Shacabka & Wadaadada Qurbaha!
16:42
Abdi Iftin (Somalicowboy)
6:58
3 ай бұрын
Dib u Jeeso Maxaa Naga Raacay?
5:18
Kala Dhaqaaqa Farmaajo & Fahad!
9:06
Пікірлер
@syptv9665
@syptv9665 2 ай бұрын
maxaa ku kalifaya shacabka somaliland inay jeclaadan xamar ama koonfur oo ay ku badalanayaan calankooga , ciidankooga, dawladooda ay doorasho qof iyo coda ayku dooran karaan , lacagtooda shillinka somaliland , iyo nabada ay haystaa ? koonfur ama somalia maxaa yaala dad iscunaya oo 34 sano ishaysa maxay tahay faaiida igu jirta somaliland inay la midoowan ? war nio qof weyn 60 jira ayaa tahay wixii caqliga galaya dadka la or kaalay
@MustafeHabarwaa
@MustafeHabarwaa 2 ай бұрын
Beenaale ka sheekh maaha ciro haduu doono jamhuurida inuu khilaafo umada kuma dhaco
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 ай бұрын
Munaafaq baa tahy xanunsan farmajo oo manty axmed madoobe uu shalay la dagaalayey mantay tagersan maad ka hadashid in uu munaafaq yahy mise waa daarood allh mxaaa munafaq tahy
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 ай бұрын
Saqiiro Wase
@SahraMooge-e1k
@SahraMooge-e1k 2 ай бұрын
Hoiyada hadanu wasnay midnimona naga helimatsid
@NajmoMaxamed-df2yq
@NajmoMaxamed-df2yq 2 ай бұрын
Naa maxa tiri bisinkee
@mohamedelmi9020
@mohamedelmi9020 2 ай бұрын
Yahuu war xishooo dee
@HasanIsmail-fj9or
@HasanIsmail-fj9or 2 ай бұрын
Adiga farmaajo maad ku waalatay?
@ibrahimadanafrax2734
@ibrahimadanafrax2734 2 ай бұрын
Sheikh cabdi Xirsi nin wax badan og wadanka nin wadaada oo madaxweyne kanoqdo oo labarooberyo ayaa larabaa
@khalifdahir9121
@khalifdahir9121 2 ай бұрын
Hadii xalku yusun ahan laheen in caasimada somaliyeed Mogadishu tahay,Xassan ma asaga ayaba sidaa u hadli laha.Anaa lan dheera ah dalkana Mogadishu ayaa laga xukuma marka Dharood maxuu ka badali kara weye macnaha.
@Diinta
@Diinta 2 ай бұрын
M.a
@Modesty99
@Modesty99 Жыл бұрын
Subhan'Allah, you need to fear Allah and stop encouraging people to take riba. 😳😳😳
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Жыл бұрын
Maansha allah
@migo2444
@migo2444 Жыл бұрын
Ribo wa xaaraan ribo 25 sanno adoon ad ahaanaysid OO dalka aanad dalka ka bixi karay wa baadil. ummadda bari dalkooda u hirjoonkara inaad cagta gaalada uga xidhid waa dulmi
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Жыл бұрын
Wallahi point fiican ayuu taabtay caruurtavku dhalatay yurub Secondry haddey dhameeyaan ayey bura sidan Sabab ayaa jirta waana tas sherkh sheegay.Waxba qaldan
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 Жыл бұрын
Great .sheekh Abdi hirsi Anigu Rabbi ma.qaadan waaba xaram. Sheekh cabdi xirsiine wuu qiray xaramtimaded.Laakin waa cimi baaris iyo daruura ma .lop.qaadan.kara.Shalter.qof dagan waa .homeless waa guri.laawe.Haddan nahay Soomalida ku nool. Norway xaqiiqa waxan nahay Homeless guryo laawayaal Sheekh soo sheegay Soomaalidu waa dad muslimin rabo.cid ma rabto waxanse ku nool nahay.nolal..adag iyo .guri gacan labaad Waxan is weydiiyey haddi doadi.la lhayaamayo op guri la yiri.ma kireeysan kartid ayey kireeysanya Rabo .daroora haddu maqlo xaran ayuu la soo boodaya wuuna cuna xaranta si kale ayuu u.cuna.Arnigu guri ma lihi rabana kuma qaadan reer Norway ma qatan.xaran iyo.haddi fatwa daruuro.jirtaba weyse rafaadsan yihin.
