Yaa la soo dagi kara hubka
7:07
5 ай бұрын
Safarkii Tahriibka ee UK
5:42
6 ай бұрын
Kowsar Cabdi
3:44
6 ай бұрын
Dhaqan Xumada Somaliyeed
2:13
6 ай бұрын
Muqdisho Somali Turkey Hospital
3:34
Halima Aden
8:34
4 жыл бұрын
beautiful Mogadishu beach
2:22
5 жыл бұрын
Afgooye 2015
26:55
5 жыл бұрын
Пікірлер
@alipashirjama2558
@alipashirjama2558 Ай бұрын
Dadkaan waba somali caadiye
@kawsarhussein4446
@kawsarhussein4446 2 ай бұрын
Mashallah
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 3 ай бұрын
We love Yemen 🇾🇪 this is their home
@warismohamed8549
@warismohamed8549 5 ай бұрын
Ilahy somali midnimadooda walaalnimadooda hatuso
@warismohamed8549
@warismohamed8549 5 ай бұрын
Umad wada jiran weeye
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 5 ай бұрын
Computer maa hadlayo
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 5 ай бұрын
Somali.mooriyaan
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 5 ай бұрын
Intaas ayey kufaraxsan tahay gaaladi bay durba iskusawiraysa war alaah kabaq waxba mad gulaysan bada shaydamadanayad gashay habeena ilahay xasuusan maysid naa aniga waxan o kale heer sare uma arko iska amusa somali badownimad iska daya gabadhaam gaalo nes dhex tagan tahay wax ba mahayso
@sabahsabrie1426
@sabahsabrie1426 5 ай бұрын
Yaman u home 🏡 🇸🇴
@idalahow
@idalahow 5 ай бұрын
Kenya waxaa degan 45+ qabiil oo kala af ah....oo wili soomali ay kamid tahay.....laakin ma arkeeysid ayagoo iskala bibixinaa...xataa cadaanka ama hindiga Kenya ....waxaa looga yeeraa...Kenyan... Ethiopia ...qofka markad tirahidid cidee ka soo joodaa ....ma dhahaan Oromo, Amxaar...waxay ku dhahayaan Am Ethiopian
@AbdullahAbdi-ux7bz
@AbdullahAbdi-ux7bz 5 ай бұрын
بعض الصوماليون من أصل عمان واليمن من قبيلة داروود اسماعيل سادة الاشراف العقيليون وهناك ءاخرون ليسوا عرب ولكن نقول نحن صوماليون لا قبيلة يستخدم ارضنا وبيها نعرف الغرب من يعرفه ليس كنا
@user-zk6wr6rj6p
@user-zk6wr6rj6p 5 ай бұрын
UNPOL UNITED NATIONS POLICE DETECTIVE INVESTIGATION SECRET SERVICE UNHCR 🇨🇦🇺🇳 HAUT COMMISSARIAT DES NATIONS UNIS UNPOL POLICE DES NATIONS UNIS UN WORLD BANK BEST DIPLOMATS BEST SECTEUR AIRPORT SECTEUR JUSTICE SECTEUR STADIUM SECTEUR AMBASSADEUR SECTEUR IMMIGRATION UNDP MINUSTAH UNPOL PNH FADH POLICE DES NATIONS UNIS GLOCK 19 GLOCK 19 GLOCK 19 GLOCK 19 LUC 10 V 19 AMÉN AMÉN AMÉN 2 CORINTHIEN 10 V 4 AMÉN AMÉN AMÉN ✍️🙏🙏✍️✍️🙏🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳💪✍️🇺🇳👍
@user-zk6wr6rj6p
@user-zk6wr6rj6p 5 ай бұрын
GOOD WORKING GOOD JOB GOOD ASSEMBLY GENERAL UNITED NATIONS UNHCR BEST PROTECTION BEST LOVE FOR PEOPLE SOMALI COMINITIES GOD BLESS ALL AMÉN AMÉN AMÉN
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 5 ай бұрын
Soomaali Maryooleey waa dad jiran, maskixiyan . Waxaana madax martay Qabyaalad caabuq ah. Tusaale waxaad Ku quusataan >>>> Xasan Sheikh waa Madaxweynaha Soomaaliya sida uu sheeganayo,waana ninkii Yiri Madaxda Dowladda waxba ha Ka shiinina caruurtiina, Xaasaskiina,waxaad Ka shaqaaleysiin kartaan Xaafiisyadiina. Marka maxaad Kula yaabeysaan Soomaali maryooleey waayo waxaay u arkaan haddii Qof gaaro position Sare inuu qaraabo kiil u sameyn doono! Xattaa qaar baa aaminsan iney Mareykanka wax kaga Heli doonaan. Gudi Baarlamaan baa Su'aalo weydiiyey Wasiirka Ganacsiga Dowladda Federalka Soomaaliya, wuxuuna Yiri waxaa mudnaanta koobaad ii leh qabiilkeyga inaan Ka shaqaaleysiiyo wasaaradda Ganacsiga! Waayo inta uu joogo wuxuu u arkaa in reerkiisu leeyihiin wasaaradda uu Wasiirka Ka yahay. Waayo Madaxweynihii baa sidaas ugu dhaqmaya Qabyaaladda.
