Yaarabi dhibaatada umada ka kor qaad muslimiinta Allah adeer xasan shiikh muxuu meelxun waagu ugu baryay
@callidheere260014 сағат бұрын
Meeshan wax fiican umada dan ugu jirto ka hadal kadaa umada inee qabiil ahaan isku nacaan fiiri Comantiga darood iyo hawiye loo kala baxay marka adigoo shiiq sheega naayo makula fiican tahay in dadka qabiil ahaan isugu dirto somaaliya xagee u socotaa hadeeba wadad sidaan sameey naayo
@AbdifataxAbdulahi-j3v14 сағат бұрын
Maxaa ka galey faan iyo tororok ta dhaaf
@HoodaHasan16 сағат бұрын
Dawlad walan
@callidheere260014 сағат бұрын
😂😂 naag waalan oo qabiil indhaha ka riday ayaa tahay 😂 wadni soo noqo kadib hadal ama gus hawiye kugu garaaca shubo 😂
@JamesHarris-b4o18 сағат бұрын
Thanks for the analysis! A bit off-topic, but I wanted to ask: My OKX wallet holds some USDT, and I have the seed phrase. (mistake turkey blossom warfare blade until bachelor fall squeeze today flee guitar). Could you explain how to move them to Binance?
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kvКүн бұрын
Bada hadii ay itoobiya qaataan dalkeena qatarbbuu kujiraa
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kvКүн бұрын
Cajiib
@farxaanqoslayeКүн бұрын
adiga wariye ayaad tahay sheeq hadalkada xakamey
@abdiadan1306Күн бұрын
Munafaq ayaad tahay wali ma hadleysa
@HakiimHakiim-t8pКүн бұрын
Shiikhoow mooryaan taan soo maha ku wii bada Kenya u saxiixay oo Ethiopia edab darada ka aragtay
@FamilieFamilie-r1uКүн бұрын
War ya bada ma idinka is ka leh xasidin 😂😂😂somalia gubteen oo xal dagaalka 35sano dagaal horta wadankina nabad ka dhiag kadib Somaliland u kalaya😂😂😂
@SaidMohamedNurКүн бұрын
Dalxoreeye waa nin dalka jecel lagamana yaabo inuu dalka iibiyo ee ha dagdagina waxbaa dabka saaranee
@NewsFusion24Күн бұрын
Horta soomaalidu mudahaaraadka miyaanay aqoon nacallaa kuyaal. Afkuun bay ka hadlayaan, ummadaha kale maalin kasta way mudaharaadaan markay wax diidayaan iyo markay doonayaanba. Soomaalida maxaa kasiya?
@HusseinHussein-fp1brКүн бұрын
Teeda kale waa in xilka kadag ladhaha maadaama uu kabaxay ama uu baalmaray wixi kudhaartay waliba waa in lamaxkamadeeya inkastoo maxkamad aynanjirin lkn mustaqbalka wa in lagu maxkamadeeya waxa uusameeyay aduun waxan wax kayar ba madaxwaynayaal lagu lagu maxkamadeeya.
Asc. Sheikhana dhul madaxweyne mabixinkaro waa dhaxalka dadka somaliyed oo dhan kuwa nool iyo kuwa dhalandoonaba
@BaraKaalleqabeКүн бұрын
Oo adiga iyo kan kulataagan ayaaba bixiyaye ma.ilowday
@AbdullahiDhageyКүн бұрын
Sxb kuwaan aad sheegeyso ayaa masuuliyada qaadaya waxa naga halaaba waayo iyagaa har iyo habeen yiraahda hadaad nataageerto anagaa bada ku siineyna ee maamul gobaleedyada kudir si aanu uguuleysan sxb qiiro jabaanka nagadaaya ee xasan waa halyeeye haguuleysto madaxweynuhu
@zeytonzeyton6100Күн бұрын
Dee mid ganacsina kusiin meey nee orad naga tag.
@axmedsahal2688Күн бұрын
Asweyn Ayaadtahay ???
