dhul boob xoogaan o xamar ka socdo
1:07
My Movie
7:01
6 жыл бұрын
kuso dhawaw hug dheh channel
0:35
7 жыл бұрын
Пікірлер
@dr.kassimabdulkadir2521
@dr.kassimabdulkadir2521 4 күн бұрын
1986
@WalaalkaWalaal
@WalaalkaWalaal 12 күн бұрын
Dad waa dadkii hore hadalna waa intey dheheen😢😢
@lastking1875
@lastking1875 29 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@zakariamoallimomarisiyaase4333
@zakariamoallimomarisiyaase4333 2 ай бұрын
Horta qayr waadka dheregtay ilaahey dartiiza wx laguu gaarziiyay
@zakariamoallimomarisiyaase4333
@zakariamoallimomarisiyaase4333 2 ай бұрын
2024
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 2 ай бұрын
Midgaankan in uu siyaasad qabayaalada galin ayey aheyd.
@hassanhussein962
@hassanhussein962 3 ай бұрын
Ninkaan madaafiic culculus riday😮
@Abdinasir-tq8ge
@Abdinasir-tq8ge 4 ай бұрын
mansha allah guushaa allahpaa inagu gargaarey hddannahy soomali
@mahadshire1019
@mahadshire1019 8 күн бұрын
💩💩💩💩
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 4 ай бұрын
Sikutala gal lesaga karebay qarashka kulasocotay yaa kabixiyay qarashka qofka isaga iska bixiya wax iskudarsi leskula socda
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Guri qurux badan la dumiyay gusha away wa la dhisi wayay itopio gadashena dagal ka dhacay wa dhisten
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Kuwi gubay dhulkena dhaqan kena gediyo galada inagu daray gowracay wada dadi jabhada gule daya geyiga ka saro geyigena manta gacan ta ku heyna guul beynu jogna dhaxey gul halelnay aun magol gari cad karole iyado wadato makarafonka ku qeylin muqdisho dhex waregi jirto jabhada gubabin jirtay fanka qaran loga saraya nin jecleysi iyo nin naceb sameyn aun wa dhinten
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 8 ай бұрын
Walee waa laga shalaayey maxaa ka dambeyey inuu Abwaan Abshir Bacaadle AUN uu run sheegey oo yiri Duqii Waa Loo Darsadey
@Nabiil47
@Nabiil47 5 ай бұрын
Ma shaydaan-baa Loo darsadaa shaydaan-buu ahaa wuxuush ah
@LayloYonis
@LayloYonis 8 ай бұрын
Kkk alla hareeri shactiro m..
@CandisalaanMaxamedcabdi
@CandisalaanMaxamedcabdi 8 ай бұрын
ilaahay ha unaxariisto adeer geele
@IbrahimMohamedyusuf
@IbrahimMohamedyusuf 9 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ax cumar dhuule fanaan caancandhalay ala yaraxma❤
@dinariahmed372
@dinariahmed372 10 ай бұрын
Masha allah kheyr a ka dharagatay kulaha 😂😂😂😂😂
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 10 ай бұрын
Wlh makala dhacaan waa jeeri cumar cisman fuaad Ajakis manku tiriin karaba waa wada legend
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 10 ай бұрын
Kkkkk ya,arag tida kowad hadan layska helin aragtida 10 tobnaad malayska helila
@khalidabdulqadir8316
@khalidabdulqadir8316 10 ай бұрын
Isaaq ❤ Dir ❤
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 Жыл бұрын
Cumar Dhuule midgaan ayuu ahas
@Qoojistan
@Qoojistan 10 ай бұрын
Laandheere madhiban ayuu aha
@BintMohamed-q5c
@BintMohamed-q5c 7 ай бұрын
Maha Madhibaan Waa Muuse Direed ​@@Qoojistan
@efoot-ball845
@efoot-ball845 Жыл бұрын
am first hahah sid never disspont
@zeydahusni527
@zeydahusni527 Жыл бұрын
Gaygeena mantaba gacantaan kuhaybaa❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-uw3fv6jp8y
@user-uw3fv6jp8y Жыл бұрын
REER HAGAR VS DIR WAQOOYI
@ilkacasewiilmudug3508
@ilkacasewiilmudug3508 Жыл бұрын
Abwaan gele faruur abwaan lamida hg somari mayo
@YuusufHassan-g1j
@YuusufHassan-g1j 11 ай бұрын
Abwaanka waa cayr lkn abwaana kawaween oo ilahada murtidooda kagarin cayr leyihin kulan xasan jurun farax shuriye boqor cabdulle guure
@dadirhero24
@dadirhero24 Жыл бұрын
yackoo see camal
@mohamedkamil9001
@mohamedkamil9001 Жыл бұрын
Alx ilahay ayaa xukunkii jahliga ee dulmi ku dhisnaa aan isoo garziin
@mahadmaxamed8452
@mahadmaxamed8452 Жыл бұрын
USC SNM SSDF SPM GUUL 😂🎉❤
@zakariaanod8820
@zakariaanod8820 Жыл бұрын
Alla qosol badana somali wa qani lahjadaheena
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Heestaan ay Wada qaadaayaan cumar dhuule iyo magool' markii ay soo baxday 1991' waxaan ka dhageysan jiray radio muqdisho. Markii aan tago radio muqdisho na waaba ku arki jiray cumar dhuule iyo magool iyo hanuuniye' xuseen aw faarax' haboon cabdulaahi' maxamad cali kaariye. Shankaroon' baxsan' qaaqaay. Jiim shiiq muumin. Jaangoow. Sahro cileeye. Xaliimo muuse milaano. Bare maxamad fiidoow leento. Siciid xarawo. Xasan gareyt. awkuukuu. muuse ismaaciil qalinle iyo kuwo kale oo badan 1991 waqti waan lasoo qaatay. Lkn 1980s kuwii aan aqiinay dalka ma joogin xiligaas sida hibo nuuro. Qadro daahir. Saado Cali iyo awkoombe.
