Ale ragiii murusade masasaa udambeysay walba maad gabdhaha udhiibta xilalka umuleey kujiraan ragii murusade e xilka gabdhaha udhiiba
@faadumomaxamed86428 күн бұрын
Masha alaah nasiibkina ale idinkama xumeyo sidiii besha daguuro qasahaan afeey maqafaad o xildhibankodii dhacayo iyo oda dhaqamed kodii ina qanyare abahed m qanyare aya gob aha otolaryngology jecla guul wacan
@markoozchannel282112 күн бұрын
DAD TASHADY WALIGA LAMA HOOS IMAADO EE ORODO DUUFKA MEELAHAAS LA AAD QADAADWAYN YAHY
@The_Observer000014 күн бұрын
qadaad weynta waxay moodan in hadii madaxweyne kale yimaado in uu dhahaayo Somalia aan ku biirno. waxayse aanay ogeyn in cidkasta oo timaada ay Somalilandnimadu ku weyn tahay. Alla bakh bakh badanaa. Kuwii ku midaysnaa baaa lugahaha is wada haysta, Qadaad weyn caqli malaha.
@markoozchannel282112 күн бұрын
DAD SIDII HOO HOOBIYE LOOGU WADAY QALBIGU FADHIISTAY WEEYAN MIDNIMO DAD TASHADY LAMA HORYAACO BAKH BAKH DAYN LAAYIHIIN
@fadumocali140714 күн бұрын
Urayso hakuwaas
@Yaabkayaabkii14 күн бұрын
Hadaanu Reer Wadani NAHAY MIDNIMO MA JIRTO. SOMALILAND waa SOMALILAND. ❤❤
@markoozchannel282112 күн бұрын
HAA WAA KAAS YAANAY NAGU SOO HOOS DHUUUMAN WAA QADAADWAYN SOMALILAND TO THE WORLD
@Naz-kb1xx14 күн бұрын
Wiilka muuse wataa fariid waaye.
@fartuunfartuun878414 күн бұрын
Waxaas qadadweyn ka ahaada
@YAASIINEK14 күн бұрын
Waxay isleyihiin Haduu cirro madaxweyne noqdo wa lay ka tahey cirro anagaa dotaney waligina hosta haka soo gelina 😂😂
😢😢 wale waa musiibo mudan in laga joojiyo dalkeena
@axmednuurabdullefiidow9861Ай бұрын
Daguuro daduuro dhaceyso waaye
@kamaaqalakamaaqala1481Ай бұрын
Mahamud mahamed
@abdimohamuddiriye9515Ай бұрын
Gudomiyah barlaman kulaha war ya telk noso geliyey wxn
@axmedmuxiidiin4364Ай бұрын
😢😢😔😔
@AbdiaziizIsse-w5rАй бұрын
Xasan tuug ba masuul ka ah
@maslah345Ай бұрын
Intiiba laysdhacaayo xaalka mafiicna
@siradmАй бұрын
Dadkan xaqooda ha la siiyo oo arrintan ha labaaro, dhiigga dadka Soomaaliyeed waa inuu sinaadaa. Walaashay dulmi bad ka cabanaysaa dulmina waa ku hadlaysaa, meel lagubay ku faan maleh, qabiilna ha u gafin
@YusufxasannАй бұрын
MURUSADE DHULKOODII WAA LA BOOBAY. HAWIYOOW CADAALADDA BARTA OO ILAAHEY KA BAQA OO MURUSADE XAQQIISA SIIYA. HADII CADAALAD LA SAMEYN WAAYO WAXAAD ARKI DOONTAA RAGGA ABGAAL EE MAANTA WAX DULMINAYA OO BERRI CABAADAYA
@HindaAbdulle-fl2jjАй бұрын
Ilaahay ha unaxariisto walaahi waxan ku arkay rafaad badan sanado ka hor mala caawiayay intay noolayd