DAGAALKA CASIMADA MUQDISHO AMAR ALLE LAAKIIN
12:46
Wuxuu qorsheeyay dagaalka ceerigaabo
8:00
18 сағат бұрын
Dhulbahantow dorashada ciyarta noga daya
22:33
Dagaalka laascaanood iyo xuduuda
7:01
2 сағат бұрын
Dagaalka laascaanood iyo xuduudka Ethiopia
7:01
Dagaalka SNM iyo SSC-KHAATUMO markale
11:59
Пікірлер
@daherosoble9975
@daherosoble9975 2 жыл бұрын
Guul iyo goponimo napad iyo nolol guul guul
@daherosoble9975
@daherosoble9975 2 жыл бұрын
Guuleeyso Allaha kuguuleeyo napad iyo nolol guul guul tuugada hadhacdo jajuusinta ispaheysatay alllow nagaqapo
@zarahmohammed573
@zarahmohammed573 2 жыл бұрын
Runta Ayey didayan oo lashegayo siba kan madaxa kuryeriga oo lalusha kunool kkkkkkkkk guuleso mom cadowga hajabo Runta maraban Rer hawaraney
@siinbasiinba8185
@siinbasiinba8185 2 жыл бұрын
Mashaa allah
@siinbasiinba8185
@siinbasiinba8185 2 жыл бұрын
Mashaa allah
@hibaali4666
@hibaali4666 2 жыл бұрын
Somali makucaysid aya kafiican in Hal team aad uducaysid
@abdulrazaqaljabarty8838
@abdulrazaqaljabarty8838 2 жыл бұрын
GARGUURTE WAA LA SUMEEYEY. MAHAD KAWAANLE & KOOXDIISA AYAA KA DANBEEYAAN. ALLAH HAA KAWADA DHUXUL ISKU GUBATA.
@madinaainan3846
@madinaainan3846 2 жыл бұрын
Masha allah ku soco mamo
@siid-calicabdi651
@siid-calicabdi651 2 жыл бұрын
Habarta waalan ayaa dowlad ka baraneynaa tuugii farmaajo dowlada Ethiopia afar dakadood uu saxiixay abi axmed iyo ciidamada somaaliya 7000 oo u dagaalamayso iyo geesigii mujaahid cabdikariim muuse qalbi dhagax Ethiopia abi axmed lagu wareejiyey farmaajo waa kaas xaa laga baranayaa waxyabahaas oo fool xuma uu sameeyay iyo villa soomaaliya naagihii fushuuqsiga xaaranta lagu sameeyaynayey ma kaas wax baraneynaa villa soomaaliya shuqul xumida ku haayayey maad xishootaan alla ka cabso xumaanta uu soomaaliya ku haayayey maad xishooda nacasnimo ku haayey iyo faqsi iyo ciyaal suuqanimo ninaa lillaahi wa inaa illaaheey raajicoon waxa afkada edeb u yeel inaan dhahno madaxweynaha soomaaliya waa ka xishooneynaa meel daran alla haka bixiyo villa soomaaliya markii xilka laga wareejinaayey yiri madaxweynaha soomaaliya hassan sheikh mahamoud waxaan kaa codsanayaa lacag leygu leeyahay iga bixi markaas ayuu yiri lacag dhan 3million oo dolar maraykanka madaxweynaha soomaaliya hassan sheikh mahamoud iga bixi waan ku xusi doonaa inta aan noolahay maxa aad sheegeyso oo laga baranaayo ma midaas iyo dowlada soomaaliya uu ka dhacay bankiyada aduunka dhigtay iyo guryo badan ka gatay wadanka marakanka magalada baaflo iyo guriga iyo gurya kale wadanka canada guri qasri ah oo wayn iyo turkiya 1mitir sqoar guri ah qasri wayn ah iyo guri kale ka gatay wadanka kenya siiba Nairobi iyo warshad wayn oo sokorta sameeydo ka gatay markuu uganda tuug tuug dhalay waaye iska aamus aalkuluusta iyo darooga cab waaye waan ku laqanooyaa farmaajo hadii aan maqlo kanoo kale illaaheey nacuma soo celiyo meel xun ka bax ayaan leenahay bye bye bye bye bye
