Ahmed will come back for another five year term. He’s well-liked by all Jubbalanders. He’s a visionary leader . He has the experience, the fairness to create a consensus politics among all the Somali tribes in the Jubbaland. You can continue piping until cows come home. Keep entertaining yourself. Mogadishu will not dictate who rules Jubbaland.
@ZamzamHashi-x1nКүн бұрын
Wad qar weysan Somaliya dawlad kama Jirto Lakin gobol waliba Wuxu raba inu gobal Qab sado Hadi axmad laga Qado ama ukatago Jubalandhi walaqabasan
@akhalif5792 күн бұрын
Isaaqow kacabadda xabashi ha u hugaaminna, koley darood baa damcay waana laga diidayye. You know what i mean.
@MaxamuudCabdilahi-gb3sl2 күн бұрын
Madoo darooda ayaa maraykan iyo engrisa ka ga habranayaan aqonsiga somaliland waar qajil
@khalifmohamed24863 күн бұрын
Hal un baa ila habboon in laga gudbo xukuumad hal qabiil ee sheganahaya qaran. Yacni, in la dhiso xukuumad ay ka dhexmuuqdaan dhammaan qabiilada wada degan S/L. Haddii kale waa jugjug iyo meeshaadii joog.
@Onceuponatime-f7h4 күн бұрын
Harti cadow aan Dhulbahante ahayn ma leh. Aniga oo Warsangeli ah baa leh
@calicilmi52734 күн бұрын
HADII AAD BAXDO EE AAN KAA OGOLAADO MA,DAN BAA ISUGU KAAYA DHIMAN, MAFILAYO, MAXAAD LACAROOTAY DHIBTII AAD ADIGU GAYSATAY JAWAABTEEDII MIYAAD DHIBSATAY BRO. KOR IYO HOOS MEESHAAD WAX KA ARAGTO, MAHADSANID
@AminaGAli4 күн бұрын
Cabdiraxmaan waad ku mahadsantahay aragtidaada saliimka ah iyo caqligaa run sheega ah ❤
@farahhussein46614 күн бұрын
there are people who talk about democracy and voting illusion designed in bias concept basis with tribal favouritism. One tribe can’t be a government by any means. And the dreams of Somaliland could not be considered as country and its not possible to find recognition.
@AbdallaHersi-hj6ln4 күн бұрын
Puntland xidhiidhkeeda yaa wax ku falaya? Somaliland way ku khasban tahay inay xuduudeeda sugto. Ciddii rabtaa ha ku guuleysato doorashada, Somaliland waa ka mideysan tahay xuduudeeda. Hargeia wax ay idiinka baahan tahay ayaaba iska yar. Quusta...Quusta😅😅😅😅
@MohamedHassan-iw3bc4 күн бұрын
xaduudu halkee ayey tahay bal si fiican u sheeg. isaaq dhulkiisii hada waa joogaa llkn Caro harti dib dambe cagaha uma soo galin doonaan taasi ku biyo cab
@AbdallaHersi-hj6ln4 күн бұрын
@MohamedHassan-iw3bc Adiga iyo anniga, midkeena xuduuda ma dhigo. Adiga iyo kuwii kaa horeeyey oo aan jirin, ayey xududani jirtey. Mida keliya ee aan kuu hubaa waxay tahay, in dhul Somaliland ah aanu qof kale oo aan u dhalin inaanu qaadan karin.
