Пікірлер
@AhmedAbdi-w6i
@AhmedAbdi-w6i Минут бұрын
😢 maka
@dekaadar9636
@dekaadar9636 Минут бұрын
So true well said
@Cabdiraxman-k5j
@Cabdiraxman-k5j 4 минут бұрын
Sigaarka wa imtixaan kuwa imtixaan uga qadaya😅😅😅 waliga qufac
@MustafeMaxamed-t1n
@MustafeMaxamed-t1n 6 минут бұрын
Jecliyaa (yuhuudiga (ziisi)oo si xun loo dilo,m mursi iyo Caruurtiisiiba wuu dilay intaan la ogeyn Ayaa ka badan gumaadka (falastiin Qasa qaybta ugu weyn Ayuu kaga jiraa isaga iyo Camiiliinta boqortooyooyinka Ayaa ka wada jira dilalka (ismaaciil haniya iyo dilkii xanuunka badnaa ee (Yaxya sinwaar)toos (Nacdali korkiisa ha Ahaato (siisi)iyo kuwa uu la shaqeeyaba (waxa toos ugu dambeeyey (shirqoolkii lagu dilay (Allah ya raxmu raaximiin (Yaxya sinwaar)masaarida Ayaa shiqooshay iyo kuwa Ay u shaqeeyaan )waa nabar igu yaal rasaastii ku dhacday (Yaxya sinwaar)iyo sida loo dilay meydkiisana yuhuudi u qaadatay?waa nabar igu yaal waxa falastiin iyo Qasa loo geystey,iyo hiil la Aanta ku dhacday,,Allah ya raxmu raaximiin intii dhimatay inta dhaawaca Ah (Allah)ha u gargaaro inta kalena (Allah)Culayska haysta hawga gargaaro,ugu dambayn Qalfoofka Aan Aad u jecelahay,in si xun loo dilo iyada oo la soo bandhigayo weliba dhakhso insha Allah waa yuhuudiga (siisi)Aamiin dhaha inta ila dareenka Ahey
@CabdinasirBadmaceeye
@CabdinasirBadmaceeye 6 минут бұрын
الله اكبر الله اكبر الحمد
@zakariyemaxamud-nf3jq
@zakariyemaxamud-nf3jq 7 минут бұрын
ihoowa waa kugu mahad ee ugu wad marykanka
@muussagal2719
@muussagal2719 8 минут бұрын
Maasha Allah waxgarad dadkaaso kale waxfamaya iyey somaliya u aahantahay inay xilka sare qabtaan
@xamudjama8998
@xamudjama8998 10 минут бұрын
MARACADE SHW WARAR LAGU KALSONYHY THANKS
@CabdulahimaxamedCabdiqaadir
@CabdulahimaxamedCabdiqaadir 14 минут бұрын
Waa dabkii uu ku gubay falastiin iyo muslimiin kalaba
@NabilBashir-o6n
@NabilBashir-o6n 15 минут бұрын
Dawada intaan laqorin bukaanka lahubiyaa inuu buko
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 16 минут бұрын
❤M.allh❤Farxadii mareyknka maxa kaso kordhay faaiidada guud halka ay maryso Maadaama ay aad uyarthy Alxmdulilah
@CabdulahimaxamedCabdiqaadir
@CabdulahimaxamedCabdiqaadir 16 минут бұрын
Tani waa cadaalada ilahay waa inay dhadhaniyaan ciqaabta alle
@NabilBashir-o6n
@NabilBashir-o6n 17 минут бұрын
Aqoonta xirfadlayaasha caafimmad ba yar
@CabdulahimaxamedCabdiqaadir
@CabdulahimaxamedCabdiqaadir 19 минут бұрын
Wn ku faraxsanahay gubashada maraykanka
@AxmedLafo
@AxmedLafo 19 минут бұрын
Hadii masaaridu ay hub qaataan oo dalkoda qori caaradisa ay wax ku raadiyaan waxa mesha ka baxaysa dawlada masar awoodeda wxayna noqon donta sida hada seyria ay tahay oo cidksta bobayso khayraatkeedi israil na ay bar goosaty markaa kacdonkasi hubaysani maaha mid dan ugu jirto masaarida ee israil aya ku faaidaysa dawlad la an masar ka dhacda ayaka ayaana abaabulaya sida aan aaminsanahy alsiisi waa xayawaan aan muwaadin ahyn wa daneste caloshisa ushaqeysta umaqalmo dalka masar lkn in laga taqaluso wxa ka dhalan donta dawlad laaan mrkaa maamulka xun wuxuu dhaama qaabka seyria hada tahay
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 23 минут бұрын
Dabka kugu baday gaaloy
@Axmedbareyusuf
@Axmedbareyusuf 24 минут бұрын
mahad sanid wll
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 25 минут бұрын
Alaha reer qasa dagalka haka so gabagabeyo amin
@mohameddahir2743
@mohameddahir2743 25 минут бұрын
