Qaaci Najmo Nashaad LYRICS
4:15
5 ай бұрын
Wehelkaagi Shalay Lafoole LYRICS
4:48
Sir Dumar Sahra Axmed LYRICS
7:17
Heestii Rooda Lafoole LYRICS
5:11
Qaaci iyo gabar cod macaan
1:39
5 ай бұрын
Heestii Wacad Ubax Fahmo LYRICS
6:43
Cabdi Baadil Heestii Jawaahir
2:44
Cabdi diini heestii falastiin
8:20
2 жыл бұрын
Пікірлер
@CabdulqaadirMaax
@CabdulqaadirMaax 14 күн бұрын
"Taladeennu seegseeg Yaanay muruqa labasuul Ninba si ku ah noqon."
@XaydarMaclin
@XaydarMaclin 26 күн бұрын
Yees❤
@AbdulkadirOSMAN-tp6fh
@AbdulkadirOSMAN-tp6fh Ай бұрын
2024/10/05 waxan jogaa kampala uganda muddo sanado ah waxanan jecelahay gabadhii wadankii joogta , khilaafkeenu waa mid aan dhamanayn asaxaapta iga danbaysa ee akhriyi doonta qoraalkayga waxaan idinka codsanayaa in aad noo soo ducaysaan in aan guulaysano
@maslahhassan7539
@maslahhassan7539 Ай бұрын
Waxaa hore u dhagestay 2009 Hadase waa 2024 bisha 9aad 18 inta iga dambeysa like iigu cimaamada
@AbdullahAli-yy9yy
@AbdullahAli-yy9yy Ай бұрын
Sacadu 2 labadii malino waxa igu nobody hesitantan kaman halasiya 9 .24 sanadku xusuus qasin labtansanokahor wahwah
@MaxamedSaleebaan-f2y
@MaxamedSaleebaan-f2y Ай бұрын
Caawa khamiis waxaan ka dhagaysanayaa heesta qiimaha badan caasimada maamulka SSC-Khaatumo ee laascaanood
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Mid kamida actarada aalada kabanka
@mohamudalisheikh8747
@mohamudalisheikh8747 2 ай бұрын
place Nairobi date 2/9/2024 time 15:45 day Monday magaceyga mohamud
@Aaminasiciid-dt1ki
@Aaminasiciid-dt1ki 2 ай бұрын
😂
@Aaminasiciid-dt1ki
@Aaminasiciid-dt1ki 2 ай бұрын
❤Qaadeefi❤2Bk❤
@Gashaamo
@Gashaamo 2 ай бұрын
❤😢
@CabdiCasiiscanole
@CabdiCasiiscanole 2 ай бұрын
Asxby caawa isniin ah 18 8 2024 ayaa dhageesanayaa anigoo banaanka gurigaa jiifan rabo sabab too waxaa caawa iga xanaagsan xaaskeyga ama ciyaalkeyga hooyadooda 5 ciyaal iyo hooyadooda caawa banaan ka jiifaa hadii samir wax lagu help ama caashaqu sad yahay habeen danbo ciyaalkeyga hooyadooda sugayaa iyadoo i cafisay in sha Allah ii soo duceeya asxby
@NashaadMaxamad1212
@NashaadMaxamad1212 2 ай бұрын
Allaha kuu saqiro caanoole sxb
@CabdiCasiiscanole
@CabdiCasiiscanole Ай бұрын
Amiin abyo
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 2 ай бұрын
Legend of the legends for finest Somali Artist.. Waa Fanaan Heersare Ka Gaadhay Fanka Soomaliyeed Maansha Allah..