@ubahguled964 күн бұрын
ISAAQ BEENTA AYUU ISKU AHWWGAYAN XUDUUD KUYE MARKAD SHALAAY 1991 SNM AHAYAAD OO XAFADADI HARAGYSA ISAAQ AHAAN KU QABSATAAY MAXAAD IS LAHAYDEEN YAA IDOOR DHUULKAAN KHAATUMO.STATE AYA LADHAHA RAAG BA LEH SIDAAD HARAGYSA UU LEDAHAY SOMALIA WALIGEES KAMA DHACAAYSO ICTRAFVQAABIL ADEERYAAL XAFADIHIINA JOOGA
Hiirad baa idiinku run badan inkastoo Xasan Soomaali meelna u wadan ee ccadifadda xunta ah ee yarta iska dhaafa sidii dad wax og waad u hadlaysaane
@samuuladsicid88215 күн бұрын
ADIGOO IIDOORI AH YAA DOONAYA IN AAD DADKA MASKXDOODA ISTCMAASHI SOOMAALIYA WAA HAL DAL WAXAAD TIHIIN QABIIL KA MIDA QABIILADA SOOMAALIYEED. SOO RAACA UNADA SOOMAALIYEED EE AAD KA MITIHIIN
@lulanor93835 күн бұрын
Isaaq baa tihiin yaan adin siyey xaqa in aad kow dhul somaliyeed oo xor ah adinkuna aqoonsan yahay aad kala jartaan yaad ka xigtaan dhulka somaliyeed dhulbahante iyo harti ba dhaman saw iyagaba ma dhihi karaan dhul britishku xukuma oo dhan xuduudeda ilaa baan soo xiraynaa marka walaal riyada iska daa qabiil baa tahay ku elbow hargaysa iyo berbera samaron iyag xor ah ciuse waa xir kama xigtid dhulkii British xumayn waad u siman tihiin Intii loogu yimi way qabsaden waana la iska kiciyeyvqabilo kala duwan baa tihiin waxana somaliwayn ay tahay in ay meel uga soo wada jeestaan cidii dhul somali kala hargaysa kulli in lala dagalo diidana somaliyeedna dhulka somaliwayn oo dhan la wareega an dhaman dalka somaliyeed cidii diida somaliwayn oo dhan baa loo sheegi cidii diida waa qaran dumis isku meel baa looga soo wada jeesanayaa Insha allaah somaliland waa dhul somaliwayn cid jari karaysaa ma jirto
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi5 күн бұрын
Alhlaaq ma lihid dharka wasakh da adigaa xidhon ee iska dhaq eeyohow doqon ka ah ee hadal aqoon
Waar wuxu waa Hal qabiilo isaaq ladhehee ilayn dawlad soomaaliland ladhahaa majirtee Qabiil walibanaa isu codayn karaaye xor yo xalaali toona majirine runta hadalka kasheeg
@1Cairos15 күн бұрын
waa runtaa
@maxamedfilacaduur3575 күн бұрын
DAARODKU AYAGU XASAN MA JECEL YIHIIN • KASO JAWAAB SAWIROW
@akhalif5795 күн бұрын
Aawr kiraalihi malabsanaayey.
@kaltunhrg-zm6wt6 күн бұрын
Forever haday qadaneyso kuma Noqo nayno.
@floose27 күн бұрын
😂😂😂😂shaqo la.an aya tihin duqa faraha ka qaada
@floose27 күн бұрын
😂😂😂 voic3 changer
@CabdixudubCabdixudub7 күн бұрын
Ninka isaaq u days waa liitaaye
@ahmedyaasiin39577 күн бұрын
Dalka uu xoriyadiisa siiyey ingirissku 26june 1960kii ayuu ahaa? isku biiridu miyaanay ka dambeyn? ayuu ahaa first prime minister of Somaliland? Anagu ictiraafka waanu helaynaa ee bal na horjoogsada haddii aad wax isla haysaan?
@AmhedRashid8 күн бұрын
Waxbarashade in la siyaasadeyso ma aha.gabadha weey edinka saxantahay.rageena ka daya waxa aad ka shageysan.hana ka dhegaysan lab lakaca.
@AbdiAdanAshkir8 күн бұрын
War halkbana mamaqaayad Hawiye xigmadyara
@WilkaKennedid9 күн бұрын
Axmad Gurey iyo CilmiNuur Taray. 🌍✍️
@WilkaKennedid9 күн бұрын
United Soomaali Lands is the Key to African Unity 🌍🇸🇴✍️🌍