Wan idin samaaley raga culuz mawliid maxamed io maxamuud ba Mawliidow dhacdayoo qosol badan ayaan ka xasuusta yaranteydiii anuu sida badan dadka kuma cawaadiyoon jirin lkn anaa sida badan la igu eegi jirey Malin malmaha ka mid ah ayuu orgac ama orgi kolba sida u taqaano ayaa naga halaabey markaabey mom odor soo raadi iga tidhi 😮 Mid iga adkaayo nour laahi la odhan jirey baa ii yeedhey markaasuu iga idhi mxd raadineysaa wxn ugu jawaabey chp orgac markaabuu iga yidhi kaley anaa arkee ana runbaan moodey waxa uu i geeyay qol beer ku dul yaaley oo cidla ahaa kalkaanu ku jiraabuu iga yidhi markaasan run moodo gudaha u galey qolkiii intuu iga soo daba galey buuu naqaska igu xidhan 😂😂 Ana intaan ashahaatan ku ishi chp ha igu dhagarooobin Kadibna anoo dawakhayuu iso dayay 😂😂😂
@KhadraCali-to3gj2 күн бұрын
Wallhi anigub sidasban ahan jiry markasan intan qol isku so xidho mindi qadn jiry isadn khaiminta u layo aniga furashka la dhacya oyo gidarka 😂xasusti yarnti
@FardawsaAxmed-l6w2 күн бұрын
😂😂😂
@FivePerson-mj8fw2 күн бұрын
Wale kuwan ana maskax dhama cubuhu waka wad ku ciyarayso machka dubabad aya la idhahda taa wayna 😅waxas imika hooyo ayan ka ahay