Quruh badan i love you my sister❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ marwa love❤😊😊😊😊😊 shadiyo ❤
@KHADARCR7-i5s7 ай бұрын
❤sister
@MAFIITA9737 ай бұрын
Hoyadi koxda Hegan ❤
@MAFIITA9737 ай бұрын
Hoyadi koxda Hegan ❤
@xoogadalka70797 ай бұрын
Dunidan lamajoogayoo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 4:25
@NimcoNimco19908 ай бұрын
Aabo mcn ilahy hakuu naxriisto
@NimcoNimco19908 ай бұрын
Nimco xusen
@MahamedHassanAden8 ай бұрын
Waxay aheed habeen sabti soo galeyso taarikhtuna tahay /3May/5/2024 markii ay kooxo hubeysan ay si xaqdaro ah udilen Alle haunaxariiste Adeerkey cornel Aden biit wuxuu ahaa qof wanaagsan oo jecel dadkiisa diintiisa iyo dalkiisa allow qabrigiisa ha uwaansiciyo anagana gadaashiisa alle mana fidneyo
@FitahJimale8 ай бұрын
ilaahoow kuu naxariisto waxaad ahayd geesi soomaaliyedd😢😢
@jfw0078 ай бұрын
aun taliye adan 😢😢😢
@AxmadMaxamad-mh5pf8 ай бұрын
Alloow unaxariiso taliye aadan biid
@zuheipupdi8 ай бұрын
Leee ilaaaha 😂😂😂😂
@ayookkr36298 ай бұрын
Nacas nimadaa kubadan xudigaha geeska,
@ayookkr36298 ай бұрын
Murugtee ayay ka baxayaan soo taan badhi deedi Caannimo kiraadinaysaa
@saidosmanaden85328 ай бұрын
AUN MUALLIFKA EE QIRADDA IYO WADDANIYADDA IYO TUSAALEYNYTA BULSHADA CAAMKA KU AHAA, G/SARE CABDI BASHIR INDHABUUR, WAQTI DAMBE WAX MAGARATADU MURTIDIISA FAHMI DOONAA...HOGA TUSAALYN...QIIRO GELIN BULSHADA....WADANIYAD IYO DALKA OO DAACAD LOO NOQDO ...TOOSNAAN...AUN C.BASHIR INDHABUUR.
@abdulkadirmaalim8759 ай бұрын
Halkeedii ayaa dhigtay
@AbdullahiCali-m4y9 ай бұрын
Asc
@ZaakAbdulkadir9 ай бұрын
Waw ❤❤❤ dhaxaan samir weheshtay 😂😂
@NadiifoCaligaab Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@pc.fitaax4785 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲
@MohamedHassan-yf3ge Жыл бұрын
Yaa II qorikaro waa ay igu adagtahay inaan fahmo, very noise waaye
@ayah5553 ай бұрын
Xornimada aloolkeeda iyo dhulkeeda aragyada astaantiso udub dhexaadkiisow nuurki iyo ileyskoow alle noogu deeqo Alle noogu deeqe ku il doogsanow Calanyahow ha iilan Aqbaliyo ijaabiyo awidka la noolow Mahada alle is kaleh ha iilan Calanyahow ha iilan Il iyo cowrina la'ow Ducadeena aamin Ducadeenu aamin Il iyo cowraba la'ow calankeygow❤🇸🇴
@MaxamedAdenahmed Жыл бұрын
❤❤
@saidosman5803 Жыл бұрын
Calanyahow ha liilan ❤ masha'allah wasiir bayle waa kumahdsanyhy heesta quruxda badan ee uu calanka u sameeyay.
@mursalmohamed6933 Жыл бұрын
Somali diidka baa lalahadlayaa il iyo cowro la’oow waa isaaqa waxa laga xijaabayo.
@ladan_99 Жыл бұрын
Hhhhhhhh oo cadaa
@DaahirMuumindaahir-yz1kr Жыл бұрын
m a wllashey
@ubaxabdikarim4030 Жыл бұрын
الله يرحمها ويغفر لها ويجعل مثواها الجنه يارب illahow kuu naxariso yaa rabi
@nimcosabriye6938 Жыл бұрын
Allah unaxaariisto abwaanki kooxada heegan cabdi bashiir ina buur ala max wadaani xabaal galey Janatul fardowaso rabi ha geeyo asga iyo abwaanki wayna ee maxamed ibarahim warsame hadraawi sideey hooyo da u qimeeyen ilaahayow Janatul fardowaso hoyaginkadhiig Aabeynai ilaahay jano fardowaso ha geeyo dadki aay sowada sheeqeyan bay wadaahayen kuligod ilaahay Janatul fardowaso ha nagu kul miiyo Ameen
@mahamuudmahamed Жыл бұрын
Heesaha ay qaadayso original kooda 1 laylo cumar dhuule 2 sahro axmad 3 nimco yaasiin