@MohomettAbdirisaaq
@MohomettAbdirisaaq 2 ай бұрын
11/8/2014 aminta 12=05 laascaanood SSC KHATUMO ❤ Axyaa hees
@MohamedDeeq-ky6ep
@MohamedDeeq-ky6ep 3 ай бұрын
Kama daalo dageysigeda
@CaytaMohamedaada
@CaytaMohamedaada 3 ай бұрын
Best is that best
@mustaphaahmed5451
@mustaphaahmed5451 3 ай бұрын
YAA CANADA AMA USA KA DHAGEEYSANAYA ,,,2024,,WAAHWAAH,,WAAYOWAAYO,,SOO XASUUSTAY
@mohammedahmedfarah6894
@mohammedahmedfarah6894 3 ай бұрын
caawa ayaa iigu horeeyso heestan 2024 saacaduna tahay 21:30 waxaana udhageysanayaa gabar aan jclhy ayaan fahmi waayay waayo horey usocod ayaan ka la,ahay 😢 kamana tagi karo waan jclhy from sweden 🇸🇪
@NuurAbdull
@NuurAbdull 3 ай бұрын
Best regards for our beautiful songs singers ❤
@ridwanruuxiofficial8967
@ridwanruuxiofficial8967 3 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya 31\7\2024 waa hamen 11:15daqiiqo ad bay xaladahu igu adagyihiin hestan waxa itabatay hadii samir wax lagu helo adigan kusugaya ana waxan sugaya walalkay 7/4/2024 oo iga taribay nolol iyo geeriba waxan daremaya in u igu cidleyay masuliyad ad uculus wan kuxisay noloshaydi waxa rajayna malin un in an kuheli dono wan dalay sida hoyaday oo curadkedi kamaqanyhy umawelinayay abwe wad ogthy in adan dadka ila sinayn lkn waa balan inta an ka danbeyayo cunug ad dhashay hal hamena ciil kusexan waxyar ba idhiman riyoyinkayga inshlh wan ogahay boskagi ma buxin karo lkn wan dadalaya ina boos fican uga sobaxo 😢😢 adinka walalkay wali kama rajo dhigin isoduceya in an samro anaba diyar u ah halke kugu tiriya noloshaydiyow nolol mise geri😢😢😢😢😢
@CumarCabdimaxamed-b2n
@CumarCabdimaxamed-b2n Ай бұрын
Sorry abaayo ilaahay hakuu soo dhaweeyo walalkaa
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 3 ай бұрын
Nolashu waa waa malmoh macaan io qararba leh 😢 noqonh doonoh xasuuso 😢
@MukhtarHassan-xs7ji
@MukhtarHassan-xs7ji 3 ай бұрын
Heestan waa heesaha seetan ugu jecelahy waa haben axada ani iyo asxab teyda 7/27/2024 iyo axmar muqadisho
@ilyaasabdirahman7509
@ilyaasabdirahman7509 3 ай бұрын
Heestani waa hees qaliya oo waxbadan ka hadlaysa aniga si gooniyay saamayn iigu leedahay intay igu abuurtay igaga dhaqaaqday💔
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 3 ай бұрын
Habeen jimco ah sacadu tahy 11:42:25/ 7/2024
@BaashiDaahir
@BaashiDaahir 3 ай бұрын
🎉
@IsraAbdiqaadir
@IsraAbdiqaadir 3 ай бұрын
Ax hees❤
@FatuushMahamed-sq5ut
@FatuushMahamed-sq5ut 3 ай бұрын
❤❤
@nasrinuur9910
@nasrinuur9910 3 ай бұрын
Waxan ku dhagaysanaya Djibouti ama jabuuti 22:40 16/7/204 arimaha ayaa bariga dhexe ah allaw amuuraha noo fududee
@JarmalFarax
@JarmalFarax 4 ай бұрын
Gabanmimo 11/7:2024 Jawigu waa degnhy magalda afgooye idinka soo salama❤
@OmarYaye
@OmarYaye 4 ай бұрын
Waaxaaan dhaagaaysanaayaa caawaa oo habeen khamiis soo gaalaaysoo biishaa 7/3/24 aniga oo joogaa Djibouti
@MohaaRobii
@MohaaRobii 4 ай бұрын
3/July/2024 Waxan dageysanaya anigo murgeysan 😢 oo ilameynayo oo mel cidlo iskafadiyo kafikirayo xaskeygii an jeclaa oo muda 9 bilod islanoleen oo ugudambeyn umul racday 😢 wlhi adunyu iskajog ley wax illahayow janada nagukulmay nimcoyy kumailaawii dona inta an nolahay 😢😢😢 hadii qofki dinto diib loceshan lahaa wax walbo sameyn lahaaa lkn maya 😢 asxabteyda adinkana isoduceeyo in oo illahay qalbiga ee qabojiiyo❤😢😢
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 4 ай бұрын
Waayo aaad u wacnaa ,aad u Qurux badnaa , Adduunyo Qurux Badan waan soo aragnay aniga iyo jiilkeyga Rag iyo hablaba. It was such a good time. Still I'm listening and I like this song so much.
