрын
Bbc doodeeda waxy macno yeelan lahayd haday ka soo qeeb galin lahayd SSC rag iyo dumar u hadla.
@halilmamohamed44938 сағат бұрын
SSC iska sax dad qeyb ka mida degamada aad sheegtay baa jooga Sool bari ama khaatumo looma baahna Somaliland way ka baxeen ok
@samawadeahmed438016 сағат бұрын
Waxaad u dhimaneysaan oo dambigu idinku sii badanayaa sheegashada sool. Dhawaana Waxaa la gaari doonaa haddii aad sool afka soo Marisaan in xabad la idiinku jawaabi doono, dhulka dhulbahante ka maqana aan usoo socono sida Burco oo boqolkiiba afartan ah iyo Ilaa libida gaatamo idinkana riwaayad soke ayaad ku jirtaan
@halilmamohamed44938 сағат бұрын
Fatabakh…dagaal cidi ku habooneyd baa timid…hadaad nabad diido waxaad ka heshaad leedahay soo soco siraad
Thank you, Dr. Rehanna. The Somali people deeply appreciate your efforts in promoting and expanding our culture and language globally. The Somali dress is amazing😻
@NimcoIsmailIbrahim18 сағат бұрын
3:39
@NimcoIsmailIbrahim18 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@hanadhagarey264318 сағат бұрын
Shiikh abdirahmaanow an ku weydiyee khudbo in afsomali lagu aqriyo intee ku taalaa wadaad ban ku moodayee?
@rashidliganlaaska673719 сағат бұрын
Sool barri maxaad uga jeedaa, sool caynaba ayaa ka maqan waana gobolka sool waana lagu xisaabtamayaa was degmo gobolka sool ka mida, buuhoodle waa degmo togdheer ka mida ah sanaagna waxaanu ka xishoojaynaa in sida badhaxley laba loo qaybiyo
@sulemanelmi567019 сағат бұрын
Great listening from music city (Nashville)
@ahmedyaasiin395720 сағат бұрын
Sool bari wax ba ka heli mayso Somaliya, gobol iyo badh na ma helayaan. Laba in ay kala doortaan baa u taal oo ah Putland iyo Somaliland. Iyaga halkii u dan ah ku tashan. Somaliland ogolaan mayso in is dhexgal bulsho dhaco haddii ayna ka mid noqon Somaliland. Dariiqyadana furmi maayaan!!.
@FadumaAbdisamed20 сағат бұрын
Scw
@ablamohamed283420 сағат бұрын
Ayeyo mcn allah haku naxariisto wan ku xiisay ayeyo😢😢
@qawraxabdi20 сағат бұрын
asc
@qawraxabdi20 сағат бұрын
mxaad hysaa
@KhadarhireZultaan21 сағат бұрын
24/11/2024 only like
@MaxamedHassan-k6b22 сағат бұрын
Edds
@CamuudAwed23 сағат бұрын
Horta waxaa is weydiin leh constitution ka ay leeyihiin Dad ka dooda ku jiraa Ee Aqoonyahan ka sheeganayaa Ee Reer Somaliland horta waa kee waxa se laha hadlyaa ma Somaliland baa mise Waa Soomalia in waxa laga hadlyaa ay cad yihiin baa wanaagsan e hadii Somaliland hadii laascaanood iyo Somaliland laga hadlaayo Somaliland waxay leedahay Dastuur Dad keedu u codeeyey 97% boqolkiibana Ansixiyeen hadaba Datuurka iyo Constitution ka kale Ee ay ka hadlayaan Ee leryihiin wuxuu sheegayaa laba gobol iyo badh dee laascaanood Italia Soomalia maaha geographically waa Somaliland markaa maaha in ay Dood noocan Oo kale ah galaan Dad Aan khibrad u lahayn taariikh Dal Ama Geography leeyahay
HHHHHHH YAA SOMALI SOOMALILAND OO KALIYA MAAHA MAXAAD U FALANQEYN WEYDEY SOMALI MADAXWEYNE YAL KALE WEY JIRAN BAAHI SHAQO LA AAN WEY KA JIRAN IYO CADAALAD DARADA SOMALIA IYO JABUUTI KA JIRTA MAAD KA HADASHID HADAD SOMALI NIMO UHADLEYSID ANAGU ITHIOPIAN BAN NAHAY SHACABKA SOOMALILAND SOMALI WAAN KA QUUSAN M MANA RUMEYSANO SOMALI SHEEKH IYO MID KALE TOONA WAAYO WAA CADAWGA SOOMALILAND DHAMAN INTA AFSOMALIGA KU HADASHA MARKA HADAD XADIIS AKHRIYEYSO WAAN KA FEEJINEGANAHAY CARAB DALAB LEH CALOOL WEECSAN ILAHAY AYAA KA XISAABINAYA AMA SHEEKH HA AHADO AMA SHARIIF HA AHADO MA DIDEE HARGOOLAW HA IGU TUMIN DURBAANADA IYO DAASADAHA MADHAN FAQASHEY DHAGAXA ISKA EEG FAQASHEY KKKKKK