@siid-calicabdi651
@siid-calicabdi651 2 жыл бұрын
Farmaajo iyo fahad yaasiin daahir waa labo tuug oo dalka dabadhilf u aha maxa lagu dirsaday waxay daba dhaq u ahaa dalka Ethiopia abi axmed ninkii ku wareejiyey Ethiopia afar dakadood oo u saxiixay abi axmed iyo ciidamada somaaliya uu geyay 7000kun ka dagaalameen iyo geesigii mujaahid cabdikariim muuse qalbi dhagax ninkii u dhiibay dowlada Ethiopia ma wuxuu istaahilaa madaxweynaha soomaaliya marnaba tuug tuug dhalay ayuu ahaa wadanka soomaaliya ka dhacay xoolihii dowalada soomaaliya bankiya aduunka dhigtay farmaajo isla markaana guryo ka gatay wadanka marakanka magalada baaflo iyo guriga kale kagatay wadanka turkiya 1mitir sqoar guri ah qasri ah iyo wadanka canada guri qasri ah oo gatay iyo wadanka kenya siiba Nairobi iyo warshad wayn oo sokorta sameeydo ka gatay markuu uganda tuug tuug dhalay asagoo xilka villada soomaaliya lacag dhan 3million oo dolar lagu leeyahay ma dhicin madaxweynaha soomaaliya oo ahayn farmaajo asagoo lacag lagu leeyahay wareejiyey xilka soomaaliya habar waalan baa tahay waba aad la socon baa tahay ee meel iska fadhiiso habar waalan baa tahay nabafgelyo
@lovequran_allah
@lovequran_allah 2 жыл бұрын
ilkayar sidaas u caacleya ilaa qiyaamaha
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk dheexeey caaaacda gurayan
@siid-calicabdi651
@siid-calicabdi651 2 жыл бұрын
Islaanta qayqeylineysaa shalay markuu farmaajo dadka laynayey cagee ku maqneedeen hada waxaad leedahay markii meesha leydinka fara maroojiyey ayaa waxa leedahay wadanka laga qaaday farmaajo oo qof mareexaan ah wadanka gacanta u galiyey qofkii aragta duwan dilayey aad waxa leedahay illaaheeyow wadanka noo nabad geli shalay ayaa lagaa rabay inaad qayliso manta markii xarmaajo laga faramaroojiyey inaad soo hadasho shalay ma horeeyso waa danbeeysaa manta waxaan ku faraxsanahay cabdullaahi kulane jiis mareexaan oo ooyaye sduu u galay manta loo galay asgartiisa oo u dhuumaneyso gobolka gado le xerxeray inaan arko xaqa oo soo dihiray alla macaanaa weli leysma gaarin ninka kasta waxu uu sameeyay waa laga gudaa by by by
@xasanismaaciilamiin5568
@xasanismaaciilamiin5568 2 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo allahakudhowro
@maxamedaxmed6714
@maxamedaxmed6714 2 жыл бұрын
Why you want
@maxamedaxmed6714
@maxamedaxmed6714 2 жыл бұрын
Wow
@daherosoble9975
@daherosoble9975 2 жыл бұрын
Napad iyo nolol guul
@mohamedabdul8112
@mohamedabdul8112 2 жыл бұрын
👏👏👏 mashallah sister 😶💓👍
@afrahafrah6819
@afrahafrah6819 2 жыл бұрын
Masha Allah Gabadhan waa geeiyad waan muwadan dhabah ❤
@saynabaadam6882
@saynabaadam6882 2 жыл бұрын
Libaaxad libaaxad dhashay
@saynabaadam6882
@saynabaadam6882 2 жыл бұрын
Xabiibal malaayiin xafidullaah farmaajo
@mulkiisman9786
@mulkiisman9786 2 жыл бұрын
Doqon aamus waa sixrantahay
@xawacumar9471
@xawacumar9471 2 жыл бұрын
Qod weyn baad thy xishoo maxaad mucaaradaa weli bil uma dhamaa dowlada wa curdan ee bal sug