@cabdirashiidxasan7347
@cabdirashiidxasan7347 4 ай бұрын
Goobtu waa Muqdisho Ex control Afgooye, Sacadu waa 3:5 daqiiqo 2/7/2024, Qoftii aan is jecleen mudo 4 sano ah maanta waan kala taganahay heestan ayaana dhegaysanayaa darteed😢
@NacimaQueen
@NacimaQueen 3 ай бұрын
Sorr wllo qof walba waqtiga uma hiiliyo marka samir dhibka waalagula qabaa 🫅🫶
@cabdirashiidxasan7347
@cabdirashiidxasan7347 3 ай бұрын
@@NacimaQueen mahadsanid walaal inu kuso noqdey ban rajynyaa adiga
@Arbemusicpro
@Arbemusicpro 4 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysanaya habeen axad ah 7:38 7/30/2024 waxay leedahay heestan dareen aad u weyn waxana qaday fanaaniin cod toolmoon alle haw naxariisto intii dhimatay
@Ali_mohamed_Aden
@Ali_mohamed_Aden 4 ай бұрын
Waxan dhagysnaya 27/6/2024
@khaliffrankenthal
@khaliffrankenthal 4 ай бұрын
Heesta waxan dhegaysan 22.06.2024 saacadu waa 9:10 waxan jooga Germany dadka iga dameya dhegaysan doona waxan kacdsan inay nabiga ku saliyan swc saladana tukadan mahad sanid dhamantin
@AsmaCadaani
@AsmaCadaani 5 ай бұрын
Aduunyo waxan dhagaysnayaa 10/6/2024 isoo duceeya in ilahy amuuraha iii sahlo riyuyinkayga na ii rumeeyo wllyal
@dhanaansade4247
@dhanaansade4247 4 ай бұрын
Allaha kuu sahlo muraadkad leedahay 👐walashey
@inadauud3858
@inadauud3858 3 ай бұрын
23.7.2024
@xasanadam3177
@xasanadam3177 3 ай бұрын
Anigu waxan dhegaystay 1998 ❤❤❤
@abdialimdheeg9434
@abdialimdheeg9434 5 ай бұрын
Habeen xusuus mudan 7/6/2024. Buuhoodle. Baan jawidagan ku dhageysanayaa. Sanado dambe. Kadib baan ku soo laabanayaa Halkan waxaa ila fadhiya zxpky sadaam. ❤. Hadii samir wax lagu helo.
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 5 ай бұрын
Xiriirkenu wuxu socdey in mudo ah anago aad isugu qanacsanen aadna isku jeclen wxy ahayd gabdh xushmad badan kaftan badan aadna dadka udagan ah, khalad kaston ka galana malintan ka garaabo ama an ka rali galiyo aya udambeyn jirty o aad ayey ucafis badneyd, ani lafteyda wan ku qanacsana in badan mana ahayn mid dhiba ama xumeya. Habyn habynada ka mid ah ayy iso wacdey iguna tiri xaafada iigu kaaly arin ayan kala hadli rabaye kadib wan utagey, saa waaba gabdhi farxanadda ahyd o wajigeedu murugo ka muuqato wan fariisty ano yaaban kadiba weydiiyey sidey wax u jiraan waxey iisheegty in galabtadan la bixiyey o nin lasiiyey iminkana marwo ninkale tahy iyado igu tiri maxan ka yeela aabe wuxu yiri wanku bixiyey e ogow mrkan wr ka keenyna, hadalka wuxu iiguso gaabiyey far habaar iyo far duco mid dooro, ama ubad la dhaly noqo ama mesha doontid kabax o ha isheegan. Marky sidaa tiri ayn weydiiyey on ku iri ok maxaad sameysy markaa.? Waxay tiri wankaso carary mana u jawaabin hooyo ayan so hoos galey hooyana wxy itiri kaso feker iskuna day inad aabaha wrkiisa maqashid ogow aabaha wu madax adagyahy anna waxba igama maqlayo o wad ogathy. Markan ogaadey iney xaqiiqtahy ayaa waxaan ku iri hadey sas tahy yeel go'anka walidkaa o habaar yaanu kaaga dhicin anna waxba kuma qabe ogow calafka aya waxsaarla leh adna khald ma lihid anna awood malihi o waxba kama yeeli karo hadalka walidkaga, mrkan hadalkas ku iri aad ayy u oysey o wxy u arkeysey in aan rabin noloshedana dan ka lahyn lkin saa ma ahyno runtii anigabo qalbiga ayn ka oynayy sidaas oy tahy xaqiiqda ayan ogaa o doorasho kale ma laheen