Haye Hn sideba uu ogadha qof an isgaranaysit inu Gahelay
@QaaliCawil-o1y12 күн бұрын
D xaqiq waye wllhi❤👌🤨🥰
@SuadOmar-f8r12 күн бұрын
Thanks
@SuadOmar-f8r12 күн бұрын
Masha Allah waad ku mahadsan tahay
@FarhiaFarah-wg5qe12 күн бұрын
LE Y, Familyyyyyy dumaar iyi Rag, Layga ya soo dhawaystaba isa sheegtayba Qiimodaraney doqoney faido laawad Sharleey fawdo xad gudubtooy dulmilay Y YariisEey Nicmaturabi Nicmaturabi fariidad
@AbdiganiOsman13 күн бұрын
D
@Hanadyare13213 күн бұрын
Anigan waxn ka hely ha si daba Galina qofka marku so lamo 2 bad inu ahy qof khyr kugu jiray laga yaba❤
@salmasakariye-t5r14 күн бұрын
I.n wn guuLaysan❤
@MaxamedMaxamedcabdiwahab27714 күн бұрын
Ma baaba.o show jacaylku Bogsiimaba show mayeesho Baxnaanshay naftaan baxnaanshay Naftaan boogeheed dhayaayay Bukaanka naftaan u diiday Kolkay bilicdaada dhawrto Miyay boholyow la ooyday Bogiyo beerkay dubaaxshay Hurdada bogan wayay jiifka Rugtiyo baradan lahaa Bilyo uma hoydo maalin Bariidi hadaan idhaahdo Naftaa kabaqdoon awoodin Anaa boholyow lajiifa Bukaana anaa ahaaday Hadaan beegsanlaa midkle Adaan kabaxayn bogayga😢 Waar asxaabt sharfaneey Igu duceeya in ilahay qalbigeda isoo jeediyo
@cabdihindiofficialstudio224814 күн бұрын
❤waanku soo raacay❤
@Hassanbille-o9v15 күн бұрын
😂😂
@SahroAlijimcaale15 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤❤
@SahracabdicasisGelle-v9e16 күн бұрын
Soomaalida waxa ay ugu baahi badan yihiin waa Hal shay oo ah aamusni si laxawyadooda ukala miirmaan uguna daaran dadka kutiirsan farxad la aanta hsysa
@khaalidmaano53917 күн бұрын
War aadanaw zxp gabadhu aday ku rabtaa wax fahan zxp 😂
@BisharBuraleAwmagan17 күн бұрын
Mash Allah wlshay ilaahay khayr iyo ajar haku siiyo
@BisharBuraleAwmagan17 күн бұрын
Mashalla wlshay Allaha ku barakeyo
@SamiiraMohamud-s7n18 күн бұрын
0000O
@HamdiishQueen19 күн бұрын
Thanks 😊 💞
@AnamAnam-iv2wk19 күн бұрын
❤
@amalianasrani89419 күн бұрын
Walaal waxaad ka sheekaynaysid sidaad adigu ciwaanka ku qortayba waa silic iyo dagaal iyo Dulmi Xiriirka jacaylku sidaas maaha Waa 1) daacadnimo 2) Run 3) is tixgalin 4) wadashaqayn 5) ixtiraam 6 ) Naxariis 7)maamuus Calaamadahaas markii lately ayaa jacayl ladhahaa Dadka ku dhaqma ayaa is jecel A
@MustafeCali-zb6mp20 күн бұрын
xaged ka dhacdy ayan
@SumayoCabdicaziz20 күн бұрын
Aniga wlhi markasto ina la hadlo jacla lkn hada hdalkaga qatey mala hadlayi mana wuxu sodhigo kama falcelinayi tnxs abayo wlhi cawo waxa igu waretsana ifahansise😢😭💔ad ban ujaclahah wlhi kamana ahani karo asnh marku mudo iga maqanyahay igu calacala mana ka han dacad nimo😭💔