اعتقد اسمها حليب الشوك بالعربي مفيده جدا للكبد تعيد خلايا الكبد المتضرره من مرض الكبد الوبائي والاسم الشعبي الصفار في اي منطقه موجوده هده النبته في الصومال
@molidabdi23017 күн бұрын
30 kun dabaqa dhan miye mise waa laba qol ama sadax qol cml ?
@abdullahihagi774117 күн бұрын
@@molidabdi230 sadex qol 2 mushqul jiko iyo fadhi
@MrOska11417 күн бұрын
MashaaAllah xaaji geedkan dhulkan wuu kabaxaa isagoo duurjoog ah oo aanu dad beerin .laakiin mudo ayaan ogaadey marka in ay miro leeyihiin ayaan hubinayaa.
Ni see wax kaa yihiin waxa sida loo beero dadka tus ama wallow kasaar muqalka mesha 6:16 waqti intaas le,eg ayaa hadda iga lumisay wallow marka keep going barakalah❤
@abdullahihagi77413 ай бұрын
Carrada gali ee waraabi haddaad rabto in aad beerto cambo
@neuroversse3 ай бұрын
Surta sidee baa ingriis lugu dhahaa?
@fmou12833 ай бұрын
London is the most beautiful city on earth l love this city so much ❤
@abdullahihagi77413 ай бұрын
Maybe you are not a traveler. London is vibrant city, but it is not the most beautiful city in the world my self I don't like London. Outskirt of london is much beautiful than London.
@زيدالعتيبي-ج4ل4 ай бұрын
اسمه الضهيان وهناك شجره اخرى من فصيلتها اسمها القتاد تجدها معا ولاكن القتاد اصغر منها وتتشابه معها الا في شوكتها فرق
@nimcoyar57994 ай бұрын
Wllo halle laga helayaaa shimbiro iiba
@nasriinawali57175 ай бұрын
Qofka wadankii joga sideebuu seed keda ku helayaa adoo mahadsan
@فاطمةمحمدالعربية5 ай бұрын
ماشاء الله ❤❤❤
@farxaanmuuse29935 ай бұрын
Mashalaah waageed faaidoleh wayficnaanlahayd
@ismaciilcumar55035 ай бұрын
Shinida iyo ubaxa side iskula shaqeeyaan neh ustaad
@abdullahihagi77415 ай бұрын
Malabka wuxuu ka yimaadaa ubaxa ay daaqdo shinnidda
@cabdicasiisfaarax62985 ай бұрын
Asc Wllo halkee lagahelaa siidhka
@abdullahihagi77415 ай бұрын
Masar waaye meeshaan. Geedka magaciisa waa callistemon. Afcarabigana فرشة الزجاج شجرة. Mirahaan geedkaas bisha soo socota way bislaanayaan.
@cabdicasiisfaarax62985 ай бұрын
@@abdullahihagi7741 thank you wllo anigu somaliland joga waxay ila tahay lagama helayo somaliya
@abdullahihagi77415 ай бұрын
@@cabdicasiisfaarax6298 wll awoon uma lihi in dhulka Soomaaliya laga helo.