Wataciyaahaa udunun waaciya,ilaahay xaqa ha tuso Dr's ka ama kuwa cfmdka ku takhususay eed taladaas muhiimka ah usoo jeedisay waadna asiibtay xaqiiqda jirta ee bulshadeenu la daalaa-dhacayaan. Mhdsnd wll Maxamed Ciise go forward
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 30 минут бұрын
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@abdulkadirgediahmedsanka5978
@abdulkadirgediahmedsanka5978 30 минут бұрын
Wlhi Waxaan Marqaati Ka ahay in Oday Aan Shaqo Wadaagnahay Oo loo keenay Walaalkiis Oo Xanuunsan Markii La keeyo isbitaal 450 ayaa Markiiba lagu Soo Dalacaan Walaahi waxaan Marqaati Ka ahay inuu Tukaday laba jeer Salaadda Casir Allow Amuuraha Sahal
@istaahilcabdi-w1e
@istaahilcabdi-w1e 30 минут бұрын
Maasha alh jasaakalaahu khayr wll alle hakaa abaal mariyo xaqiiq dadkeenu male aragti muwaadinimo e waxay leeyihiin mid shaqsiyadeed xaaraan iyo xalaal kay wax ku helayaana way ku hawl galayaan lkn alle weyne ayaa ka xisaabin doona jasahoodana siin maalmahan kooban ee aduun yada haday wax modayaana aduunka waa laga dhamaan waxaana latagi meel aana ehel iyo qaraabo lahayn oon laga soo noqonayn qof kastaana camalkuu ifka kala yimid lagu abaal marin
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 30 минут бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@maxameddeeq8549
@maxameddeeq8549 32 минут бұрын
dabkaas Alle hasii huriyo aaamiiin insha Allah
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 33 минут бұрын
Midaan damin ilaahay haka dhigo siday qaza ugubteen sikadaran ilaahay haydiin gubo
@CawaaleAadan-d2f
@CawaaleAadan-d2f 33 минут бұрын
Arintassoomali.ayubba.sidas.aitoobiya.hara.r.waxakajjira.jannaral..hospital.kadhaxaya.dhakhatiirrtaoodhann
@abdulrahmanh5523
@abdulrahmanh5523 34 минут бұрын
Aduunkiina colaad ayaa meel kasto ka jirto, adna Mara-cad aa kuugu jirto Mara-cadoow see camal. Ciyaal BoonDheere maa eheed waraa? 😂 Shukran Ustaad inaa maalin kasta saacado badan galiso unaan Afkeena Hooyo noogusoo dudbiso xaaladaha aduunka ka jira. Insha Allaah Sharaftiinaan leheen ayaa soo noqon doonta brother from Dayniile illaa DirDhaba calanka buugga ayaa ka babandoono, kitaabka Alle iyo sunada Nabigeenana waa sarayn doonaan❤️🇸🇴💪
@AhmedAbdimahamed-d9q
@AhmedAbdimahamed-d9q 34 минут бұрын
Allahu akbar
@MohammedShukri-o5j
@MohammedShukri-o5j 35 минут бұрын
Caqligu ha shaqeeyo umadeeydaay😊 isku daba dayashada daaya. Ninkasta aduunkaan iyo hal abuurkiisa hala yimaado. Si Dadkeenu eey u helaan daawo nadiif ah. Mahadsanidiin❤
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 36 минут бұрын
Waan so dhawaynaya gubashada maraykanka❤❤❤❤❤❤❤
@ShireCabdi-cr3iw
@ShireCabdi-cr3iw 38 минут бұрын
Mahad sanud
@DrcasoodXuseen
@DrcasoodXuseen 40 минут бұрын
Somali iyo Yemen waa isku dhaqan xaga daawada wayo Hadii la siiyo qiyaasta ugu yar Ma qancayaan Oo waxy u bashan mid sanka ls gu shubayo mid la is Mario tu xididka laga qaato intas hadii la waayo meeshaa.daawo kama dhicin
@DrGaadaa
@DrGaadaa 41 минут бұрын
❤wcs ❤alahu akbar ❤
@amanachannel1567
@amanachannel1567 44 минут бұрын
Allaha guuleeyo reer falastinta iyo dhaman musliminta
@AbdiIbrahim-h2t
@AbdiIbrahim-h2t 46 минут бұрын
Dhinaca ganacsiga ayay ka firiyan
@Abdiladiif-l1r
@Abdiladiif-l1r 48 минут бұрын
