Пікірлер
@mustafeqaadiro5580
@mustafeqaadiro5580 6 күн бұрын
Ala yarxam waxa lahaa heesta ama ruwaayda cali warsame cali afloow haweenka maantiyo nin hawladay guur weeyi ruwaaydu
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 17 күн бұрын
Ilaahay ha ku naxariisto Aamin ya
@MuxyqdiinCali
@MuxyqdiinCali 28 күн бұрын
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Ай бұрын
E.eee.dhib .🔂⚽️🔁🔶️ 2:48 🔁⚽️
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Ай бұрын
Yaasiin jaamac
@Mutaarasaancbdi
@Mutaarasaancbdi Ай бұрын
Cabdi kaayd
@SadiiqMaxamud-y8y
@SadiiqMaxamud-y8y 2 ай бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray 2003
@XamseMaxamed-q6e
@XamseMaxamed-q6e 2 ай бұрын
❤Masha.AllAh ❤
@ayaanleahmed2619
@ayaanleahmed2619 3 ай бұрын
Sidii guray dhashiisii Meel banaan dhigay Dhoolkii hilaacaba Soo dhababaceeyoo Dhibicii ku hoora ba Baalasha uga dhigayaan Dhibaatada adduunyada Adna kaaga dhawraa Sidii gaari dhabanloo Dhursugaysay waayoo Dhawaan wiil ku curataan Dhabta kuugu seexshaa Dhaayaha sidaad tahaad Saxarka kaaga dhawraa Sida geed dhacayaan Dhulka kaa ilaashaa Dheeldheel ma hadal baa Dhalanteed ma arag baa Dhalooshu na ma geed baa Anna dhaawacaygiyo Jacaylkaan la dhuubtiyo Qalbigaygan kugu dhagay Ma ii dhoy la'aan baa
@eidomar5754
@eidomar5754 3 ай бұрын
Qaab tumistani waa cajiib❤
@AbdiHashi-y9x
@AbdiHashi-y9x 3 ай бұрын
I love 💕💕💕💕 you
@AbdiHashi-y9x
@AbdiHashi-y9x 3 ай бұрын
Alaahu arxamo
@AbdiHashi-y9x
@AbdiHashi-y9x 3 ай бұрын
Caruurtayda hooyadeed
@AbdiHashi-y9x
@AbdiHashi-y9x 3 ай бұрын
Nooooo
@AbdiHashi-y9x
@AbdiHashi-y9x 3 ай бұрын
Adeerkay dhal dawaco
@abdibotan4740
@abdibotan4740 3 ай бұрын
Allow unaxariso Axmed naj sacad
@cabdilaahimahamed8892
@cabdilaahimahamed8892 3 ай бұрын
Muusoow baxso
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 4 ай бұрын
Waan ku dhaaran karaa in uu Macalinkii c/naasir tumaayo.
@ahmedhabib3447
@ahmedhabib3447 4 ай бұрын
Waa erayadii abwaaan mahamed noor shareeco
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 4 ай бұрын
Yaa salaam yaa salaam axsan yaa seynab cige xadhigle
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 4 ай бұрын
Absolutely ahmed ali eigal is the greatest living legend in somali musicians history he has the unique and golden voice only comparable ones are maxd mooge and qalinle and he was the favourite of very one til now he rocks amazing from burco
@ambileh1
@ambileh1 5 ай бұрын
Adeer heest ereyo iyo laxankaba waxaa lahaa siciid xarawo
@raxmasanyare6915
@raxmasanyare6915 5 ай бұрын
Ale ha u naxariisto maxaa rag tan ka tagay
@abdibotan4740
@abdibotan4740 5 ай бұрын
Allow unaxristo axmed naji sacad Janada kawarabi ader❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 5 ай бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@Sabontuu-h2z
@Sabontuu-h2z 5 ай бұрын
@mwarsame5800
@mwarsame5800 5 ай бұрын
Najmo nashaad mar dib usoo cusboonysiisy ya ila dhagysty
@abdirisaakabdi6633
@abdirisaakabdi6633 6 ай бұрын
Axyaa gacan dahable KAMANKII Cabdinaasir macalin caydiid AHN
@Maxamadcabdi123Cabdiof
@Maxamadcabdi123Cabdiof 6 ай бұрын
@fardushurre1668
@fardushurre1668 6 ай бұрын
Mahadsanid walal heeso wacan baad soo galisay axmed cali cigaal fanan cod sameeye wacan ilaahay cod siiyey caafimaad baan u rajeynayaa aduun cidina ku waarimaysee 🎸🎧
@abiissa4710
@abiissa4710 7 ай бұрын
Heesta waa bilowgii 70meeyadii sawirkana waa sanado ka hor.
@califaaraxcige8200
@califaaraxcige8200 7 ай бұрын
Allaha kuu naxariisto fanaan maxamed yuusuf cabdi hargaysa bure
@Dhuuntow_ibrahim
@Dhuuntow_ibrahim 7 ай бұрын
❤❤❤
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 7 ай бұрын
Alayaa raxma dhamaantood.
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 7 ай бұрын
Sagsaag ayaa heeskan iska lahaa tani waa original kii.wakhti dambe waxaa isna ku heesi jiray maxamed mooge iyo Axmed mooge. Markaa tani waa duubistii ugu horaysay waxaana iska lahaa Sagsaag.
@CfitaaxClaahi-m5g
@CfitaaxClaahi-m5g 7 ай бұрын
😊😊
@ahmedabdi8486
@ahmedabdi8486 8 ай бұрын
Waah waah fan kaasu ahaa ragna waa kii qaaday
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@nasraadanjamacnasraadanjamac
@nasraadanjamacnasraadanjamac 8 ай бұрын
2024 may .? 3 yaailadaawanaya😢❤❤❤❤❤❤❤
@SiciidCaydiid-rj9zf
@SiciidCaydiid-rj9zf 6 ай бұрын
Shall dragon fiiq
@iqraali8188
@iqraali8188 Ай бұрын
🎉🎉🎉
@shiinebeelle620
@shiinebeelle620 8 ай бұрын
ALAHA U NAXARISTO CUMER SHOOLI
@abdishakurali7519
@abdishakurali7519 9 ай бұрын
Axsan fanaan. Cigaal caymo.
@Jamaccawil-f5p
@Jamaccawil-f5p 9 ай бұрын
Axyaa helikaltuun yaa qaraami
@cabdiraxmaanmuxumed1638
@cabdiraxmaanmuxumed1638 9 ай бұрын
Cigaal Ninweyn
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 10 ай бұрын
IDiINKO
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 10 ай бұрын
KOWI. FALKA. Kadanbeeyay DARENKAH UAN TOKE
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 10 ай бұрын
ADKAYSIG. SURATU. INA. Acdheenaka
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 10 ай бұрын
Waxaad. Wax heli. KAdha Niin. An. LAHA. Y. ADKAYsiiga
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadxiahmed9734
@fadxiahmed9734 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 10 ай бұрын
Hada ladiiso ha iska hor. Yamadane. Isago ma iska. HOR YIMADA