@Ubah320
@Ubah320 5 ай бұрын
We don’t want to join EAC
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 5 ай бұрын
Somaliya wa dad lito markow qof somali ah markow gulesto wa in somali nimo lgu tageera o qabil mesha kabaxa war adunka mayaqan qabil wxow yaqan somaliya ida nagu filan
@calimaxamud4874
@calimaxamud4874 5 ай бұрын
waxas haar mahan wadooyin kala oo haar lagu gaari karo ayaa jiro midan gaalada ayaa dadka soomaaliyad sida diinta uga fasahaadan siyaad kala wallhi mahana somali jaceyl kama ahan iyo muslim jacayl
@calimaxamud4874
@calimaxamud4874 5 ай бұрын
Gabar inay xugun muslim qabato xitaa lama ogolo midan mid gaalo ayay qabata imaan allaha ha usoocaliyo mida soomaaliya ayaa tabarti isku haysato tabarti wallhi waa hoogna inaa kufano gabar xargi islaamka kabaxda waa dhoo sharaf wallhi dad ayaa isii malaynaa waa tak allaha xaqa hana tusiyo cadagi inaa lasafano waxay raban dhaga suubsadan damiir xumo ilhaan dadka ku tusaala qadawaa yaan uh umada dhimata gaalo raaca
@Gmail.comfaray
@Gmail.comfaray 5 ай бұрын
Maasha allaah.
@aicbamahamedomarranda9335
@aicbamahamedomarranda9335 5 ай бұрын
Proud of my country Djibouti 🇩🇯 to think about the future of those kids, even Djibouti the refugee kids have right to free education even in University .
@Fatma_932
@Fatma_932 5 ай бұрын
kuwan carabti saxda aha maaha waa somalidii burburka u qaxday yemen ubadkay dhaleen oo hada kuso laabtay wadankooda
@ikulunimahalipatakatifu7642
@ikulunimahalipatakatifu7642 5 ай бұрын
Africa Unite..., Unity is Power !!,
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 5 ай бұрын
Arintaan weydii Ilhaan gaalo raacdooy iyo qabiilkeeda...
@safewayserviceinternationa9068
@safewayserviceinternationa9068 5 ай бұрын
codkan an maqlayo u ekaa raizul wasare kheyre
@nasteexacadey9395
@nasteexacadey9395 5 ай бұрын
Khaire🎉❤
@perla5465
@perla5465 5 ай бұрын
Why were the Somali girls all wearing blue or green?
@perla5465
@perla5465 5 ай бұрын
I love Mogadishu, Yemen 🇾🇪 and Somalia 🇸🇴. Gulf of Aden is a beautiful region.
@doone9873
@doone9873 6 ай бұрын
Somali waxa badan inta jahilka Somali ale how gargaro qabil muxuu tara hada waxa mesha dhigay 30 years wa qabilka Somali
@ahmedabdiomar7204
@ahmedabdiomar7204 6 ай бұрын
Soomaalibaaa I deeqa cida soomaali ka hooosaysa ee Qabiiil aaminsan waa dad foorara oo buka gabadha soomaaliyeeed sooomaalibaaan wadanahay hambalyo adna ku adkayso in aad soomaaliyad tahay yaan cudurka lafugu talaaaalin
@AhmedSadiiq-ue4om
@AhmedSadiiq-ue4om 6 ай бұрын
Somalida way been badan yihiin, ooy faan badan yihiin, waxad arki marar qaar taariikhe dhan oo been ladhodhoobay ah, axmad gurey wa halninah hooyo, aabo ayadhalay hal cid buu udhashay sida dadka kalaba, maxay qabiil waliba oo somaliyed usheeganeysaa???