@AdeegsiGuud
@AdeegsiGuud 2 жыл бұрын
Aslanba cabdi xirsiyow yaa kuu baneeyay in aad dhulka gaalada ku noolaatid? Ma daruuraa in aad Canada joogtid? Sow ma sheeganaysid sheekh caalim ah maad madarasad soomaaliya ka furatid aad ubadkaaga xalaal ku biilisid?! Sow nin majeerteen ah ma tihid waata puntland nabada ah ee maad tagtid umada halkaa joogtana aqoonta aad sheegatid uga faaidaysid xaaraantan iyo dhulka gaaladana iskaga tagtid?
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 2 жыл бұрын
Adeer cilmigaa kugu yare Canada ma aha meelaha aan lugu noolaan karin oo aan diintu oggolayn in la dago. Meesha aad diintaada ku muujisan kartid oo aad masaajid ka dhisan kartid si xor ahna Allah u caabudi kartid lama dhoho Dhul gaalo
@abdiali3507
@abdiali3507 2 жыл бұрын
@@SheikhAbdiHersy waxaad ii sheegtaa ileen dalkaba waad iskaga tagi kartaa oo garoowaad guri cad ka dhisan kartaaye sababta kugy haysa Canada ee aanad uga tegi karin ee daruurada ku siisay kuu fasaxday guriga ribada ah? Hada ogow badal kale waad heli kartay iyo meelo kale oo dhul muslim ah oo iyagu aan qiilba kaaga baahnayn
@maryanahmed2226
@maryanahmed2226 2 жыл бұрын
Mashaa Allah allaha barakeyo culimadena
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 2 жыл бұрын
Qiraao aad umacaan Allah hakuu siyaadiyo
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 2 жыл бұрын
Beautiful voice mashaAllah tabaarakllah 💞
@laascaanood539
@laascaanood539 2 жыл бұрын
Subxanallah ABDI HIRSI totally lost it! I never thought he was that slow > Subxanallah.
@baashie
@baashie 2 жыл бұрын
Somali people are their own best enemy. It's SAD! I feel bad when I hear a man like you speak, and I feel ashamed to be Somali.
@nnpcat625
@nnpcat625 2 жыл бұрын
Ma shaa allaah sheikh hersy.,, sh.umal 3 0 teree azero ayaa dirtay dhinac kasto
@nnpcat625
@nnpcat625 2 жыл бұрын
Ma shaa allaah sheikh hersy.,, sh.umal 3 0 teree azero ayaa dirtay dhinac kasto
@xasancali1200
@xasancali1200 2 жыл бұрын
Masha allah
@G0_n3
@G0_n3 3 жыл бұрын
What about hijra Sheikh Abdi Hersy?
@yusufbaruud5967
@yusufbaruud5967 3 жыл бұрын
sh cabadi xirso waxa ka soo socda waa la ogaan xaasl nikii nool
@SheikhAbdiHersy
@SheikhAbdiHersy 2 жыл бұрын
Cilmi yaraantu adeer waa cudur. الإنسان عدو لما جهل Banii aadamku wuxuusan aqoon wuu la colloobaa. Wax ka baro ha dagaallamine
@II-vd4ih
@II-vd4ih 3 жыл бұрын
Dadka iyaga oo dacad la'aan xamar imaaday ayaad ka mid tahay hantida aad ka hadleeyso intee ka keentay nin asiga oo ceeyr ah yimid adiga ayaa xaq laguugu leeyahay walaahi.
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 3 жыл бұрын
Allah ya baarik yaa shiikh
@Diidii22665
@Diidii22665 3 жыл бұрын
30 sano mama Dixon daganeyd nin 10 sano wadanka joogay ayaa gatay kana saaray
@Diidii22665
@Diidii22665 3 жыл бұрын
Sheakh bashiir sheltar maba yaqaan Uu leyahay aada
@eymoyhassanur
@eymoyhassanur 3 жыл бұрын
Northern frontier district include Garisa, Mandera, Moyale, Isiolo and Marsabit.