@ilgrandahollandeska6275
@ilgrandahollandeska6275 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdilahiabdijama540
@abdilahiabdijama540 Жыл бұрын
Ina edayda abwaab geelle ilahay haunaxariiso wuxu ahaa halyey😢
@huud7497
@huud7497 Жыл бұрын
Maxay ka hyan mnata muqdisho 30 ka dib wey holceysa hawiye dawlad io si wax lo mamulo midna ma yaqanan maskinkan hesta qadayana wa lagu qasba
@juweriamohamed1161
@juweriamohamed1161 Жыл бұрын
Qosolku ha ii dambeeyee..yaa i fahansiiya uu. bal😢
@realmohamed4330
@realmohamed4330 Жыл бұрын
Qof luqada kasayo raadi waxan dhan malaguu fasiri karee hhhhhh
@bajadhuunyare3785
@bajadhuunyare3785 Жыл бұрын
Maxaa tiri walaal
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Jeeri hargaysu nala joga hada ayu ka qoslinaya hadad ka hadliso
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Runti maykala dhacayn ragani waa jeeri cumar cisman qoordhere fu aad ajakes
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Jeeri wlh waa fani
@abdiali5093
@abdiali5093 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 Жыл бұрын
Ilaa odaygan dhuule qaran dumis buu ahaa
@AiSomaliland
@AiSomaliland 8 ай бұрын
Naa ka xishood maytida fannaan qaran buu ahaa xaq u diri ah
@maxamedamiinmacalinibraahi179
@maxamedamiinmacalinibraahi179 Жыл бұрын
Hhhhhh
@wallbaastwbaastow7324
@wallbaastwbaastow7324 Жыл бұрын
2023
@wallbaastwbaastow7324
@wallbaastwbaastow7324 Жыл бұрын
Hortiinaa kaheleysiin
@freshman4055
@freshman4055 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@ayanlecade6752
@ayanlecade6752 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mellowyellojello6520
@mellowyellojello6520 Жыл бұрын
This song doesn’t make sense because Siad Barre wasn’t colonizing Somalia, I’m very positive he did so many good things for Somalia 🇸🇴
@qajo9403
@qajo9403 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@Tayzar303
@Tayzar303 2 жыл бұрын
Sheekadan Meeqa Mar ku soo ceshtay qosol Miyran weye Abwaankan🤣🤣
@maxmudcabdala5311
@maxmudcabdala5311 2 жыл бұрын
Kkkkk
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 2 жыл бұрын
ALXAMDULILLAH MAANTA XAMAR FILOYIN IYO AA IIGAGA DHISAN WLHI DAGAALKII USCna ANOO ILMA AAN KA QAYB GALAY DHIBKASTOO LA SOO MARO WIIL YAR OO FAQASH AH LANDCRUZER IGUMA HOR WATO EE ANAA WLHI LAANDHEERE KA AH wiil hg cayra
@sabirwehliye2673
@sabirwehliye2673 11 ай бұрын
Doqon calooshisa ku facaa is ka caacle koley taada unbad ka fakartay waxy ahataba
@mahadshire1019
@mahadshire1019 8 күн бұрын
Hadaad adoo ilma ah ka qayb gashay usc dagaalkii burburkii somalia maxaad faa'iido heshay oo aan ahayn 34 sano oo qaran la'aan iyo qarax mooyee. AUN Mohammed Siyaad Barre dugaag ayuu leader u ahaa.
@mahadshire1019
@mahadshire1019 8 күн бұрын
​@@sabirwehliye2673doqoninada waxaa u dheer caanaha dameerka uu ka dhergay.
@updirahmanmire646
@updirahmanmire646 2 жыл бұрын
Markuu noola ma loo jawabi wayey walle khalif nin layska qabtey buu ahaa ilahay haunaxariisto aamin yaa rabbi🤲🤲🤲