Midna ogow qofkasta oobulshada khayaanaya madax ganacsato,xoogan kuwayaryar shacabkooda dhiigmiirka ayku hayaan ayaa iyaguna ladaalaadhacayaan canuuno badan oo sabab u ah xaaraanta ilmaha iyo hooyada lasiinayo ayaa aafo noocyobadan kaqaayayaan waali,saaninimo,cuduro joogto ah oo halisbadan ,waxaana sabayaya khayaanada umada waxay khyaaneen alle wuukadaadin marka ogow midka umada khayaanaw musiibaad khaa,intay ookugu maqan bacda udhaami bukaan nafaqo kali ah ubaahan ,canto dhacday oojaban uken umada ,kamad faa,iidin hadaadtahay qof aakhiro rumaysan ,qofkastow adiga dhibaatada aad bulshada kuhayso kadaa maalinbaad shalaydoontaayee,waa igatalo,
@abdimousse4489
@abdimousse4489 50 минут бұрын
𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚 𝐊𝐰𝐫𝐧. 𝐃𝐡𝐮𝐥.𝐆𝐚𝐫𝐢𝐫𝐤𝐚.𝐊𝐚𝐚𝐚.𝐃𝐡𝐜𝐚𝐲
@AbdiqafarMaalin
@AbdiqafarMaalin 50 минут бұрын
Asc wllo waxad kahadashay waxjira alah haku anfoco dadkena
@Abdiladiif-l1r
@Abdiladiif-l1r 55 минут бұрын
Dalxiisbaa kujira oo xaaraanta ay uruursadeen baa lagusoodalxiisayaa dhakhtar aadis
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 59 минут бұрын
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤
@MohammedAlotaibi-b1y
@MohammedAlotaibi-b1y Сағат бұрын
Madaxwayne butin ayaa yidhi madaxda afrika ciyaalkooda joomacadaha dibada ayaygeeyaan macalimiinta mysookaxystaanbuuyidhi kuwakale halabartaane markay dhakhtar u bahdaana dibadytgaanbuuyidhi maykuwooda waxbaraan ayuuyidhi hadhakhtariyaane markay dhintaana waxay dhahayaan iqaada oo dhulkiihooyo igu aasa may meeshy kudhinteen isku aasaan dhulkoodii xabaalo unby kadhigeen buuyidhi
@NajmoMoha-xg5mg
@NajmoMoha-xg5mg Сағат бұрын
فقطع دابر القوم الدبن الظلمؤ والحمد لله رب العالمن
@Abdiladiif-l1r
@Abdiladiif-l1r Сағат бұрын
Masar waa cadaw soomaali walaahay itoobiyaa inooga dhibaato yar waayo waan Isla egnahay itoobiya laakiin masar way inaga wayntahy, marka soomaaliyeey masar laga feejignaado.dhibaatay wadanka lasoogalaysaa aragtidayda,itoobiya cadaw wax inaga qaadikarta ma aha laakiin yuhuudi haday inasoodhexgasho iskama dhexsaarikarno masarna waa dawlad yuhuud ah maanta inay iskadulqaadan mooyaanee
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 Сағат бұрын
Allah ha ugar gaaro refer qasa oo ramadaanki 2aad ku soomi doona marxaladan
@AbdirahmanshdahirDuale
@AbdirahmanshdahirDuale Сағат бұрын
Walahi wadhibka manta jirta waxad moda innaynu isdabarjarayno.dhakhatiirtii waxay nootay ganacsato
@zahragoley2149
@zahragoley2149 Сағат бұрын
Asc, waxaad ka hadashay arin aad u muhiim ah 1-qof walba waa la weydiin doonaa maalinta qiyaamaha masuuliyadiisa 2- waxaas waxaa kasii daran side effects 3- waxaas oo dhan waa business iyo qiiyaano shacab 4- dowlada ayaa ka masuul ah 5- waa in wasaarada caafimaadka ayaa laga rabaa in ay kula xisaabtanto daawooyinka wadanka soo galaayo ganacsato pharmacy shaqo kuma laha hadii aysan experience u lahayn medical field. Somali Allah ayaa u maqan.
@Abdiladiif-l1r
@Abdiladiif-l1r Сағат бұрын
Ciidamada masar laleeyahay anigu aragti ahaan waxay ilatahay inay yihiin ciidamo yuhuud ah ooo sookordhindoona laynta dadka soomaaliyeed oo ay rabto yuhuudu inaylayso culimada aqonyahanka ,odoyaasha shabaabna ay siixoojiyaan masar waa israa,iil ee ma aha dawlad carbeed reegalbeedkay u adeegaysaa Danaher reegalbeedka inay fuliso ayaa soomaaliya loosoowakiishay iyadoo aynu moodayno dawlad islam ah aaway maxamad mursidkii madaxwaynahaka ahaa masar saw sixun umadilin siisi,ooyahuudi aykeentay meesha
@KhadarHassan-pl1me
@KhadarHassan-pl1me Сағат бұрын
Sida raashinka nagola iibiyaaaa
@faysalaadam7701
@faysalaadam7701 Сағат бұрын
Waligaa maantaa wax fiican ka hadaayay
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Сағат бұрын
siisi sidii bashar allll asad ayaa udanbaysa khaaaayim