@xaawocalixaashi1831
@xaawocalixaashi1831 2 жыл бұрын
Dhuaso
@harunmohamed7339
@harunmohamed7339 2 жыл бұрын
Cajusayahe wacilantahy3 naga amuus faqsha yahee
@bakarahmed4905
@bakarahmed4905 2 жыл бұрын
Doofaar waa dambilaha Farmajo, waana in LA maxkamadeeya waana LA soo qaban Inshallah
@mohamedabdul8112
@mohamedabdul8112 2 жыл бұрын
Don't talk shit men 🤔
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 2 жыл бұрын
Mashallaah tabarakallaah gabadhan oo kale waligay ma arag subxanallaah maxaa dadka somaliyeed saas udiiday inaysan qabiil u gumoobin ee qadhanka ku dhintaan walaahay dadkeenii waa baraarugeen.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Xasan fariid maaha
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 2 жыл бұрын
CEEB HAWIYE KAXISHOOD CAYDU WACEEB ANIGUBA HAWIYE AYAN AHAY FARMAJO WAN TAGERA WANA JECLAHAY WANA GESIGI GESKA AFRIKA KANAXOW NAFTA WAA FARMAJO GUUUULEYSO GUUUULEYSO WELIGA ADIGU WAAD GUUUULEYSATAY MAR KASTO MUDANE FARMAJO
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Wcs
@khadaribraahim5287
@khadaribraahim5287 2 жыл бұрын
Nabad iyo nolol hargaysa diyaar ayanu nahay hilka xaabibu malayin
@khadaribraahim5287
@khadaribraahim5287 2 жыл бұрын
Geesiyad somaliyed Buufi cayaayanka
@alidanger5663
@alidanger5663 2 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏😭💯💯💯
@ahmedabdulahi2304
@ahmedabdulahi2304 2 жыл бұрын
mahsn watni
@qabilamoussa360
@qabilamoussa360 2 жыл бұрын
Masha allah Guul somalie
@dekaali
@dekaali 2 жыл бұрын
War qoftaan caqliga allha usiyaadiyo
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 жыл бұрын
Somalia Hanoolaato guul iyo gobanimo 🇸🇴 ♥ ❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 жыл бұрын
Somalia Hanoolaato ❤ 🇸🇴 ❤ 🇸🇴 ❤
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 2 жыл бұрын
Maansha Allah 💙 💙 💙 💙 💙 💙 ❤
@hamdiali6398
@hamdiali6398 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@sahroshiiqdoon6816
@sahroshiiqdoon6816 2 жыл бұрын
Subxaannallaah
@sahroshiiqdoon6816
@sahroshiiqdoon6816 2 жыл бұрын
Insha allaah
@salaxxabiib2266
@salaxxabiib2266 2 жыл бұрын
No Qabyaalad No Qabiil No Dulmi No xaqdaro No xadgudub
@salaxxabiib2266
@salaxxabiib2266 2 жыл бұрын
Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad wa minal Qabiil Rasuulkeena wuxuu yiri Qabyaaladu waa xaar walwaal
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Mooryaan baahane ooya
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Abaayo mooryaanta yay ku xiijin
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Parlement maaha qudhunka daba dhilif ka ah
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Fahad waa geesi
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Fariid noolow sharafi korkaaha ha ahaato
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Reer baahane mooryaan bililiqo
@madinaainan3846
@madinaainan3846 2 жыл бұрын
Masha allah libaaxad