ilaa inan iska fasaxo un mooye. Kadib noloshi ayada ahyd ayey gashey iyadonan ku qanacsaneyn mrkasta wey ilaso hadli jirty iyado ka eed sheeganeyso noloshan iyo wxy dhib ka mudaty ninka la siiyey mrmr wy igu ooyi jirty iyado doneysa inan fahmo o ay igu nafisto, anna niyada ayn u dajin jirey o wxn dhihi jirey abayo waxkasta wy ku hagagine khyr filo o reerkada dhaqo saxna maaha ado xaas ah inad ilaso xariirto mrkaste fdln yare xita o hailaso hadlin. Hadalkas wy ka xuman jirty anna wnku qancin jirey in qadarta meel loo dhafo aany jirin tahyna inaanu ku qanacno wixi alle noo qorey. Sanad kadib waxa dhacdy iney gabdhi xanuusaty wa xanuunka ay sababsan doonte, iyadaana iso sheegty in xalkedu wacneyn anna mrkas xita si wacan uma xaririn karin o marwo ayy ahyd taas ayana ixadideysay mrkasta mudo yar kabacdi waxa la iiso sheegy geerideeda, axx maxa ka xanuun badan qofkaagi o aad laba jeer weysey.? Markas ayuu waa cusub ii baryey, waxan wehel la noqday murugo iyo feker waxan ka go'ay asxaab teydii gooni socodna wan iska noqdey, carradi iyo degaanki dhan ayan dhibsadey o xasuusahaha damkhashada leh ayan ka xasili wayy kadib wxn go'aansadey inan ka tago magaladi oo aan ka fogaado, waxkasta wan qarsan jirey laigamana fahmi jirin. "Soow Tiii Nabigu yiri hadad nolosha Qawadaan nabad gala'e haajira" dhimashadeedi haatan waxa kasoo wareegty 5 sano in kabadan allow unaxariiso.🤲🤲 Illaa maantadan maanta ah qalbigeyga kama aysan bixin qofkastoon xiriir la sameyana waxan ka dhex raadiyaa dabeecadeheedi xita waxan ka quusty in qalbigeyga u qofkale so dhaweysto si kaston isugu dayana aakhir qofkas ayan dhib ugeysnaya ama nabsi ka galaya ama dhawacaya kadib mrkuu wx dareen jacyl ama naxariis ah u iga wayo qofkaas, anna maahi mid ku xasilayo qofkale.
@NadarMuxumed
@NadarMuxumed 4 ай бұрын
alla qalbiga hakuu qaboojiyo gabadhana alla hau naxariisto abowe❤
@dhalaweynmacalin
@dhalaweynmacalin 5 ай бұрын
Ok
@aadanxuseendaauud7824
@aadanxuseendaauud7824 5 ай бұрын
One of the heart touching "True Love Songs." ❤
@diamondcali8695
@diamondcali8695 5 ай бұрын
17/5/2024 ayaan dhageysanaa habeen jimco baxeyso sabtina soogaleyso anoo murugsan ilaahow sidaan jeclhay iiyeel
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 5 ай бұрын
Abdi baadil ibrahim nin aan isku meel kusoo kornay weye ree Deebleey asal ah.
@IseAbdi-ev6fz
@IseAbdi-ev6fz 5 ай бұрын
Garey
@doctorabdulsalambare2220
@doctorabdulsalambare2220 6 ай бұрын
Legend Hassan Adan samatar
@abdirahman125
@abdirahman125 6 ай бұрын
Caawa 22:33 PM goobtu waa Mogadishu, was Habeen salaso soogalayso Tr: 21/4/2024 jawiga roobaad qabaw ah, rays iyo saxansaxo,
@CashaCabdilhi
@CashaCabdilhi 7 ай бұрын
0:50
@drabdirahmanahmed7579
@drabdirahmanahmed7579 7 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa heestan habeen axad soogalayeo 22/March/2024 waxaan jooga taleex waxaa i haysta caqabad jaceylkaygii runtii heestani qalbigay igataabanaysaa Allow bishan bisheda mahelayaa jaceylkaygii ala maxaan qalbi ololayaa. Aduun waa iska xaal aduun
@diamondcali8695
@diamondcali8695 5 ай бұрын
abowe wax makuu hagaageen hada ayaan arkay fariintaada siqalbiya ayaan kuula daremay😊
@HassanKhalif-c6k
@HassanKhalif-c6k 8 ай бұрын
Hasancadeinashukrimoha@
@AnasMohomed-e7s
@AnasMohomed-e7s 9 ай бұрын
Saalax qaasin❤