@ahmedelmi7236
@ahmedelmi7236 6 ай бұрын
Ilham cumar waxa la fhihi jiray waa majrerteen markaas maxaad uga hadli wayday
@mohamednur1696
@mohamednur1696 6 ай бұрын
TITLE KA WAXAAD KA DHIGTEEN DHAQAN XUMADA SOOMAALIDA WAA HADAL QALDAN UMMAD DHAN DHAQAN XUMO LAGUMA TILMAAMI KARO WAA QOD UJEEDDA LEH WAXA WAXAA QORAYAA, WAXAA JIRA DAD AAN ASAL SOOMAALI AHAYN SIDA REER BANAADIR IWM OO IMMINKA BARAHA BULSHADA KA WADA FOOLXUMAYNTA UMMADDA SOOMAALIYEED IYAGOO UMMADA KALE ISKU DHISAYA
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 6 ай бұрын
Not all somali is only looser
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 6 ай бұрын
dadka qurbaha jogo iyago og madaw ahan lo yasayo ayey qabil kuwashen aqas
@shukriiii
@shukriiii 6 ай бұрын
It shows we are proud of our people and the feats we are achieving in the west as a second generation immigrant group. Many other immigrant groups do not have such successes. I think this video doesn’t understand the nuance behind how immigrant communities function in the western hemisphere. Many nations are proud of their people when they reach high feats.
@warsameali5133
@warsameali5133 6 ай бұрын
Somali should not join EAC for ever
@cshakurlooyaanafc7093
@cshakurlooyaanafc7093 6 ай бұрын
we dont
@halimoa4348
@halimoa4348 6 ай бұрын
🤣🤣🤣
@halimoa4348
@halimoa4348 6 ай бұрын
🤣🤣🤣 reer xamar
@Somfox1
@Somfox1 6 ай бұрын
Somalinimo baa ina Deeqda... walee
@maryanigal3349
@maryanigal3349 6 ай бұрын
Ceeb soomaali waligood jiro mar gaatimaayaan waa habar soomaaliya ee qabyaalada dhiga
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 6 ай бұрын
We really don t need them why why i ask my self fake somali leader hassan sheeq needs to piss of
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 6 ай бұрын
Soomaali Xishoodkii way ka tagtay waxay u bareertay Dulinimo iyo Sharaf Xumo, Qarnigii 21 ayeynu ku jirnaa, Gabar dadaalkeed ku gaartay inay wax ka noqoto Degmo ka tirsan Mareykanka in lagu doodo anagay naga dhalatay ama anagay naga soo jeedaa , Ruux walboow Gabdhihiina iyo Wiilashiina ku dadaala ka dib ku faama laakiin gabar Aabbe iyo Hooyo kale ku dadaaleen ha ku faanin qabiil ahaan, ku faan inay tahay gabar Soomaaliyeed tahay
@AZus6pd
@AZus6pd 6 ай бұрын
NO COMMENT🤦‍♂️
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 6 ай бұрын
KuwA kufanaya ama warkeda wadwada waakuwii aykasooqaxday gabadhaas yar iyo waridked somaali ayay kasoqaxday ,Manta hadayjogi lahey waa la xumaynlaha. Ikraan tahliil ama aamini illaahay ha unaxariistee gabdhoqaali ah ayay ahaayen SaaS ayaadkigaran inay qbiilaysatada Somalida ah aysan ficnen waxaa khatar ah inay fashiliyanganadhas illaahay habadbaadiyo hawsheda haufududeyo
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 6 ай бұрын
Subhanallah 😭 gawada wa gabar Somaliyed waxa kale ey radinaayan maxaa waaye ilaahow xaqa hana tuso Somali ayaa naga badan inda xasus oo qadiil iyo uqdad Dishey ilaahey ha caafiyo Ameen yarabi 🤲🥺
@kamalabdulk4765
@kamalabdulk4765 6 ай бұрын
Eeyo aan xallaal ku dhalan miyaa kuwa dalka iyo dadka iyo diintaba iibsanaya munaafaqiintu.
@kamalabdulk4765
@kamalabdulk4765 6 ай бұрын
We don't wants that stupid commercial and c/salan and hassan they are sickness really.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 6 ай бұрын
Ilaahay swt kabaq maxaa kudaba dhigay Umadda. Ma Raqiibun Catiid ayaad tahay. Arintaan aad soo jeedisay waa Danbi iyo Xan aad kagaleysid Sheekh C/Rizaaq Jiir kaamana mudna. Waana dambi kuu Socda ilaa Yowmul Qiyaamah hadaadan katirtirin ood waliba katowbadkeenin oo waliba Cafis aadan waydiisanin Sheekha. Irzaaqadda meel fiican in aad karaadisa kuu haboon.
@ahmediassack
@ahmediassack 6 ай бұрын
asc asxabta nimanyahow gabar somali ah u qurubah jogtah ayan ubhanye gur halal hadah hadiyetahye grop weyen wan rabah wll elasuhariseyah