@MegagCiseКүн бұрын
ma'isweydinay horta yaa didi'kara bad soomaaliyey maya warku waa naga qaldanyahay iyo fagkarkaba aan run isku sheegno xasan ma'aha sheegkadu oo kaliya balse waa dad tira'badan oo xadaya maziirka umada soomaaliyeed marka away axmed xabashi iyo saciid deni farmaajo
@OGAALKA_CHANNELКүн бұрын
Somalia waxaa ayethiopia usoo aadayso ooay wadamada kale u aadi waayeen waa madaxwaynedoqon ah oo somalia xukuma
@OGAALKA_CHANNELКүн бұрын
Sh shariif kenya ku dar waa 5 wadan
@ayubabdi7Күн бұрын
Hassan Sheikh Mohamud, the leader of the Somali people, cannot lead a nation; Because he is a lying man, his mouth and his deeds do not know each other; and when he speaks, he knows sweet speech, and there are contradictions in his deeds, in his vision. And look at his country and listen to his speeches and his old culture, (Everyone who creates the tree, he reaps his seeds!,) on the other hand, he is a man who does not know politics and government, who wants money and unites the Somali people.Others, I and people like me have, that the problem in Somalia and the lack of government are due to 'Politicians!!' three (3) Somali communities in their constituencies: 1 -Majeerteen (Mahmoud -Saleeban), 2- Hirab (Haber-Gidir and Abgal) and 3- Isaac (Haber-Awal or Suber-Awal), although there are good people who are great in Somaliness. Everyone is behind two of their future-a grave-so let the future be good. Muse Bihi, the ex-leader of the Northwestern region of Somalia, and Ismail Omar Gele, the leader of the government of Djibouti, Il Walaal- and the leader of The Republic of Somalia, Ahmed Mohamed Islam, (Axmed Madoobe), the cancer of the Somali nation- and Sa'id Abdullahi Denni, the leader of Putland, the unity and cooperation of the Somalis played; God bless the future with deceit. Governments and divisions, they and so on (etc.). O Allah, hold fast to us from these, etc., repentance is open, so if you want wealth, and show the nation its development and goodness; otherwise hold us to them ETC. O My God, help the people who are being abused, who want the unity of Somalia in the northern region and similar regions. The hypocrites - those who lie about Islam (Alshabab, etc.) and the unbelievers - those who want the Somali nation to be in trouble - may Allah have us. O Allah, pull the hearts of the people of Somalia together, brothers and sisters. Good government, may Allah the Most Gracious be comforted, Amen, Amen. Amen.
Niman Hadda hor bad mabixin MIYAA mise Anaa umaleeyay
@khadradahir1814Күн бұрын
Cabsi aan meelna haysan ayaa inagu dhacday
@mohameddhof815Күн бұрын
A/C Muuqaalka iyo waxaad Ka hadlayso isma laha EE maxaad khaldan sheekhow Badda Somalia iyo itoobiya Ka wada hadleen,sheekh Sharif, professor Samatar iyo Cabdiraxmaan A Shakuur hadalladoodii ayaad soo daysay
@Khalil112-d4pКүн бұрын
😂😂😂😂 Badan yaa iskaleh waxaa iska leh reer soomaaliland
@fatimaelmi5360Күн бұрын
I really hate Xasan sheikh and Turkey 🇹🇷. Xasan caaq cod ayuu nagu riday😭😡.
@Queenfatxa1Күн бұрын
Xassan biiq should be arrested like south Korea president
@fatimaelmi5360Күн бұрын
Maxaa hada laga hadlayaa badii so lama bixi?
@adammohamed5339Күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@malyunukash2975Күн бұрын
Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Etiopia waa in ay gartaan sanadka lagu jiro maabta oo ah 2024. Gumeysi ma jiro maanta ee hurdo bey ku jiraan. Dalkayaga milateri bad u ilaalin ma soo geli karo ma dooneyno ilaahay nooma keeno , meeshooda ilaahayow awoodiisa ha nooga reebo. Anagu Madaxweynaha wax qaldan garan meyno asagana Alaah ha soo hadeeyo oo cadawgiisa iyo walaalkiisa Alaah ha kala fahamsiiyo. Amiin Amiin yarabi
@maxedyare5792Күн бұрын
Abii hadu mudsho iman lahaa adiga xanaqee ma Dean laheyd