Masha Allah Tonk you so Soodhew? Love ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 ❤️ 😍
@abdiqanimohamoud21582 күн бұрын
Dee dhulkaa kale siiya, dhinaca Somaliland ma adigaa leh? Ethiopia iminkaba way ka ganacsadaan intaa wax dhaafsiisan anagu Somaliland ahaan maba yeelayno waaba ka noqonay is af garadkii Muse biixi
@ZeinabJimaale-tu3mf3 күн бұрын
Ilahow Somalia ka.soo gar
@So-n5g3 күн бұрын
Masha Allah 😂😂😂🎉❤
@dahirnurjama42933 күн бұрын
Arrintaas ma cid aan ogeyn baa jirta in Xasan Sheikh Jebouti ku galay heshiish lagu bixinayo Badda Soomaaliya. Wax qarsoon ma jiraan .
@caaqilka14044 күн бұрын
Sheekadaan isku kariska ah ee aad cinwaanka beenta ah aad u sameyneyso adiga xuseenoow soomaali wey ku taqaanaa waxaad tahay ciil qabe qabyaaliiste ah qabyaalad ayaad u dabran tahay allaha ku caafiyo waan kuu duceynaynaa
@Ahmed-n6r1k4 күн бұрын
Baji M/weynaha . Kk Puntland naxay u cuskanaysaa Goitaanka. Kkk Lol
@Somtv1-z9m4 күн бұрын
Masha Allah Sodhi ookawara
@Ahmed-n6r1k4 күн бұрын
Sheekh Datuus Badda aad ku bedelanaysaa ma Futadadda ayay ku taal
balninkan weyn wuxuw ku hadlayo adigu inlagu jawabo umaqalan tid gesdirow
@husseinwardere97357 күн бұрын
Ma Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia, intaas Waxaan kaloo ku darayaa beesha hawiye Waa iney keensataa Nin ka Soo jeeda beesha hawiye oo inta Xassan diirato u dhiman loogu bedelo ninka Xassan diirato lagu bedelayo Waa Inuu Amaanada Ku fiican yahey Waa Inuu Wadani Ajnabiga iska dhicin kara yahey Waa Inuu Noqdaa Nin Umada Isku Wadi karo Si dalka Somaliya iyo Qiyamka Umada Somaliweyn loo bad baadiyo
@husseinwardere97357 күн бұрын
Yaa u direy Abdi ceynte Sow xassan dhiiqo oo Ayax ah Ma aha
@guledgled86957 күн бұрын
Haddii uu baddal run sheegayo maxaa abiy axmed u sheegi waayey oo xasan wajiga uga fiiqi waayey
@guledgled86957 күн бұрын
Daaman buurow beenta Iskadaa
@adanahmed4128 күн бұрын
قل ليس هذا القناة قناة الصحيحة لا تقل مباشرة كذا جيد رايت مرارا كما هو الان صحح
@OmarGerweyne8 күн бұрын
Ogow in dadka aad la hadleyso iney kaa heer sareeyo kaa caqli iyo cilmi badan ku jiraan. Isweydii wixii madax dalka soo maray nin daarood ah oo kursiga doorasho ku yimid ugana tegay majiro lkn xasan shekh waa nin hawiye ah bal daarood ruux kusoo dhow xitaa idinkuma jiro. Xasan uma saxiixin 5 dekadood sidii naag diyaarad Nairobi iyo adisababa akhtiyaar la aan looma kaxeynin mana abuurin qabuuro gaalo.taasoo uusan isu quurin hawiyo kan uguliito lkn adinka kii idiinla weynaa waa kaase sheeg waxaa tihiin
@ABDOURAHMAN-hw1tx8 күн бұрын
THE PEOPLE OF ETHIOPIA, ERITREA, DJIBOUTI AND SOMALIA ARE THE SAME PEOPLE WHO HAVE THE SAME HISTORY ISLAM, CHRISTIAN AND OTHER AFRICAN RELIGIONS. POLITICIANS DIVIDE THE PEOPLE OF THEIR COUNTRIES AND MAKE DECISIONS AGAINST THE INTERESTS OF THE PEOPLES OF EAST AFRICA. IF TODAY ETHIOPIA WANTS ACCESS TO THE SEA FOR THE ETHIOPIAN NAVY THEN WE NEED TO ASK THE SOMALIAN PEOPLE BY ORGANIZING A REFERENDUM IN SOMALIA AND ASKING THE SOMALIAN WHETHER OR NOT THEY WANT THE ETHIOPIAN NAVY TO HAVE A POSITION NAVY FOR THESE WARSHIPS IN THE MARTIME ZONE OF SOMALIA
@ABDOURAHMAN-hw1tx8 күн бұрын
BEENALEE, BEENALEE, BEENALEE
@MohammadgimingFCmobaile8 күн бұрын
😏😏😏😏
@MohammadgimingFCmobaile8 күн бұрын
Beenaale Beenaale
@adanahmed4128 күн бұрын
Beenlaani😂 hadihin Kan salaf media. Maaha Miyaa misi. Anaa qaldan
@adanahmed4128 күн бұрын
Maxaa qaldan salaf media. aawi dacdi
@Ina_hussein-h8 күн бұрын
Kii saxda aha mhn
@adanahmed4128 күн бұрын
هذه القناة كنت اظن قناة الدعوة في هذه الايام الاخيرة ينشر القبلية والعنصرية فما المشكلة. اسم القناة. سلف ميدي
@bulohus854810 күн бұрын
Bal Hadal ka Qurxi!!!
@Tea4ever-o8h11 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MuraayoCumar-gr7qd24 күн бұрын
Farmaajo reer muqdisho baa qabyaalad uga saaray vilada sidaas darted nabsigii baa haya