@yours-truly572
@yours-truly572 2 ай бұрын
It no longer exists and when it existed it was still part of Kenya
@amarcompares7241
@amarcompares7241 3 жыл бұрын
If You Don't know- Who Owns Xamar/Muqdisho. Very Simple and Basic Understandings. 1 ➕ 1= 2 1)# Xamar. = Beesha Reer Xamar 2)# Banaadir = Beesha Banaadiri/Banaadiriga
@saidohassan4729
@saidohassan4729 3 жыл бұрын
Maansha allah sheikh Abdi xirsi Hafidulahi Awlaadada iyo Aqoontaba Ilahay kuu barekeeyo
@alisamakab6787
@alisamakab6787 3 жыл бұрын
Baaraka Allaahu fiik wa jazaaka Allaahu Alfa kheyr.xafidaka Allaah sh.Abdi Hersy.
@safiajama7517
@safiajama7517 3 жыл бұрын
Faana cawdi biile MAA riibu umacanynaye Riibo waa xaaran yaahu
@bushlandeast7175
@bushlandeast7175 3 жыл бұрын
the NFD was curved out of jubaland and jubaland was curved out of kenya so in case of a conflict kenya does have a historical claim to land as far as the juba river
@somali7851
@somali7851 3 жыл бұрын
Mansha Allah cod macaaan
@siadfarah3096
@siadfarah3096 3 жыл бұрын
Maash Allah cajiib ilaahay qeer hana waajifiyo
@munira005
@munira005 3 жыл бұрын
Sheikh Abdi Hersi Allah ha ku xafido Masha “Allah “ AAMIIN YAA ALLAH
@munira005
@munira005 3 жыл бұрын
SAMIRA DUUS FADLAN WAX HUBSO HA LABOODIN DHINACA XUN EE U CUDUR-DAAR WAXAA LAGAYAABAA IN UU QURAANKA SHEIKH AQRINAYO PHONE KALA SOCDO (( ALLAH ACLAM))
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 жыл бұрын
Xirsi :40 Shill :0
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 жыл бұрын
53:00 important points 55:00 is very touching
@AliMadoobe
@AliMadoobe 3 жыл бұрын
Publish your income Tax documents. I was told that some of the Shk’s in Khalid Mosque are married to more than one wives but Government Canada pay the bills because they lie/hide their income.
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 жыл бұрын
Dawladeenu haday noo samayn lahayd isku tashi dhaqaalle oo aynu kaga maarano shisheeyaha aad baan u jeclaan lahaa waana ka qayb qaadan lahaa hadii Allaah idmo
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 жыл бұрын
Deni iyo Madoobe waxay ka idaad haystaan gobolada ay ka soo jeedaan oo Soomaalidu waxay tidhaahdaa Naagta qooqani ninkeeday ka qalin qabtaa Hadii Shacabaku labadan nin iyo kuwaa Muqdisho ka Doobiya waajibkooda marin lahaayeen halkan la islama gaadheen Meesha aynu maanta marayno meel ka xun bay inaku wadaan hadii Shacabku kici waayaan oo kuwan beloobey soo qaqaban waayaan Allaah ha inoo sahlo
@MohamedHassan-yg3yh
@MohamedHassan-yg3yh 3 жыл бұрын
Gabalkoodi waa dhacay
@hassanbuwow5639
@hassanbuwow5639 3 жыл бұрын
Sheikh waxa ka codsanayaain aad codkada wax yer aad no kordhiso kher alle ha kusiyee badana ani waxa ahay dadka aad iyo aad kuga xiran marka wax yer kordhi isha allah badana wax ka dhageystaa tv 100% ayaan geeya
@libanali3337
@libanali3337 3 жыл бұрын
Ma garanayan wa mooryan illaahey xarigiis goyey islam nimo eeysan oqonin wadaninimo eeysan oqonin
@dacadhassanmohamed3533
@dacadhassanmohamed3533 3 жыл бұрын
Maa laceyriyo ayago dhan hadi kale hala saro xalane hala dhaho safaradini dhista hadikale ku noqda wadamada ad ka imateen ayaga muslim ku soo darsami lahaye insha allaah lacagtodana loma bahna somalia qorbo joogta aya ku filan🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷
@malincadow2515
@malincadow2515 3 жыл бұрын
Shiiqa wacdigii aaway maiska dhaafray
@roonhersi8840
@roonhersi8840 3 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo amaana Allah